Webmaster

    Xildhibaanada Golaha Wakiilada oo dood adag ka Yeeshay Ajandaha Kalfadhigooda 22aad

    Hargaysa 19.Aug 2013 (SDN)- Golaha  Wakiiladda ee Jamhuuriyadda Somali land fadhigoodii maanta oo uu shirgudoominaayey Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Md:C/raxmaan maxamed C/laahi {c/raxman ciro} ayaa mudanayaasha  golahaasi waxay dood xaasaasi ka yeesheen  Ajandahooda kalfadhiga  22naad oo ay maanta gudo galeen, mudanayaasha  Golahaasi ayaa u muuqday inay ku kala ragti duwanaayeen  doodoodii  maanta iyadoo Mudanayaasha qaarkood   ay…

    Read More

      Somaliland Talents For Sale

      Born and raised in Wadada Godka near Wajaale Mohamed Farah of Britain and born and raised in Borama Somaliland Ayaanle Suleymaan of Djibouti both made another history in the Track and Field Championships in Russia. As a former track and field and middle distance runner, I’m so proud of to witness the two young talented…

      Read More

        Golihii Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka oo wax ka baddel ku sameeyey Magacoodii ay Xukuumaddu saska ka qaadday

        Hargeysa:19-Aug-2013-(SDN)-Golaha Madax bannaan ee Hore ula Baxay Golaha wada-tashiga iyo Toosinta qaranka, ayaa si rasmi ah manta ugu dhawaaqay inay wax ka beddel ku sameeyeen magacooda oo ay sheegeen inay xukuumaddu shaki badan iyo baqdin ka muujisay. Golahan oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Huteel Xaraf ee Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay  maanta laga bilaabo doorbideen…

        Read More

          Our Moral Obligations in Somalia

          Washington, Aug 19, 2013 (SDN) —When pundits and politicos in Washington think of Somalia, the first thing they likely think of is al-Shabaab, the violent rebel group that sprung from the military wing of the Islamic Courts Union that once ran the country.  That’s especially true in light of last week’s news that Doctors without…

          Read More

            Wadahadaladii u dhexeeyay Mucaaridka iyo Xukuumada Jabuuti oo Hakad la geliyay mudo Todobaad ah

            Jabuuti Aug 19,2013(SDN)-Wadahadaladii dhawaanta u furmay xukuumada Jabuuti iyo dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN ayaa hakad la geliyay mudo Todobaad ah. Wadahadalada oo weli aan ka gudbin kulamo looga wadahadlayo muhiimada is aragu u leeyahay xal waara ayaan weli cadeyn dhabaha uu mari doono. Mucaaridka ayaa shegay in jewiga wadahadaladu ay wanaagsan yihiin rejo wanaagsana…

            Read More

              Minneapolis Oo Toddobaadyo Gudahood Lagu Dilay Wiilkii Labaad Ee Soomaali ah

              Minneapolis:19-Aug-2013- (SDN)- Sida ay Xaqiijiyeen  jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Minneapolis ee Gobalka Minnesota ee dalkan Maraykanka, kooxo hubeysan ayaa xaafad ka tirsan maagalada Minneapolis ku dilay wiil Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jirey  Cabdi Fataax Maxamuud. Dilkan waxaa ka horreeyay wiil kale oo isna dhowr toddobaad ka hor lagu dilay isla Gobalka Minnesota oo…

              Read More

                Maxamed El Baraadici oo Masar isga Cararay,maxey tahay sababtu?

                Qahira Aug 19,2013(SDN)-Madaxweyne ku-xigeenkii dalka Masar ee dhawaanta iscasilay Maxamed El-Baraadici ayaa shalay isaga dhoofay dalka Masar ka dib culeys uga yimi dawlada dalkaasi. El-Baraadici ayaa kolkii uu ka hor yimi in ciidamada loo adeegsado taageereyaasha xisbiga Ikhwaanka waxa uu iska casilay xilkii madaxweyne ku-xigeenimada. Talabadaa ka dibna waxa ay dawlada KMG ah ee dalka…

                Read More

                  Fanaanada Nimco Jaamac oo markale ku tuftay madaxweyne Ismaciil Cumar Geelle:Ha Iska Sii Fadhiyinee Iska Sii Soco Sidaadaba

                  Ottawa Aug 19,2013(SDN)-Fanaanada Nima Jaamac ee reer Jabuuti sanadihii u danbeeyay mucaaridad a xoogan kula jirtay xukuumada Jabuuti ayaa haatan soo saartay Hees ay ku fareyso madaxweyne Geelle in iska Socdo. Heestan ayaa ku soo beegmeysa xili haatan ay wadahadalo u socdaan Mucaaridkii ay mudada Rafiiqa ahaayeen Fanaanada iyo Xukuumada Jabuuti. “Shicib kii ku siday…

                  Read More

                    Taliyaha Ciidamada Masar oo sheegay in Islamiyiinta Dawlada laga qeybgeliyo

                    Qahira Aug 19,2013(SDN)-Taliyaha Ciidamada Masar oo markii u horeysay saxaafada la hadlay intii ka danbeeysay goaankii dawlada ee in taageereyaasha Ikhwaanka laga saaro goobaha ay fadhiisimada ka sameysteen ayaa muujiyay debac. Gen Cabdilcasiis el-Sisi ayaa sheegay in ay farogelinta u sameeyeen ka dib kolkii madaxweyne Morsi uu talada dalka ku maroorsaday isbedelkii siyaasadeed ee dalka…

                    Read More

                      Madaxweyne Siilaanyo oo Xeer Madaxweyne Xayiraaddii Kaga Qaaday Wargeyska Hubaal

                      Hargeysa:19-Aug-2013-(SDN)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Habeenkii xalay soo saaray Xeer Madaxweyne oo uu xayirraadii kaga qaaday Wargeyska HUBAAL, isla markaana uu cafis ugu fidiyay masuuliyiintii wargeyskaasi oo maxkamadda Gobolka Hargeysa hore xukun xadhig iyo ganaax lacageed iskugu jiray ku riday.   Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka madaxtooyadda…

                      Read More

                        Qaramada Midoobay oo Si Kulul u Cambaaraysay Kufsigii Amisom U Geysteen Haweenayda Soomaaliyeed.

                        Muqdisho:19-Aug-2013-(SDN)-Ergeyga Gaarka ah ee Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Nicholas Kay, ayaa warwar ka muujiyey eedeymaha maalmahanba taagnaa ee la xidhiidha  Kufsiga la sheegayo inuu ka dhacay Xero Militarti oo  Ciidanka Amisom Leeyihiin Sidoo kale waxa uu  Ergaygu soo dhaweeyey go’aaanka ay qaateen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo AMISOM ee ay ku sameyeeyeen guddi baadha eedeymahan…

                        Read More

                          Xisbiga UCID oo Canbaareyn dusha uga Tuuray Xukuumada Somaliland

                          Hargeysa Aug 19,20139SDN)-Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa Xukuumada Somaliland ku canbaareeyay xadhig ay kula kacday Hooyooyinka ururka Sooyaal iyo Suxuufi Cabdiraxmaan C/lahi Cusmaan. Qoraalka xisbiga UCID ayaa sidan u qoraa:Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Ucid Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahey 18/08/2013 uu war Saxaafadeed uu si kulul ugu Canbaareynayaa Xadhiga Xaqdarada Ah ee loo…

                          Read More

                            Shebekedaha tahriibta ee daadsan Caasimada Hargeysa Ilaa iyo Yurubta Bari oo xukuumadii kufashilantey

                            Tahriibata oo ah aafo qaran oo cusub oo dhalinyaro badan oo loo hanweynaa iyo wayeelba ay naftoodii ku waayeen S/land labadii sanadood ee ugu danbeysey ayaa hada isu bedeshey mashruucyo dadban iyo ganacsi xoogan oo xidhan oo dad badani ay nolol maal-moodkooda ku dabaraan. Markii loo kuur-galey Caasimada Hargeysa waxaa tahriibtu si toos ah u-saameysey…

                            Read More

                              Ururka Suxufiyiinta Solja oo ka hadlay Xayiraad ka qaadistii Wargayska Hubaal, Isla markaana Baaq u diray Wasiirka Arrimaha Gudaha

                              Hargaysa 18.Aug 2013 (SDN) Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa War Murtiyeed ay soo saareen Ugu Mahad Celiyay Go’aankii uu Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Xayiraadii kaga qaaday Wargayskii Madaxa banaanaa ee Hubaal isla markaana uu Cafiska ugu fidiyay Mas’uuliyiintiisa oo ay Maxkamada Gobolka Hargaysa ku riday Xukuno Xadhig iyo Ganaax isugu Jira…

                              Read More

                                “Waxaan ka Fiirsaneynaa Xidhiidhka aanu la Leenahay Wadanka Masar” War Murtiyeed Midowga Yurub

                                Brussels 18.Aug 2013 (SDN)- Midowga Yurub ayaa sheegay inuu si deg deg ah uga fiirsanayo xiriirka ay leeyihiin dalka Masar, halkaasoo ka dhex socdaan ciidamada Amaanka iyo taageerayaasha Madaxweynihii xukunna xoogga looga tuuray ee Masar , Maxamed Morsi. Qoraal dheer oo ay ku mideysanyihiin dalalka ku jira Midowga Yurub oo soo baxay Maanta oo Axad…

                                Read More

                                  “Cid looga heebeysanaayo in ay gabar Soomaaliyeed kufsadaan ma jirto Sharafta iyo Karaamada Gabadha Soomaaliyeed waa Muqadas” Wasiirka Maryan Qaasim

                                  Muqdisho 18.Aug 2013 (SDN)- Wasiirka Adeega Bulshada Xukuumada Soomaaliya Drs Maryan Qaasin oo ka hadleysay Kufsi la sheegay in Ciidamada AMISOM ay u geysteen Haweeney Soomaaliyeed ayaa sheegtay in Marnaba aan la aqbali Karin Kufsi lagula kaco haweenka Soomaaliyeed. Drs Maryan waxaa ay sheegtay in Baaritaano ay wadaan ay ku ogaanay in Ciidamada AMISOM kufsi…

                                  Read More

                                    Wasiirka Caafimaadka oo Dhagax dhigay Qayb Cusub oo lagu Kordhinayo Mishiinka Kelyaha Sifeeya kuna dhawaaqay Ololaha Talaalka Dabaysha

                                    Hargaysa 18.Aug 2013 (SDN)-Wasiirka wasaarada caafimaadka JSLand Mud, Saleebaan  Ciise Axmed, ayaa maanta dhagax dhigay qayb cusub oo lagu kordhinayo qaybta safaynta Kelyaha  ee isbitaalka  Guud , Xadhigana ka jaray dhismayaal cusub iyo dayac-tir lagu sameeyay qaybta daaweynta iyo Nafaqaynta Caruurta ee  Isbitaalka  Guud ee hargeysa. Munaasibadda dhagax dhiga  oo ay ka soo qayb galeen…

                                    Read More