Webmaster

    Yaabka Adduunka: Ninka Adduunka Ugu Buuran oo Gurigiisii La Dumiyey Si Dibadda Loogu Soo Saaro

    Munich: 9-Aug-2013 (SDN)Michael Lehberger oo ah ninka ugu buuran dunida ayaa xanuun dhinaca wadnaha ah oo kusoo booday kadib, waxa uu wacay xarunta Gurmadka caafimaadka deg dega si isbitaal loogu qaado. Mucjisada dhacday, markii ay guriga yimaadeen kooxda Gargaarka Degdegga ahi, ayaa la waayay meel laga soo saaro, maadaama iriddii guriga uu ku sadex jibaarmay…

    Read More

      Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomaaliya Oo Bannaanka soo Dhigay Arrin sharci Darro ah Oo Madaxda Dawladu Ku Dhaqanto

      Mugdisho:9-Aug-2013 (SDN)Guddoomiyaha maxmakadda sare ee dalka Ceydiid Cabdullaahi Ilka Xanaf, ayaa sharci darro ku tilmaamay in marka uu Madaxweynaha jeediyo Hambalyo ama uu qof dhintay ka tacsiyadeeyo haddana ay Guddoomiyhaha Baarlamaanka iyo Ra’iisul Wasaaraha dalka Hambalyo taa la mid ah ay u diraan Shacabka, taasoo uu tilmaamay iney hareer marsan tahay qaanuunka Dowliga ah. Ilka…

      Read More

        Wasiir Cabdixakiim Fiqi Oo Gaaray Magaalada Baladweyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan

        Baladweyne 08.Aug (SDN) Wasiirka Gaashaandhiga iyo wafdi uu hogaaminayo oo goor dhaw gaaray magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa halkaasi kulamo kula qaadanaya maamulka Gobolka Hiiraan. Wafdiga Wasiirka gaashaandhigga Mudane Cabdixakiin Maxamuud Xaaji Fiqi waxaa ka mid ah Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Cabdirisaaq, waxaana kulanka ay maamulka la qaadanayaan ay tahay sidii…

        Read More

          “Maanta kii wax badan filayey iyo kii wax yar filayeyba waa Inaad isku hanaysaan derajooyinkaas” M.Weyne ku Xigeenka S.land {DHAGAYSO}

          Hargaysa 08.Aug (SDN)Madaxweyne ku xigeenka Somalilland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa boqolaal qof oo ka mid ah Shacabka ku dhaqan caasimada hargaysa kula Tukaday Masjid Jaamaca weyn ee magaalada hargaysa. Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland waxa uu hadal kooban oo uu halkaasi ka jeediyay ku sheegay inuu ummadda reer Somaliland meel ay joogaanba ku bogaadiyay…

          Read More

            “DAAWO Madaxweynaha Somaliland Mawqifka Xukuumadiisa ee Shirka Brussels,Derajo bixinta Ciidamada iyo Qodobo kale”

            Hargaysa 08.Aug (SDN) “Waxaan jecelahay in aan halkan ka cadeeyo mawqifka dawladda ee ku aadan shirka dunidu noogu baaqday ee Brussels, maadaama ay EU-da iyo Somalia wada marti-gelinayaan (Co-hosting), waxaanu u aragnaa mid dhaawacaya jiritaanka iyo qaranimada Dalkan JSL, kaasoo aan waxba kaga duwanayn shirarkii hore ee aanu diidnay, sidaa darteed kama soo-qayb-gelayno shirkaas” Sidaaa…

            Read More

              DAAWO Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Tukashada Salaada Ciidal Fidri ee Saaka

              Hargaysa 08.Aug (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mduane Axmed Maxamed maxamuud (Silaanyo) ayaa saaka bulshada reer Somaliland kula ciiday Garoonka Xaafada Xawaadle ee kubada cagta halkaas oo uu kula tukaday kumanaan kun oo ka mida shacbiga Macaasimada Hargeysa Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayay Maanta u ahayd Markii 1aad ee Mudadii Sadexda Sanno ee Hogaaminta Qaranka uu hayay…

              Read More

                Ra’iisul Wasaaraha Somaliya oo hambalyo ku aaddan Ciidul Fidriga u diray dhamaan shacabka Soomaaliyeed

                Mugdisho: 8-Aug-2013 (SDN) Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa  Hambalyo kal iyo Laab ah u diray shacabka soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaanba. War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Ra’iisal wasaaraha oo Hambalyo ah, ayaa u dhignaa sidatan: “Anigoo ku hadlaya magacayga iyo kan Xukuumadda, waxaan halkaan Hambalyo ku…

                Read More

                  Guddoomiyaha Baarlamaanka somaliya oo Shacabka U Diray Hambalyo Ku Aaddan Munaasabadda Ciidul Fidriga… WARSAXAAFADEED

                  Mugdisho:8-Aug-2013 (SDN)Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, ayaa shacbiga Soomaaliyeed u diray Hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fidriga.   Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa War-saxaafadeed uu munaasibadda awgeed soo saaray ku yidhi sidan: “ASCWW dhammaan shacbiga Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan waxaan ugu hambalyeeynayaa Ciid Wanaagsan, Ciid Mubaarak, ‘HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO, Alle Subxaanahu Watacaalaa waxaan ka…

                  Read More

                    6 Xildhibaan Oo Dhexda Ku Dhacay Gunnadii Degmada Salaxley Oo Lasii Sidey” Xuseen Xasan Badmaax Ku Simaha Xoghayaha Arr.gudaha Xisbiga Ucid

                    Hargeysa:8-Aug-2013(SDN)Fadeexadii abid ka dhacda dawladaha hoose ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa waxay ka dhacday todobaadkan masalaha magaalada Hargeysa todobaadkan. Mayorka,kuxigeenka iyo xisaabayaha degmada salaxley ayaa gunadii degmada Salaxley ka soo qaaday Baanka dhexe ee Hargeysa.Kadib mayorka iyo kuxigeenku waxay ku hadheen hawlo ay ka lahaayeen caasimadda,waxaana lacagtii qaaday xisaabiyaha degmada Salaxley,marka uu marayo xaafada masalaha ayaa…

                    Read More

                      Madaxweyne Siilaanyo Waakan Maanta Waqooyiga Hargeysa ku Tukadaye Ma waxa uu Hibanayaa hiirTaanyadii uu ka qaaday Reer A/dhagax Furitaankii Ciyaaraha Gobolada?

                      Hargeysa: 8-Aug-2013 (SDN)Madaxweynaha Somaliland md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa  maanta salaaddii ciidulul-fidriga iska baal maray shacab badan oo ku sugayey Masjid-jaamaca Hargeysa, isagoo doorbiday inuu shacabka Garoonka Xawaadle oo ku yaalla Dhinaca waqooyi ee Magaalada Hargeysa la tukado salaadda. Madaxweynaha oo intuu madaxnimadda dalka hayey looga  bartay inuu ku Tukado Masjid-jaamaca weyn ee Hargeysa,…

                      Read More

                        “Dawlada Federaalka ah ee aan Madaxweynaha ka ahay Cid Somaliyeed oo ay duulimaad ku tahay ma Jirto” M.Weyne Xasan Sh.{DHAGAYSO}

                        Muqdisho 08.Aug (SDN) Madaxweynaha dawlada federaalka ee Somalia Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa Fariin ku saabsan Munaasibada Ciidal Fidriga waxa uu u jeediyay Shacabka Somaaliyeed . Madaxweynuhu waxa uu xusay in nabad ay ku gaadhi karaan Horumarka ay higsanayaan,Isagoo sheegay inuu fahamsan yahay Xanuunka dad badan oo Soomali ahi ay Goconayaan,Xusuusta Muragada leh ee soo…

                        Read More

                          Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo ka Jeediyay Garoonka Xawaadle {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 08.Aug (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland waxaa Wehelinayay Xubno ka Tirsan Golayaasha Qaranka,Madax ka Tirsan Xisbiyada qaranka iyo Mas’uuliyiin kale . Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo khudbad Kooban  halkaasi ka Jeediyay ayaa hambalyo u diray Guud ahaan Shucuubta Islaamka gaar ahaan Ummada Somaliland. Madaxweynuhu wuxuu ilaahay ka baryay in Ciidan Ciideeda ay ku gaadhaan bash bash…

                          Read More

                            Wasiir Foosiya Xaji Adan Oo Weerar Afka ah ku Qaadday Warbaahinta Soomaaliyeed

                            Mugdisho:8-Aug-2013 (SDN)Wasiirka arrimaha dibada dalka Soomaaliya ahna Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalkaas, Foosiya yuusuf xaaji Aadan, ayaa eedeyn ujeedisay bahda saxaafada kuna eedeysay inay si qaldan uturjumeen qaar kamid ah qodobadii kasoo baxay shirkii Kampala.   Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo maalintii shalay dalka dib ugu soo noqotay,Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdishana kula hadashay saxaafada,…

                            Read More

                              “Madaxweyne Xaafadani waa Meeshii Codadka badan aad ka Heshay “Sheekh Aadan Siiro {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 08.Aug (SDN) Sh.Aadan Xaaji Maxamud Xiiray “Aadan Siiro” ayaa soo dhaweeyay in Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo Saaka Markii u horaysay kula Tukaday Garoonka Xawaadle ee Caasimada Hargaysa . Sh.Aadan Siiro waxa uu Talooyin dhinacyo kala duwan leh u soo Jeediyay Siyaasiyiinta iyo Shacabka Somaliland isagoo ka dalbaday dadka hanka Siyaasadeed lihi inay Saaxada dalka…

                              Read More

                                Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo maanta markii u horaysay Salaadii Ciida ku Tukaday Garoonka Xawaadle

                                Hargaysa 08.Aug (SDN) Waxaa Guud ahaan Gobolada iyo Degmooyinka dalka saaka si weyn looga Oogay Tukashada Salaada Ciidul fidriga. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Dadweyne Tiro badan waxa uu Saaka kula Tukaday Garoonka Xawaadle ee Caasimada Hargaysa . Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland waxaa Wehelinayay Xubno ka Tirsan Golayaasha Qaranka,Madax ka Tirsan Xisbiyada…

                                Read More

                                  Muqdisho oo si weyn looga Ciiday

                                  Muqdisho Aug 08,2013(SDN)-Waxa magaalada muqdisho si weyn looga dareemay damaashaadka ciida soonfur si san mudo dheer lagu arag caasimada dalka. waxa wadooyinka xamar lagu arkayay qeybaha Kala duwan bulshada oo ay ka muuqato reyn reyn iyo damaashaad aan caadi aheyn iyagoo Ku damaashaadaya ayaa la arkayaa. Goor dhaweyto ayay reer Muqdisho ka soo dareereen salaadii…

                                  Read More

                                    M.Weyne Faroole oo Hambalyo u diray Shacabkiisa,Kana Hadlay sida looga bixi karo dhibka taagan

                                    Garowe 08.Aug (SDN) Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa hanbalyo u direy dhamaan umadda Soomaaliyeed iyo kuwa Puntland oo ku aadan Munaasabada Ciida. “Ciid Mubaarak…Ciid Mubaarak” ayuu madaxweynuhu yiri Mar uu Xalay  uu la hadlayey warbaahinta gudaha Puntland ka hawlgasha, waxan uu Alle uga baryey in Soonkii bisha barakeysan dhamaan ka aqbalo iyo…

                                    Read More

                                      Wasaarada Arrimaha Dibada ee Somaliland oo ka Fal Celisay in Shirkad Shisheeye ahi ay Xeebaheeda Ilaaliso

                                      Hargaysa 08.Aug (SDN) Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Somaliland, ayaa caddeeyay in dawladda Jamhuuriyadda Somaliland aanay cidna uga habranayn, kana aqbalayn in ay soo farageliso xaqa ay u leedahay in ay maamusho xuduudaheeda badeed ee sharciga ah. Warsaxaafadeedka oo uu ku saxeexnaa wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis, waxa uu dabajoogay saxeexa…

                                      Read More

                                        Somaliland : Salaadda Ciidda oo Haatan si weyn la iskugu Diyaarinayo

                                        Hargeysa:8-Aug-2013 (SDN)Dhamaanba shacabka Reer Somaliland, ayaa si weyn Maanta ugu diyaargaroobayo Tukashada Salaadda Ciidda, iyadoo ay ku Naaloonayaan Amni iyo Farxad Dheeri ah. Guud ahaanba Gobolada iyo Degmooyinka Dalka, ayaa haatan laga dareemayaa dhaqdhaqaaqyada shacabku ugu diyaargaroobayaan maalintan, waxana dhamaanba Masaajidada ku yaalla Somaliland ka yeedhaya Takbiirta Diiniga ah loo jideeyey in lagu dikriyo maalintan…

                                        Read More