Waa Maxay Ujeedada uu daaranaa Kulan ay Wasiirka Deegaanka Somaliland la yeelatay Hay’adaha ka Hawl gala Daryeelka Deegaanka {DHAGAYSO}
Hargaysa 28.Aug 2013 (SDN) Wasiirka Wasaarada Horumarinta Miyiga iyo Deegaanka ee Somaliland Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa maanta Xafiiskeeda Caasimada Hargaysa Kulan kula yeelatay Hay’adaha Caalamiga ah iyo kuwa Samo falka wadaniga ha ee ka shaqeeya dhinaca deegaanka . Wasiirada Horumarinta Miyiga iyo Deegaanka oo halkaasi hadal dheer oo dhinacyo badan taabanaya ka Jeedisay…
