Webmaster

    Dab ka kacay garoonka diyaaradaha ee magaalada Nairobi

    Nairobi:August 7- 2013 – (SDN) Masuuliyiinta garoonka diyaaradaha ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa sheegay in  uu dab xooggani ka kacay Qayb ka mid ah  Garoonka Diyaaraha Ee  Jomo kenyata.   Sidoo kale waxa ay masuuliyiinta Garoonku sheegeen in dadkii rakaabka ahaa laga daad gureeyay garoonka, iyadoo Sawirro lagu daabacay baraha Internetka ayaa muujinaya…

    Read More

      Ciidanka Booliska Puntland oo hawlgalo Nabad Galyo iyo Cashuur ururineed bilaabay

      Garowe 08.Aug (SDN) Ciidamada Booliska Puntland ayaa ka bilaabay hawlgalo degaanada Puntland kuwaasi oo la sheegay inay yihiin kuwo lagu sugayo amaanka gobollada iyo degmooyinka maadaama ay soo dhowaatay ciida Soonfur. Shir saxaafadeed ay wadajir ah ugu qabteen magalaada Garowe maanta maasulyiinta wasaarada amniga, Booliska Puntland iyo maamulka degmada Garowe ayay uga warbixyeen hawlgaladan ka…

      Read More

        Kenya oo shuruud Adag Ku Xidhay Wareejinta Dekedda Kismayo

        Kismayo: 7-AUG-2013 (SDN) Dowlada Kenya, ayaa sheegtay  inay diyaar u tahay inay wareejiso ilaalinta Magaalada Dekedda muhiimka leh ee Kismaayo,iyadoo ka digtay in nidaam darrada Kismaayo ay sababi karto in Alshabaab ay ku dhiiradaan weerarka Kismaayo. “Dowlada Kenya waxay diyaar u taay inay iska dhiibto labada dekedood, laakiin waxaa waajib ah inaan ku wareejino qof,…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo oo la Ogaaday sababtii uu Booqashada Kediska ah ugu tegey Garoonka Diyaaraha Hargeysa

          Hargeysa: 7-Aug-2013(SDN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo maalintii Salaasadii Booqasho kedis ah ku tegay Gegida Diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa, ayaa haatan si cad loo daliishaday sababta ka dambayay booqashadiisaas. Madaxweynaha oo caan ku ah booqashada iyo indho-indhaynta goobaha horumarintu ka socoto ee Dalka, ayaa ay Booqashadiisani ka duwanayd kuwii uu hore ugu tegi jirey…

          Read More

            Wasiiro ka Hadlay Baahida loo Qabo sidii Shaqo abuur loogu samayn lahaa dhalinyarada

            Hargaysa 07.Aug (SDN) Wasiirka Wasaarada Dhallinyarada,Ciyaaraha iyo Dalxiiska ee Somaliland Mudane Cali Siciid Raygal ayaa Shahaadooyin ku Gudoosiiyay Maanta Huteelka Hadhwanaag ee Caasimada Hargaysa 41 arday oo Mudo afar bilood ah ay Tababaro kala duwan siinaysay Hay’ada Horn Peace ee Nabada Geeska. Mashruuca ay ardaydani ka Qallin Jebiyeen oo lagu Magacaabo Dib u Habaynta dhallinyarada…

            Read More

              Huge fire forces Nairobi airport shutdown

              Nairobi, Aug 7, 2013 (SDN) — A “massive” fire has broken out at Nairobi’s Jomo Kenyatta International airport, forcing one of East Africa’s largest transport hubs to shut down, officials say. “There is a serious fire at JKIA [airport], but we are doing everything possible to avert a crisis,” Mutea Iringo, a senior official at Kenya’s…

              Read More

                Hogaamiyihii Hore ee Xisbiga Haya Talada Britain oo ka Sheqeeyay Heshiiska dhexmaray Shirkada Soma Oil and Gas iyo Dawlada Soomaaliya

                London Aug 08,2013(SDN)-Hogaamiyihii hore ee xisbiga Tory ee haya talada dalka Britain Michael Howard ayaa la sheegay in uu ka shaqeeyay heshiis dhawaan dhex maray shirkad shidaal baadhis ka sameyn doonta Soomaaliya iyo dawlada dhexe ee Soomaaliya. Howard oo dhawaan uu ku biiray shirkadan cusub ayaa durba waxa uu ka noqday madax isla markaana waxa…

                Read More

                  Xarun Qurbejoog Mareykan ah oo taageertay in Puntland Xiriirka u goyso Dawlada Dhexe

                  Minneapolis Aug 08,20,13(SDN)-Xarunta Somali American Engagement ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay ku taageereen goaankii ay Puntland xiriirka uga goosatay Dawlada Dhexe ee Soomaaliya ee uu Hogaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud. “Xaruntu waxa ay yaqiinsan tahay in Soomaaliya ay haatan ku jirto marxalad imtixaan iyada oo dawlada dhexena ay ku guul darysatay ku dhaqanka Dastuurka…

                  Read More

                    Who’s that knocking on Turkey’s door in Somalia?

                    Had the latest attack that targeted the Turkish embassy in the Somali capital of Mogadishu achieved its desired damage, losses would have been far higher than they were. The vigilance of the guards, who killed some of the attackers before they could detonate their explosives, prevented their plan to take out Turkish diplomats and security…

                    Read More

                      Shir lagaga hadlayay go’ankii joojinta Qaadka iyo sidii loo caawinlaha dadkii cuni jiray oo ka dhacay manta magalada Milton Keynes

                      Milton Keynes Aug 07,2013(SDN)-Shalay saacadu markay ahayd 13.15 xiliga Milton Keynes waxaa xafiiska u dooda xuquuqda dadka (Racial equality) isku imansho ama kulan ay soo qaban qaabiyeen jaaliyada Somaliyeed ee Milton Keynes. Shirkaaso uu hor kacayeen Guddoomiye ku xigeenka joojinta qaadka Uk Mudane Adan Kahin isla markaana ah Xildhibaanka Deeganka Milton Keynes, Xildhibaan Yusuf Diriye,…

                      Read More

                        Hadii aad jeceshahay in XIrsi ku noqdo moofadii Cabdi Warsame, fadlan booqo bogga Facebook ee Golaha Wadatashiga iyo Toosinta

                        Beryahan danbe waxaa Somaliland ku ciyaaraya inan yar oo XIrsi la yidhaahdo oo cilmi, khibrad, taariikh, waaya aragnimo, sharaf  iyo xishood midna lahayn oo adeerkii u dhiibey powerkii oo dhan. Golaha Wadashiga iyo Toosinta Qaranka oo ka kooban raggii Somaliland xoreeyey markii Xirsi shunburadda ku cunaayey Kontuwaarey ayaa noqdey hadaf Somaliland u soo baxay. Hadaba…

                        Read More

                          Jubbaland Statement on TCC Summit in Kampala, Uganda

                          Jubbaland Statement on TCC Summit in Kampala, Uganda Jubbaland State of Somalia would like to express its gratitude to TCC countries, Ethiopia and Somalia forces for the sacrifices made in stabilizing Somalia and defeating Al-Shabab. However,recent communiqué of heads of States and Governments of the Troop Contributing Countries (TCCs) to the African Union Mission in…

                          Read More