Webmaster

    “Boqol Qoys ayaa Maanta Halkan Fadhiya si dhaqaalahooda loo kaabo” Wasiir ku Xigeenka Shaqada {DHAGAYSO}

    Hargaysa 26.Aug 2013 (SDN)- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Shaqada iyo Arimaha bulshada Marwo shugri xariir Ismaaciil, oo ka Hadashay Madasha dhaqaalaha lagu siinayay qoysaskan  ay tilmaamtay faa’iidada ay maalgelintani u leedahay qoysaska la gudoonsiiyey, iyadoo tilmaamtay in inkasta oo ay deeqdani kooban tahay  ay haddana  u noqonayso bar bilow ay ka Unkaan  wax ay nolosha…

    Read More

      Shiinaha oo Dhisaya Garoonka Muqdisho,Cisbitaal Banaadir iyo Golaha Murtida iyo Madadaalada

      Shanghai 26.Aug 2013 (SDN) Shirkad laga leeyahay dalka Shiinaha ayaa Ballanqaaday iney dib u dhis ku sameyneyso dhowaan Golaha Murtida iyo Madadaallada (National Teater), Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka ee Banaadir iyo Garoonka Ciyaaraha (Stadium Muqdisho), kadib kulan ay Mas’uuliyiinta Shirkadaasi ay magaalada Shangahai kula qaateen Ra’isulwasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga…

      Read More

        Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista oo Sheegay in Madaarka Caasimada uu ka Xidhan yahay dhinaca Shirkadaha diyaaradaha oo aan isu diyaarin

        Hargaysa 26.Aug 2013 (SDN) Agaasimaha Guud  ee wasaarda Duulista Hawada Mud, Axmed dalal Faraax, ayaa maanta  shir jaraa’id oo uu xafiiskiisa  ku qabtay ku tilmaamay midaanay waxba ka jirin,hadal ay dhawaan  qoreen wargaysyada dalka ka soo baxa qaarkood,oo ay ku sheegeen,in  Diyaaradihii  ka soo degi lahaa Garoonka Caalamiga ah ee Egal International Airport  ay u…

        Read More

          Wiil Soomaali oo lagu helay denbi ah inuu Qarax ka fuliyo Mareykanka oo Raali Gelin Bixiyay

          Portland Aug 26,2013(SDN)-Wiil Soomaali ah oo dhalashada Mareykanka heysta oo sanadii 2010kii Doonayay in uu qarax ka fuliyo magaalada Portland oo intii aanu qaraxa fulinin gacanta lagu dhigay ayaa daabacay qoraal uu raali gelin uga bixinayo qorshahaasi. Qoraalkan oo ay dawlada u gudbiyeen Qareenada Maxamed Maxamuud ayaa waxa uu uga waramayaa sida dhalainta looga duwi…

          Read More

            Fanka Somalidu wuxu ku dhashay magalada Hargeysa , kuna kobcay magalada Muqdisho waxanu ku dhintay Qurbaha

            Waxan marka hore halkan ka salaamaya dhamaan akhristyasha maqaaladayda aan ku qoro dhamaan warbaahinta Geeska Afrika.  Inta kadib aan idin xasuusiyee maqaalkani wuxu daba socda mid hore oo aan hore u qoray kaasoo haldhiguusu ahaa “ Hooyadii fankaay Hargeysaay ma sidaasa kuu danbaysay”.   Maqaalkaasoo oo aad uga hadlaay dibu dhaca ku dhacay Fankii Hargeysa…

            Read More

              Bulshada oo taageertay go’aankii Golaha Wasiirada ee xayiraad ka qaadista Ganacsade Axmad Nuur Jimcaale

              Muqdisho Aug 26,2013(SDN)-shir balaaran oo ay maanta isugu yimaadeen qeybaha kala duwan ee bulsahda Soomaaliyeed, sida Culimaa’udiin, Odayaal, dhalinyaro,haween, xildhibaano iyo qurbejoog kana dhacay hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu taageeray go’aankii 22 bishaan Agoosto ka soo baxay Golaha Wasiirada ee Dawladda Soomaaliya kaasoo lagu dalbanayay in xayiraada laga qaado ganacsade Axmad Nuur…

              Read More

                Wasiir waran-cadde iyo wax-garadka Beesha Sacad yoonis oo xalay jilbaha is daray iyo Nuxurka waxyaabihii laga wada hadlay

                Oog:26-Aug-2013-(SDN)-Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde, ayaa shir albaabadu u xidhan yihiin hoyga uu ka degen yahay Magaalada Oog ee Gobolka Sanaag kula yeeshay Odoyaasha iyo wax-garadka ka soo jeeda Beesha Sacad yoonis oo maalmahanba ka biyo diiddanayd hannaanka Nabadeed ee wasiirku ku hawllanaa. Kulankan oo ahaa mid Albaabadu u xidhnaayeen oo aan…

                Read More

                  Madaarka Hargeisa shaqo culus ayaa laga qabtay, shaqo ka sii culusina way u dhiman tahay

                  Kamaan qaybgalin, goobjoogna maan ahayn, furitaankii Madaarka Caasimada Hargeisa uu xadhiga ka jaray Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo maalintii 17 Aug 2013. Hase yeeshee, markii aan dhegeystay hadalada Masuuliyiintii ka hadlay xaflada furitaanka ee ay kaga waramayeen hawlaha laga qabtay Airportka, isla markaana aan daawaday sawirada Maqalka iyo Muuqaalka leh ee laga…

                  Read More

                    Fashilaada qaawan ee dhex-hoganaaya dawlada dhexe iyo dawladaha hoose ee Gobolada Somaliland

                    Waxaa laga dhawaajiyey in dawladii dhexe ee xukuumada S/land  ay ku fashalintey in ay dhisto awooda aqooneed, awooda dhaqaale iyo mideynta cashuuraha dawladaha hoose ee gobolada S/land. arintani waxay keentey in ay meesha ka bacdo wadashaqeyntii u-dhaxeysey dawlada dhexe iyo dawladaha hoose ee dhamaan gobolada S/land.Waxaa looga fadhiyey in dawlada dhexe ee xukuumada Siilaanyo ay…

                    Read More

                      Dagaal xalay Saqdii dhexe ka dhacay Gobolka Sh/Hoose

                      Muqdisho:26-Aug-2013- (SDN)- Dagaal xalay saqdii dhexe ka dhacay  Deegaanka Lafoole ee  Gobolka Sh/hoose, ayaa keenay dhimasho iyo dhaawac soo gaadhay dhinacyadii dagaalamay. Mid kamid ah Ragii weerarka soo qaaday, ayaa Geeriiyoday Saddex kalana dhaawac, ayaa soo gaadhay kuwaas oo dhamaan tood ah ragii sooweerer tagay sida uu sheegay Taliyaha guutada Saddexaad ee ciidamada dowlada Soomaaliya…

                      Read More

                        Fragile Somalia faces tough times

                        Hopes that Somalia may soon turn the page on decades of anarchy have been dealt a string of blows, giving the internationally-backed government little to cheer as it marks its first birthday. Al-Qaeda-inspired fighters, breakaway regions, rival clans and an ongoing climate of rampant insecurity have conspired to ensure the Horn of Africa nation remains…

                        Read More

                          10-Xaqiiqo oo ku saabsan Cali Khaliif Galaydh, Balse Aanay Dad Badani Ogayn

                          Warqad furan oo ku socota Professor Cali Khalif Galleyr. Waayahaan dambe waxaa gayiga Soomaaliyeed saabtay, qaylo-dhaan sheegaysa in Cali Khalif Galleyr noqday siyaasi aan qumanayn. Amar Ilaahay, waxaa Alle igu soo duwey, inaan siyaasiinta haragga weyn ee sumcaddoodii qatarta ku jirto u bidhaamiyo sidii ay shartooda u badbaadin lahaayeen. Qoraalkaanuna arrintaas ayuu ku wajahan yahay….

                          Read More

                            Addis Ababa oo weli ka socdo shirkii Jubaland & Dawlada Federaalka iyo Ismaandhaaf baaxad leh oo ka Taagan

                            Addis ababa 25.Aug 2013 (SDN)- Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa waxa weli ka socda maalinkii lixaad wadahadalkii u dhaxeeyay Jubaland iyo Dawlada Federaalka Somalia , waxana ergo labada dhinac ka socda maalmihii la soo dhaafay isku hor fadhiyeen shir la isku qabtay qodobo badan. Marar badan ayaa burbur iyo fashil ku yimid shirka,…

                            Read More

                              Kooxda Gaashaan ee Kubada Kolayga oo Ciyaar Saaxiibtinimo kaga badiyay Kooxda Jabuuti City Council

                              Hargaysa 25.Aug 2013 (SDN) Ciyaar Saaxiibtinimo oo Kubada Kolayga ah ayaa waxay galabta ku dhex martay garoonka Timcade ee magaalada hargaysa Kooxda Gaashaan ee Ciidanka Qaranka  iyo Naadiga Jabuuti City Council kuna ciyaara magaca golaha deegaanka ee degmada Jabuuti oo Maalmihii u danbeeyey ku sugnaa Caasimada Hargaysa . Daawashada Ciyaartan waxaa ka soo qayb galay…

                              Read More

                                Somalia Demands UN Lift Sanctions against ‘Rebel Financier’

                                Mogadishu, Aug 25, 2012 (SDN) -Somalia’s government has demanded that the UN lift sanctions imposed on a businessman accused of being a chief financier for Al-Qaeda inspired insurgents fighting the internationally-backed authorities, the information minister said Sunday. Banker and businessman Ali Ahmed Nur Jimale, who was placed on a United Nations Security Council sanction list…

                                Read More