Webmaster

    Qarax Xooggan oo lala Eegtay Gaadhigii Gud. Tarsan iyo Ajaanib saanraa oo Khasaare Soo Gaadhay

    Mugdisho:8-Aug-2013 (SDN) Qarax Miino  oo Xalay Fiidkii  lala eegtay gaadhi uu lahaa Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed Tarsan. waxaana gaadhiga xiligaasi saarnaa laba Engineer oo u dhashay dalka India iyo Ilaalada Gudoomiyaha Gobolka, iyadoo khasaare Nafeedna uu goobta ka dhacay. Sida ay wararku sheegayaan Tarsan ayaa gaadhiga xiligaasi saarneyn, waxaana ku…

    Read More

      “Madaxweyne Siilaanyow aflagaado iyo iska horkeen dal laguma wado, dalkiina waad qaybisay oo qabyaalad baad ku qaybisay boobna wuu ka socdaa” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid {DHAGAYSO}

      Hargaysa 07.Aug (SDN) Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng  faysal Cali Waraabe ayaa  si kulul u cambaareeyey maamulka Madaxweyne Siilaanyo, kana digay in derajada ciidanka si qaldan loo isticmaalo. Gudoomiyaha Xisbiga Ucid waxa uu Ilaahay ka Baryay inuu inaga aqbalo Cibaadada bishii barakaysanayd ee Ramadaan waxaanu Xusay in Caalamka dhibaatada ka taagan ay sabab u tahay dadka…

      Read More

      Ciyaartooyda Soomaaliyeed,Bahweynta Ciyaaraha Jecel Iyo Musliminta Meel Kasta oo Aay Joogaan Ciid Wanaagsan. I

      Ottawa-July-07-2013-qurbejoog.com-Saaxiibayaal Anigoo ah Maxamed Cabdi Cumar (JAAHUUR) ahna tafatiraha ciyaaraha ee qurbejoog.com,waxaan ciyaartooyda Soomaaliyaad,bahweynta ciyaaraha jecel iyo Muslimiinta meel kasta oo ay jogaan waxaan leeyahay Ciid Wanaagsan,Ciidan Cideeda kalana ilaahay ha inagu gaadhsiiyo Bash-Bash iyo Barwaaqo——————————AAMIIN

      Read More

        Madaxweyne Siilaanyo Oo Hambalyo u diray shacbiga Somaliland Munaasibadda Ciidul fidirga,kana hadlay Shirka Brussles,Darajada Ciidamada iyo arrimo kale

        Hargaysa 07.Aug (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa Dhamaan Golayaasha Qaranka, Madax-dhaqameedka, Culima-awdiinka, Xisbiyada Qaranka,  dhamaan Bulshada reer Somaliland iyo Dhamaan Muslimiintu meel ay joogaanba, wuxuu u soo-jeedinayaa hambalyada Ciid-alfidriga awgeed, waxaanu yidhi madaxweynuhu Ciid-Mubaarik, Ciidal-caafiya, kulicaam wa antum bikhayr. Waxaan illaahay inooga rajaynayaa in uu ciidan ciideeda inagu gaadhsiiyo caafimaad,…

        Read More

          Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee Ucid oo dhambaal hambalyo ah u diray Shucuubta Islaamka

          Hargaysa 07.Aug (SDN) Xisbiga Cadaalada & Daryeelku waxaa uu Hanbalyo u dirayaa dhamaan shucuubta muslimiinta gaar ahaan shacbiwaynaha reer Somaliland meelkasta oo ay dunida ka joogaan munaasibada CIIDUL FIDRIGA AWGEED Qoraal uu ku Saxeexan yahay Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga Ucid Yusuf Keyse Allahi ayaa lagu sheegay iin Sidoo kale xisbiga ucid  uu ilaahey uga baryayaa malaayiinka…

          Read More

            Hambalyada Shabakada Qurbejoog ee Munaasibada Ciidul Fidri

            Hargaysa 07.Aug (SDN) Shabakada Qurbejoog.com Waxay dhamaanba akhristayaasheeda ku Hambalyaynaysaa Munaasibada Ciidal Fidri . Waxaanan Ilaahay ka Baryaynaa inuu inaga Aqbalo Acmaashii iyo fadaa’ishii aynu la nimid Bishii Barakaysnayd ee Ramadaan . Shabakada Wararka ee Qurbejoog.com waxay idin leedahay ku Ciida Caafimaadqab,Cibaado Suuban anagoo eebbe ka rajeeyay in Sannadkan,Sannadkiisa uu inagu gaadhsiiyo Bash Bash,Barwaaqo iyo…

            Read More

            Xiddigii Reer Ingiriiska ee u Soo Kifaaxay Arsenal Iyo Qaranka Kenny Samson oo La Darsey Darbi Jiifka(Homeless-Sawiro)By Jaahuur.

            London-July-07-2013-qurbejoog.com-Akhyaartay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula caraabeynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska. Imtiaxaanada aduunka iyo mishkiladeeda oo aad u farabadan ayaa ninkii nooli maalin kasta u joogaa,waana tan ka dhacdey magaalo madaxda Ingiriiska ee London. Haddaba iyada oo aan hore looga baran loona maqlin ciyaaryahanada aduunka caanka  ah ayey la soo darsi doontaa darbi jiif (Homeless). Saaxiibayaal…

            Read More

              Marwada Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo deeq lacageed gaadhsiisay Ubadka Agoomaha ah ee Gebilay {DHAGAYSO}

              Gebilay 07.Aug (SDN) Marwada koowaad ee madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Xaaji Maxamed Jirde, waxa ay Galabta deeq lacageed iyo mid agaba gaadhsiisay Agoomaha Gobolka gabiley ku nool iyada oo marwadu ka duulaysa masuuliyada qaran ee ay bulshada u hayso uguna tahay hooyo qaran oo xil gaari ka saaran yahay caruurta ku dhaqan Somaliland ee…

              Read More

                R.Wasaaraha ayaa u diraya hambalyo ku aadan Ciidul Fidriga dhamaan shacabka Soomaaliyeed

                Muqdisho 07 Aug 2013(SDN)-Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa halkaan caawa Hamabalyo uga diraya dhamaan shucuubta islaamka gaar ahaan umadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan. “Anigoo ku hadlaya magacayga iyo kan Xukuumadda, waxaan halkaan Hambalyo ku aadan Ciidul Fidriga uga dirayaa dhamaan ummada Soomaaliyeed in uu Ilaahay…

                Read More

                  Yuusuf Garaadow Dawladda Ciyaarta ka Daa

                  Waxaan arkayyaa sadarro silloon oon sinaba ahayn, Yuusuf Garaad marba mid soo goglayyo bogagga war baahinta isagoo u gudbinaya hoggaanka sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya. Taagga, Yuusuf waxay katahay: Waan idinla talinayaa. Waxaanse leeyahay sadarrada Yuusuf Talo maahee, waa Tuugsi casriyeysan iyo xil ha la ii dhiibo. Waa tab cusub iyo tu horle oynaan horay…

                  Read More

                    Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo daboolka ka qaaday inay Beri Ciid tahay

                    Hargaysa 07.Aug (SDN) Wasiirka Diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, ayaa shaaca ka qaaday inay maalinta berri ah tahay munaasibaddii ciidul fidriga, waxaanu sheegay in laga ciidayo dalka iyo dunidda islaamkaba. Wasiirka Diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed, oo ka hadlayay Masjidka Cali Mattaan  ayaa sheegay in bishii laga sheegay dalalka…

                    Read More

                      Mr. Siilaanyo…Qaranimaddu Qabyaalad iyo Boob Maaha!

                      Madaxweyne Siilaanyo : Daadihi Intaadoo Inta Kale Daadifee oo Dirsooc Maaha Xilka Gudashadiisu. Marka hore waxaan u mahad naqayaa Allaheena weyn ee macbuudka ah. Marka xiga waxaan salaan qiimo badan salaamayaa dhamaan ummada islaamka meel waloo ay ku sugan yiin gaarna waxa aan u sii salaamayaa bahdaydada Somaliyeed ee aanu sinjiga guud wadaagno.. Markalena waxaan…

                      Read More

                        ‘Dhamaan cida la soo qabto talaabo sharciga waafaqsan baa laga qaadayaa” Taliyaha Booliska Punt land {DHAGAYSO}

                        Garowe 08.Aug (SDN) Ciidamada Booliska Puntland ayaa ka bilaabay hawlgalo degaanada Puntland kuwaasi oo la sheegay inay yihiin kuwo lagu sugayo amaanka gobollada iyo degmooyinka maadaama ay soo dhowaatay ciida Soonfur. Shir saxaafadeed ay wadajir ah ugu qabteen magalaada Garowe maanta maasulyiinta wasaarada amniga, Booliska Puntland iyo maamulka degmada Garowe ayay uga warbixyeen hawlgaladan ka…

                        Read More

                          Cabdi Wali Maxamed Gaas oo Soo Bandhigay Xal uu U hayo Arrimaha Muranka Dhaliyey ee Garoonka Kismaayo

                          Garowe:7-Aug-2013 (SDN)Ra’iisul Wasaarihii hore ee Dowladii KMG aheyd C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay arimaha ku saabsan dekada iyo garoonka Magaalada Kismaayo oo dhawaan lagu soo hadal qaaday shirkii ka dhacay Kampala ee ay yeesheen Madaxweynayaasha wadamada Soomaaliya ciidanka ay ka joogaan.   Qodob kamid ah go’aanadii kasoo baxay shirka ayaa sheegaya in Dowladda…

                          Read More

                            Hargeysa: Qiimaha Timaha lagu xiiro oo kor-u-kac Ballaadhani ku yimi iyo Saamaynta Dhalliyarada

                            Hargeysa : 7-Aug-2013 (SDN)Guud ahaanba caalamka islaamka waxa kaabiga ku soo haysa oo si weyn loo sugaya munaasibadda ciidda Barakysan ee Ciid-al-fidriga. Diyaargarawga loogu jiro maalinta ciidda, ayaa waxa ay saamayn weyn ku leedahay Nolosha shacabka Somaliland, gaar ahaan waxa raad weyn kaga yeelatay dhinaca Dhaqaalaha. Dhallinyarada oo  iyadu ah cududa  kaliya ee  sida aadka…

                            Read More

                              Eng. Yariisow: “ dastuurka markii hore waxaa mas’uuliyadeeda lahaa Saxeexayaashii Puntland horseedka ka aheyd..”

                              Mugdisho:7-Aug-2013 (SDN)Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya Eng. C/raxmaan Cumar Cusmaan (Yariisow)  oo wareysi siiyay Idaacada BBD-da laanteeda Afka Soomaaliga, ayaa si kulul uga jawaabay go’aanka Maamulka Puntland uu ku dhawaaqay inuu xidhiidhka ugu jaray dowladda Federaalka Soomaaliya.   Waxa uu  sheegay Yariisow in dowladda Soomaaliya ay ka xun tahay hadalka ka soo yeedhay maamul goboleedka Puntland, waxana…

                              Read More