Wadahadaladii Falastiiniyiinta iyo Israel oo Shaki galay ka dib rabshado ka dhacay Daanta Galbeed
Ramala Aug 27,2013(SDN)-Sarkaal ka tirsan xukuumada Falastiin ayaa sheegay in ay haked geliyeen wadahadaladii u dhexeeyay iyaga iyo dawlada Israel ka dib kolkii ay ciidamada Israel hawlgalo ka fuliyiin Daanka Galbeed. Sarkaalkan ayaa hadlay ka dib kolkii sadex ruux ay dileen tioro dad ahna xabsiga u tahaabeen ciidamada Israel oo hawlgal ka fuliyay Daanta Galbeed….
