Webmaster

    Fanka Somalidu wuxu ku dhashay, kuna koray magalada Hargeysa , una sii gudbay magalada Muqdisho waxanu ku dhintay Qurbaha

    Waxan marka hore halkan ka salaamaya dhamaan akhristyasha maqaaladayda aan ku qoro dhamaan warbaahinta Geeska Afrika.  Inta kadib aan idin xasuusiyee maqaalkani wuxu daba socda mid hore oo aan hore u qoray kaasoo haldhiguusu ahaa “ Hooyadii fankaay Hargeysaay ma sidaasa kuu danbaysay”.    Maqaalkaasoo oo aad uga hadlaay dibu dhaca ku dhacay Fankii Hargeysa…

    Read More

      “Wadaaddada waxan leeyahay waar idinkaa maanta dadka ugu khamiisyo cad-cad, kimistiinuna way……..”sheikh Aadan siiro.

        Hargeysa:31-Aug-2013-(SDN)-Sheekh Aadan xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan siiro) oo ka mid ah culimada waaweyn ee Somaliland, ayaa markii ugu horraysay si sarbeeb ah uga hadlay culimo  reer somaliland ah oo la sheegay inay ka mid noqdeen Ururro Diimeed oo ka jira Dalka Somaliya. Sheekha oo caan ku ah inuu difaaco qaddiyada Somaliland ayaa khudbaddiisii maalintii…

      Read More

        Guddoomiyaha Baanka Somaliland Oo Faahfaahiyey Hannaan cusub oo Giimbaarta lagaga Beddelayo Gobolka Sanaag

        Hargeysa:31-Aug-2013(SDN)-Baanka Dhexe ee Somaliland ayaa in muddo ahba  ku hawllanaa qorshe lacagta giimbaarta ah ee khal-khalka ku haysa Dadweynaha Gobolka Sanaag lagaga beddeli lahaa, waxana Haatan gobolkaas ku sugan khubaro diyaarinaysa hannaankii meesha looga saari lahaa.  Guddoomiyaha Bangiga dhexe ee Somaliland Cabdi Dirir  Cabdi oo Habeenkii xalay si gaar ah ugu warramayey shabakadda wararka ee…

        Read More

          Tallo iyo Toosin : wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare JSL Faalo Q1aad Hamse Dubad Abdillahi+Aqoonyhnka jamacadaha dalka ugandha

          Tallo  iyo Toosin : wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare JSL  Faalo  Q1aad  Hamse Dubad Abdillahi+Aqoonyhnka jamacadaha dalka ugandha   (KampalaSDN)   Anigoo ah muwaadin u dhashay Somaliland xaq dastuuriyana u leh SHEEGO  oo IFTIIMIYO  ,toosina karo wadanakayga hadabo wadanku higaagsan lahaa horumar dhinaca waxbarashada madaama ay waxbarashadu tahay furaha ama dhabaha kaliya ee ee lagu…

          Read More

            Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Markii u horaysay ka hadlay Khilaaf ku saabsan Sahaminta Shiidaalka ee Deegaanka Togdheer {DAAWO}

            Burco 30.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancadde oo ku Sugan Magaalada Burco ayaa ka hadlay Khilaaf la Maalmihii u danbeeyay ka taagnaa deegaano ka tirsan Gobolka Togdheer oo ay ka Socoto Hawl Sahaminta Shiidaalka ah. Wasiirka arrimaha Gudaha ee Somaliland waxa uu Sheegay in Xukuumadu ka Mas’uul tahay…

            Read More

              Amnesty: Sexual Violence Endemic in Somalia

              Mogadishu,Aug.30, 2013 (SDN)- Amnesty International said two decades of conflict have allowed sexual violence to become endemic in Somalia. The human rights group says most victims don’t report the attacks to authorities, fearing stigma Amnesty says rape and sexual violence are a constant threat in Somalia, especially for displaced women and girls. Senior Crisis Adviser…

              Read More

                Saraakiil Soomaali ah oo tababar uga qaybgalay Kampala

                Kampala 30.Aug 2013 (SDN)- Midowga Afrika ayaa maanta magaaladda Kambala ee dalka Uganda tabar ku saabsanaa horumarinta is-fahamka iyo u hoggaansanaanta sharciyada caalamiga ee bani’aadannimada ugu soo gabagabeeyay ku dhowaad 60 sarkaal oo ka tirsan ciidamada dowladda federaalka ee Soomaaliya. Tababarka oo ay fududeeyeen qeybta xaquuqul-insaanka ee xafiiska Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ee UNSOM…

                Read More

                  Xubno Wasiiro ah oo Socdaal Maanta ku tagay degmada Sallaxley iyo Ujeedada uu la xidhiidho

                  Sallaxley 30.Aug 2013 (SDN)- Wasiirada Wasaaradaha Warfaafinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse,Arrimaha Dibada Mudane Maxamed Biixi Yoonis iyo Wasiirul dawlaha wasaarada Madaxtooyada Mudane Maxamed Muuse Abees ayaa maanta Socdaal ku tagay Magaalada Sallaxley. Wasiirada oo ay Weheliyaan Xildhibaan Cabdi raxmaan Cismaan Caalin oo ka tirsan Golaha Wakiilada,Gudida dhismaha wadada cad,iyo Hablo Qurbejooga deegaanka degmada Sallaxley…

                  Read More

                    Ciidamada Dawlada oo Hawlgal ay ka sameeyeen Magaalada Muqdisho ku qabqabtay Xubno la sheegay inay Al Shabaab yihiin

                    Muqdisho 30 Aug 2013 (SDN)- Ciidamada ammaanka ee dowladda ayaa howlgal ay xalay ka sameeyeen magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ku soo qabqabteen maleeshiyaad farabadan oo ka tirsan  Al Shabaab sida ay warbaahinta dowladda lagu sheegay kuwaasi oo isugu jiray Soomaali iyo Ajaanib. Howlgalkan oo xalay saqdii dhexe ciidamada amaanka ay ka sameeyeen Hoteelo yar…

                    Read More

                      Munaasibad lagu sii Sagootiyay Kooxdii Kubada Kolaga ee Jabuuti oo lagu qabtay Hargaysa

                      Hargaysa 30.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha, Wasiir Ku Xigeenada Warfaafinta iyo Cadaaladda, , Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ciyaaraha iyo masuuliyiin kale ayaa ka qayb galay Xalay Munaasibad ay Shirkada Isgaadhsiinta ee Telesom u samaysay Kooxdii Kubada Kolayga ee Ka Socday Wadanka Jabuuti. Ciyaaryahanadan oo maalmihii ugu dambeeyay booqasho ku joogay Magaaladda Hargeysa ayaa waxa…

                      Read More

                        Fawziya Yuusuf “Dowladda China waxa ay dib u dhiseysaa wadada xiriirisa Gaalkacyo iyo Burco….

                        Muqdisho Aug 30,2013(SDN)-Ra’iisul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Fawziya Yuusuf Xaaji Aadam oo maanta Caasimadda Muqdisho dib ugu soo laabatay kadib safar shaqo oo qaatay muddo ka badan hal todobaad oo ay ku joogtay wadanka China iyada iyo wafdi ay hogaamineysay oo ay ka mid ahaayeen Wasiiru dowlaha Arrimaha…

                        Read More

                          Wasiirka Macdanta iyo Tamarta oo Khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka Jeediyay Shir Caalami ah oo Arrimaha Macdanta ah

                          Melbourne, Australia 30.Aug 2013 (SDN) – Waxa weli si habsami leh u socda shirweynihi caalamiga ahaa ee loo yaqaaney AfricaDownUnder Conference, ee ka socda magaalada Perth ee galbeedka dalweynaha Australia. Hadaba waxa maanta shirkaas qudbad dheer oo dhaxal gal ah isla markaasna taariikhi ah ka jeediyey wasiirka macdanta iyo khayraadka ee Jamhuuriyada Somaliland. mudane Xuseen…

                          Read More