Xarakada Al-Shabaab oo ka hadashay Burburkii diyaaradeed Ee Muqdisho ka Dhacay
Muqdisho:10-Aug-2013 (SDN)War kasoo baxay xafiiska Warfaafinta Xarakada dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ee ku xidhan urur-weynaha Al-qaacida, ayaa lagu sheegay in hagar daamo Dowladda Ethiopia la damacsaneyd shacabka Soomaaliyeed uu Illaahey dib ugu celiyay iyaga. Qoraal kooban oo lagu daabacay barta ay Shabaab ku leedahay Twitter-ka ayaa lagu yidhi sidan: “Allaah wuxuu dib ugu celiyay cadawga Itoobiya hagar-daamo…
