Webmaster

    Al Shabab Seize Strategic Town from Government Forces

    Mogadishu, Aug 27, 2013 (SDN)  -Hundreds of  Al shabab militiamen  have taken  control of  a strategic town in Somalia’s south-western region of Bakool located near Ethiopian border without any resistance after government soldiers withdrew earlier today. Residents of  Qurac-Jome said ,the rebels after capturing the town launched house-to-house searches, looking for people suspected to be…

    Read More

      ”Kulanka Addis Ababa waxaan u aragnaa talaabo loo qaaday dhinaca dib-u-heshiisinta”Ergeyga QM ee Soomaaliya Nicholas Kay

      Nairobi 27.Aug 2013 (SDN)- QM ayaa markii ugu horeysay si toos ah uga hadashay rajada ay ka qabto wada hadallada magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya uga soconaya wafuuda ka kala socta dowladda federaalka Soomaaliya iyo maamulka Jubbaland. Ergeyga QM ee Soomaaliya Nicholas Kay ayaa isaga oo ku sugan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya…

      Read More

        Kooxda Ciidanka Asluubta ee Kubada Kolayga oo Mar kale Guul daro u Horseeday Kooxda Jabuuti City Council

        Hargaysa 27.Aug 2013 (SDN)-Ciyaar Saaxiibtinimo oo Kubada Kolayga ah ayaa waxay galabta ku dhex martay garoonka Timcade ee magaalada hargaysa Kooxda Ciidanka Asluubta  iyo Naadiga Jabuuti City Council kuna ciyaara magaca golaha deegaanka ee degmada Jabuuti oo Maalmihii u danbeeyey ku sugnaa Caasimada Hargaysa . Daawashada Ciyaartan waxaa ka soo qayb galay Agaasimaha Guud ee…

        Read More

          Wasiirka Cadaalada Somaliland oo dhagax dhigay Xabsi laga Hirgalinayo Magaalada Balli Gubadle

          Balli Gubadle 27.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Cadaalada ee Somaliland Mudane Xuseen Axmed Caydiid oo uu Weheliyo Taliyaha Ciidamada Asluubta Sareeye Guuto Maxamed Xuseen Faarax Xiirane ayaa maanta Dhagax dhigay Jeel Cusub oo laga Hirgalinayo Magaalada Balli Gubadle ee Xarunta Gobolka Hawd. Dhismaha Jeelkan oo ay Maalgelinayso Hay’ada DDG oo fadhigeedu yahaay magaalada Balli Gubadle…

          Read More

            Dowladda oo August 27 u aqoonsatay Maalinta Qaranka ee Xuquuqda Bini’aadamka {DHAGAYSO}

            Muqdisho 27.Aug 2013 (SDN)- Raysul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay in August 27 loo aqoonsaday Maalinta Qaranka ee Xuquuqda Bini’aadamka Soomaaliya. Raysul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon wuxuu sheegay in dowladda ay guud ahaan Soomaaliya ka dhaqan-gelin doonto dhawrista iyo horumarinta xuquuqda bini’aadamka. Wuxuu sheegay in dowladdiisa ay billowday hannaankan, aysanna dib u…

            Read More

              Faysal Cali Waraabe oo Jawaab ka Bixiyay Socdaalka Madaxweyne Xigeenka Punt land ee Taleex {DHAGAYSO}

              Hargaysa 27.Aug 2013 (SDN)- Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa daan-daansi iyo faro gelin qaawan ku tilmaamay madaxweyne Ku xigeenka maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya C/Samad Cali Shirre oo socdaal ku tagay shalay gelinkii dambe degmadda Taleex ee gobolka Sool. Guddoomiyaha Xisbiga UCID oo maanta xafiiskiisa ugu waramayay saxaafadda…

              Read More

                U.S to re-open its embassy in Mogadishu

                Mogadishu, Aug 27, 2013 (SDN)  -The United States of America is willing to re-open is embassy in Mogadishu and resume diplomatic mission in the war-torn county after more than two decades of absence. On Monday Somali president Hassan Sheikh Mohamud has received the new U.S ambassador to Somalia James McNulty at the Villa Somalia presidential…

                Read More

                  Doctors Worldwide helping people of Somalia

                  Mogadishu, Aug 27, 2013 (SDN)  -Helping to improve people’s welfare all around the world, Doctors Worldwide will continue with their activities to improve the conditions of health institutions.  Refusing to give up on its activities in Somalia, Doctors Worldwide, in addition to the medical assistance it provides, creates projects to help Somalia become more self-sufficient…

                  Read More

                    Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku dhawaaqay aasaaska Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed {DHAGAYSO}

                    Muqdisho 27.Aug 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ku dhawaaqay in la aasaasay Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed oo leh Xogheyn gaar ah oo dabagal ku sameysa fulinta go’aanadda Golaha Amniga Qaranka. Madaxweynaha oo furitaankii shirkii ugu horreeyey maanta shir guddoominayey ayaa yir “ Golaha Amniga Qaranka Soomaaliyeed waa hay’adda…

                    Read More

                      Wasiirka Arrimaha Dibada Somalia oo Soo Gabo Gabaysay Booqashadii ay ku Joogtay China lana kulantay Dhigeeda Shiinaha

                      Shanghai 27.Aug 2013 (SDN)-  Raisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Marwo Fawzia Yuusuf Xaaji Aadan iyo wafdi ay hogaaminayso oo maalmahan booqasho rasmi ah ku joogay jamhuuriyada dadka ee Shiinaha ayaa maanta la kulantay wasiirka arrimaha dibada ee Jamhuuriyada  Shiinaha Mr Wang Yi. Labada wasiir…

                      Read More

                        Afhayeenka Madaxtooyada oo Hadalo aflagaado ah kula kacay Madaxda Xisbiyada {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 27.Aug 2013 (SDN)- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa Hadal uu Warbaahinta ku siiyay Qasriga Madaxtooyada waxa uu Hadalo deel qaaf ah u jeediyay Madaxda Xisbiyada Mucaaridka ah,Iyo Siyaasiyiin Waaweyn oo dalka Sharaf iyo Sumcad ku leh. Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Shakhsiyaadka uu Sida ba’an u Weerar waxaa ka mid  ah Gudoomiyaha Xisbiga Ucid…

                        Read More

                          Golaha Wakiillada Somaliland oo Laba Cisho Oo Albaabadu U xidhnaayeen ka dib maanta laga Filayo inay Shacabka wax u sheegaan

                          Hargeysa:27-Aug-2013-(SDN)- Golaha wakiillada Somaliland ayaa labadii Maalmood ee Ugu dambeeyey ku jirey shirar hoose oo ay Albaabada isu soo xidheen,  iyagoo sheegay inay xaaladda Guud ahaan ee waddanka kaga hadlayaan. Shirarkan hoose ee Goluhu ku jirey ayaa warar is khilaafsani ka soo baxayey, iyadoo ay wararka qaar sheegayaan inay goobtaas  ay isu soo xidheen kaga…

                          Read More

                            Afhayeenka AMISOM oo Dafiray Kufsi Cidamadoodu Geysteen

                            Muqdisho Aug 27,2013(SDN)-Afhayenka Ciidamda AMISOM Col Cali Aadan Xaamud ayaa dafiray in ciidamadoodu Kufsadeen Haween Soomaaliyeed dhawr Todobaad ka hor. “AMISOM waxa ay gacanta ku heysaa xeryo fara badan oo haween fara badani u tagaan adeeg caafimaad,mana jirto kufsi ilaa haatan lagu eedeeyay”ayuu yiri Afhayeenku. Afhayeenka AMISOM ayaa sheegay in baaritaano ay wadaan dawlada Soomaaliya…

                            Read More

                              Dhacdo Naxdin leh: Ayeeyo Da`ah oo Aargudasho Loo dilay

                              Amman:27-Aug-2013-(SDN)-Haweeneey Ayeeyo ah oo Da’deeda lagu sheegay  kontir jir, ayaa  Aano ahaan Dil Loogu Geystay Dalka Urdun.   Haweenaydan ayaa  la sheegay inay Aargudashan loo dilay ay ahayd dil ay carruurteedu u geysteen shakhsi oo ku noolaa Baadiyaha Dalka urdun, taas oo Keentay in iyadu ay u dhimato.   Haweeneydan waayeelka ah ayaa u geeritootay…

                              Read More

                                Reer Galbeedka oo markii u horeysay muujiyay in ay dhici kareyso in tilaabo Ciidan ay ka qaadaan Xukuumada Syria

                                Washington Aug 27,2013(SDN)-Xoghayaha arrimaha Dibedda ee dalka Mareykanka John Kerry ayaa shir jaraaid oo uu qabtay uga waramay sida Mareykanku u arko weerar dhawaan lagu qaaday duleedka magaalada Dimishiq oo uu sheegay in loo adeegsaday hub chemical ahaa. Weerarkan ayaa waxa ka soo baxaya muuqaalo muujinaya in eedaasi ay dhab tahay oo goobtaas lagu gaaracay…

                                Read More