Beryahan danbe waxaa Somaliland ku ciyaaraya inan yar oo XIrsi la yidhaahdo oo cilmi, khibrad, taariikh, waaya aragnimo, sharaf iyo xishood midna lahayn oo adeerkii u dhiibey powerkii oo dhan.
Golaha Wadashiga iyo Toosinta Qaranka oo ka kooban raggii Somaliland xoreeyey markii Xirsi shunburadda ku cunaayey Kontuwaarey ayaa noqdey
hadaf Somaliland u soo baxay.
Hadaba booqo bogga Facebook ee Golaha Wadashiga si aad u hesho akhbaar iyo si aad fikirkaaga u soo dhiibato.
