Webmaster

    Wasiirka Macdanta iyo Tamarta oo Khudbad dhinacyo badan taabaysa ka jeediyay Shirkii Caalamiga ahaa ee Macdanta

    Melbourne, Australia 31.Aug 2013 (SDN)- Waxa maanta la soo gabagabeeyey shirkii caalamiga ahaa ee loo yaqaanay Africa-DownUnder ee maalmahanba ka socday magaalada Perth ee galbeedka dalweynaha Australia. Hadaba wasiirka macdanta iyo khayraadka ee jamhuuriyada Somaliland mudane Xuseen Cabdi Ducaale ayaa guulo waa weyn ka soo hooyey. Kadib markii uu qudbad dheer ka hor akhriyey taas…

    Read More

      Somalia: President Hassan Announces National Reconciliation Conference in Mogadishu

      Mogadishu, Aug.31, 2013 (SDN)-Somali president Hassan Sheikh Mohamud has officially announced on Friday that his government will host a national reconciliation conference in Mogadishu next month. “The government will arrange a wide level of reconciliation conference in Mogadishu to end crisis in Jubba region.” the president said during his address to the nation on Friday….

      Read More

        Somalia says ties with China growing

        Mogadishu, Aug.31, 2013 (SDN)-Somalia says its relations with China is growing following a week-long official visit by the country’s foreign Minister Fawzia Yusuf as she returned to the capital Mogadishu on Friday. Fawzia, who is also deputy prime minister, said she met with top Chinese officials to discuss ways of strengthening bilateral ties between the…

        Read More

          Golaha Wakiilada Somaliland oo Dur duro ku Ansixiyay Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada

          Hargaysa 31.Aug 2013 (SDN)- Fadhigii maanta ee golaha Wakiilada Somaliland oo uu Shirgudoominayay Gudoomiyaha Golahaasi Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Ciro ayaa Cod aqlabiyad ah ku meel mariyay ansixinta wasiirada wasaaradaha Arrimaha Dibada, Warfaafinta,Xidhiidhka Golayaasha,Boosaha iyo Isgaadhsiinta, Dib u dejinta,Wasiir ku xigeenada Ganacsiga,Qorshaynta, Gaashaandhiga iyo Wasiirul dawlaha Maaliyada. Fadhigan oo ay ka soo Xaadireen 51 Mudane…

          Read More

            Somalia: Federal Government to Open Talks with Puntland Administration

            Mogadishu, Aug.31, 2013 (SDN)-Federal Government of Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud said on Friday his government wants to open talks with Puntland government in northern Somalia. “I am very sorry to hear Puntland’s decision on relations with Federal Government, we all remember that it [Puntland] was a strong base for the current government [Federal Government…

            Read More

              “Si adag ayaan u hor istaagi doonnaa shirkadahaasi inay Puntland ka shaqeeyaan, Masoo gali doonaan” Farroole

              Garoowe 31.Aug 2013 (SDN)- Madaxwaynaha Puntland Dr. C/raxmaan Faroole ayaa sheegay in dawaladda Soomaaliya ay caqabad ku noqotay hirgalinta dastuurka Federaaliga ah ee Soomaaliya. Madaxwaynaha oo waraysi gaar ah siiyay wakaaladda wararka ee Reuters ayaa ayaa xusay in dawladda Muqdishu ku xadgudubtay habka faderaaliga ah . Wuxuu madaxwaynuhu sheegay in xukuumadda hadda jirtaa rabto inuu…

              Read More

                Madaxweynaha Somalia oo Sheegay inay ku hawlan yihiin qorshe cusub oo ku wajahan bixinta baasaboorada

                Muqdisho 31.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday in ay dowladdu bilowday qorsheyaal ay ku sugeyso qaadashada baasaboorka Soomaaliga kuwaasi oo kasoo bilaabanaya Dowladda Hoose Madaxweynaha Jamhuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay arrimaha socdaalka iyo Bassaborka dalku uu leeyahay ayaa ku waramay in dowladda…

                Read More

                  Itoobiya “Somaliland Waa Goob Ka Caagan Argagixisadda iyo Kooxaha Nabad Diidka Ah” General Berhe Tesfay

                  Addis ababa 31.Aug 2013 (SDN)-Itoobiya oo kaashanaysa dawladda Somaliland waxa ay ka dhigtay Somaliland iyo marinkeedaba goob u daran kooxaha argagixisada iyo canaasiirta nabad diidka ahba, sidaas waxa sheegay danjiraha Itoobiya u fadhiya Somaliland General Berhe Tesfay. Wareysi gaar ah oo wakaalada wararka Itoobiya (WIC) uu siiyay qunsulka guud ee Itoobiya u fadhiya Somaliland, waxa…

                  Read More

                    Wasaarada Amuuraha Gudaha oo ka hadashay Horumarinta Bilicda Magaalooyinka

                    Hargaysa 31.Aug 2013 (SDN)- Agaasimaha Guud ee wasaaradda arimaha Gudaha Md Cabdi-semed Cumar Maal ayaa maanta ka hadlay kobcinta wasaaradda arimaha gudaha iyo qorshayaasheeda ku aaddan bilicda magaalooyinka iyo xidhiidhka golayaasha deegaanada dalka. Agaasimaha guud oo u waramayey wakaaladda wararka Somaliland ee Solna ayaa sheegay in maalinta berrito ee bilowga bisha sagaalaad ee sanadka 2013…

                    Read More

                      Difaaci Labada Xildhibaan Ee Dhanka Xukumada +Odayaasha Golaha La Baxay Hadii Ay Xisbiyada Gali Wayaan Mandheera Ayey Liinta Ku Cabi + Suaali Ardayda Ee Diirdiirana+Badhaadhi Marwo Saynab Action Aid!!!!

                      (KampalaSDN) Wafti baaladhan oo ay horkacayso sarkaal sare oo ka tirsan Team leader actionAid Saynab mohamed xasan,waftigan oo ay ka mid ahaayen labo xildhibaan oo barlamaanka somaliland ka socda oo kala ahaa xildhibaan Yusuf Artan iyo xildhibaan Ahmed yasiin sheekh ali ayaanle iyo xubno ka socda arimaha bulshada waxa kale oo ka mid ahaa marwo…

                      Read More

                        Madaxweynihii hore ee Mareykanka Jimmy Carter oo duulan lagu qaado Syria iyada oo aaney QM ogolaan sharci daro ku tilmaamay

                        Washington Aug 31,2013(SDN)-Madaxweynihii hore ee Mareykanka Jimmy Carter ayaa ka soo horjeestay in duqeyn aaney Qaramada Midoobey ogolaan loo geysto dalka Syria. “Tilaabo ciidan oo laga qaado Syria iyada oo aan jirin ogolaasho laga helo QM,Jaamacada Carabta iyo NATO waa sharci daro”sidaa waxa yiri madaxweyne Carter. Madaxweynihii hore ee Mareykanka ayaa hore ugu ahaa taageere…

                        Read More

                          Maraykanka iyo Qorshahiisa ku Aaddan Duullaanka Suuriya

                          Washington:31-Aug-2013-(SDN)-Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa sheegay inaanu wali gaadhin Go’aankii rasmiga ahaa eek u saabsanaa tallaabada uu maraykanku ka qaadi lahaa waddanka Syria oo lagu eedaynayo inay isticmaashay hubka halista ku ah noolaha dunida.   Madaxweynaha ayaa hadalkan sheegay Jimcihii shalay, wax yar ka dib markii xoghayaha arimaha dibadda ee Mareykanka John Kerry uu isna…

                          Read More

                            Qaramada midoobay oo Digniin u dirtay xubno looga shakiyey inay ku Hawllan yihiin minjo-xaabinta dawladda Xasan sheikh

                            Addis-Ababa:31Aug-2013- (SDN) -war hoose oo ku dhaw dhaw Ergayga Qaramada midoobay u qaabilsa somaliya, ayaa sheegaya in qaramada midoobay  ugu baaqday xubno soomaali ah oo ku foogan sidii ay uminjo xaabin lahaayeen xukuumadda soomaaliya inay joojiyaan arrimahaas. Wararku waxa ay intaas ku darayaan in Ergayga Nicholas Kay uu kulamo kula yeeshay magaalada Addis Asababa xubno…

                            Read More

                              Xisbiga Ikhwaanka oo bedelay tabihii muduharaadyada iyo Ciidamada Masar oo ku dawakhsan

                              Qahira Aug 31,2013(SDN)-Xisbiga ikhwaanka ee talada dalka Masar laga faro maroorsaday ayaa haatan bilaabay in ay taageereyaashooda ugu baaqaan tab cusub oo ay isu soo baxyo ugu qabtaan magaalooyinka waaweyn ee dalkaasi. Ikhwaanka ayaa halkii ay hore uga qaban qaabin jireen banaabaxyo baaxad leh oo keena isku dhacyo ay haatan abaabula isu soo baxyo kooban…

                              Read More

                                Cabdiwali Gaas oo soo dhoweeyay Heshiiskii Addis Ababa

                                Garowe:31-Aug-2013-(SDN)-Cabdiweli Maxamed Cali  Gaas Raysul wasaarihii hore ee xukuumaddii KMG ahayd ee Soomaaliya  ayaa soo dhoweeyay heshiiskii ay magaalada Addis Ababa Arbacadii la soo dhaafay ku kala saxeexdeen dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo maamulka gobbaland ee Jubbooyinka.   Cabdiweli Gaas ayaa heshiiska ku tilmaamay mid albaabbada u furaya maamullada kale oo dalka, oo horseedaya…

                                Read More

                                  Maamulaha Baanka Somaliland ee Laamaha Bariga Oo shabakadda Qurbejoog Uga Warramay Lacago shilling Somaliland ah ay Geeyeen Ceerigaabo iyo Shacabka Oo Gacmo Furan Ku soo dhaweeyey

                                  Hargeysa:31-Aug-2013-(SDN)-Saraakiisha Baanka Somaliland ayaa haatan ku foogan sidii Gobolka Sanaag looga beddeli lahaa Lacagta Giimbaarta ah, waxana la gaadhsiiyey lacag shilling Somaliland ah oo aad u tiro badan si shacabka doolarka haystaa ugu helaan qiime jaban. Saraakiil ka tirsan Baanka Somaliland oo uu Hoggaaminayo Maalulaha Baanka Somaliland ee Laamaha Bariga Cumar Cabdi Axmed (cumar xogogaal),…

                                  Read More