Webmaster

    Ma Dhabaa in Xukuumada Somaliland Qorsheyneyso in ay Xabsiga Dhigto Guddoomiyaha UCID?

    Hargeysa July 15,2013(SDN)-Xukuumada Somaliland ayaa maalmihii u danbeeyay ku hawlaneyd sidii ay ula tacaali laheyd Gollaha Wadatashiga iyo Toosinta Qaranka ee dhawaanta looga dhawaaqay magaalada Hargeysa. Xukuuada ayaa sas weyn ka qaaday Gollahan oo toosh ku ifiyay wax qabad la’aanta Xukuumada. Sidoo kale Gollaha Wada Tashiga Qaran ee Somaliland oo ay ku bahoobeen Ashqaas dalka…

    Read More

      Dawladda Turkiga oo balanqaaday sii taageerista Wada-hadalka Somaliland & Soomaaliya iyo Dawladda Muqdisho oo natiijadii soo baxday weji kale u yeesh

      Hargeysa July, 15 2013 (SDN)- Dawladda Turkiga ayaa balan qaaday inay sii wadi doonto taageerista wada hadalka u socda dawladaha Somaliland iyo Somaliya, kaas oo wejigiisii labaad toddobaadkii hore lagu soo gunaanaday magaalada Istanbul ee wadanka Turkiga. Wasaaradda arrimaha dibadda Turkiga ayaa war-murtiyeed ay ka soo saartay saddexdii qodob ee ka soo baxay wada hadalkii…

      Read More

        Soomaaliya, Masar ma aha! Yuusuf Garaad Cumar

        Ganacsata Nairobi ayaa xalay afur u sameeyay Madax, siyaasiyiin iyo dad kale oo isugu jira aqoonyahanno iyo shacab Soomaali iyo Kenyan ka kooban. Waxay munaasabaddu ahayd wacdi, duco, isbarasho iyo in la isku guubaabiyo in nabadda laga shaqeeyo. Iyo in dowladda Kenya oo caasimaddeeda lagu qabtay munaasabaddana looga mahadceliyo taageerada ay la garab joogto Dowladda…

        Read More

          Colaadda Biyaha Niilka (Nile) iyo Saamaynta Geeska Afrika (Baadhitaan Saxaafadeed) Xog-Ururin, Qalinkii Xassan Cumar Hoorri Q.6aad

          Colaad Soo-Jireen Ah Colaadda soo jireenka ah ee Somaaliya iyo Ethiopia waxay soo jiitamaysay muddo ka badan 550 sannadood. Sannadkii 1531 Axmed ibn Ibrahim al-Ghazi (Axmed Gurey) waxaa uu weerar ku ekeeyay Ethiopia, halkaas oo uu 28kii October ku awood tiray Boqor Lebna Dengel. Boqorku waxaa uu u sii babac dhigi kari waayay dirirtii Amba…

          Read More

            Somaliland lifts flight ban on UN Aircrafts

            Hargeisa, July 15, 2013 (SDN) —Somaliland government has lifted a ban on UN flights imposed in May this year, Somaliland’s minister of civil aviation Mr. Mohamoud Hashi Abdi announced today. Aviation minister made this announcement during a press conference he held today in his office. “The ban has been lifted after considering the Aviation agreement reached by…

            Read More

              Kenya denies defying UN ban on Somalia charcoal trade

              Nairobi, July 15, 2013 (SDN) —Kenya has dismissed a UN report which accuses its troops in Somalia of facilitating charcoal exports in defiance of a UN Security Council ban. The report, leaked to Reuters news agency, said Kenyan troops helped export charcoal from Kismayo port after militant Islamist group al-Shabab lost control of it in September 2012….

              Read More

                DAAWO Gudoomiyaha Gobolka Sanaag iyo Duqa Ceerigaabo oo amaan u soo Jeediyay Boqor Buur Madow oo furdaamiyay Dil ka Dhacay Gobolkaas,iyo Boqorka oo dhaliilay Golaha Wada Tashiga Madaxa Banaan

                Ceerigaabo 16.July (SDN) Gudoomiyaha Gobolka Sanaag iyo Duqa Magaalada Ceerigaabo  ayaa Maanta  u Mahadceliyay Boqor Cismaan aw Maxamud Buur Madow oo Kaalin Mugleh ka qaatay hawl gal dhinaca amaanka ah iyo soo qabashada mid ka mid ah Gacan ku dhiigle ka Gaystay Gobolkaas  fal dil ah. Maamulka Gobolka Sanaag iyo Ka Degmada Ceerigaabo waxay Boqor…

                Read More

                  Pirate attacks shift from Somalia to Gulf of Guinea

                  London, July 15, 2013 (SDN) —Well-armed pirates are widening their area of operations and using new strategies in a “worrying surge” of attacks, kidnappings and armed robberies in West Africa’s oil-rich Gulf of Guinea, an international piracy monitoring agency said Monday. The London-based International Maritime Bureau published figures for the first six months of the year indicating…

                  Read More

                    Kenyan Forces Will Remain in Somalia Until Country Stabilize

                    Nairobi, July 15, 2013 (SDN) —Kenya’s government rejected accusations by Somalia that its forces breached their peacekeeping mandate and said the troops will remain there until the Horn of Africa country stabilizes.  Somali President Hassan Sheikh Mohamoud earlier this month asked a group of Kenyan forces to leave the country’s south, accusing them of violating their mandate…

                    Read More

                      Dalada SSE oo Bilo kadib Canbaaraysay Falkii lagu Weeraray Wargayska Hubaal iyo Xukunkii ku Dhacay Mas’uuliyiintiisa

                      London 16.July (SDN) Sida aan saxaafadda kala soconay waxa magaalada Hargeisa ee casimada jamhuuriyada Somaliland ka dhacay laba arimood oo kala ahaa weerar lagu qaaday 24-kii April ee sanadkan xarunta wargayska Hubaal oo dhaawac loogu gaystay laba suxufi, sido kale waxa la xidhay bishan July 3-deedii ee 2013-ka labada suxufi ee Hassan Hussein Abdillahi  iyo…

                      Read More

                        Google oo soo Bandhigtay Xogta reer dalka iyo dadka Somaliland

                        Adeeg cusub oo kuu sahlaya sidlii aad wax uga ogaan lahayd dalka iyo dadka Somaliland, sida; Golayaasha, Dastuurka, Dhulka iwl, ayaa markuu u horaysay laguugu diyaariyey adeega loo yiqaan Applications(APPs ) oo kuugu shaqaynaya telefoonada gacanta ee casriga ah (Smart phones), sida; LG,SAMSUNG,SONY,MOTROLA. Adigoo kasoo dajisanaya MARKET GOOGLE PLAY ama ANDRIOD, Adigoo ku baadhaya ciwaanka…

                        Read More

                          Maareeyaha Cusub ee Hay’ada Dhawrista Tayada oo Xilkii kala Wareegay Mas’uulkii ka horeeyay

                          Hargaysa 16.July (SDN) Mareeyaha Cusub ee Hay’ada Dhawrista Tayada Cali Maxamed Cabdulle (Biikalo) ayaa Si rasmi aha Maanta Xilkii uga lawareegay Guddomiyihii hore ee hay’ada Dhawrista Tayada Siciid Saleeban, Munaasibada Xilwareejinta ah ayaa waxa ka qaybgalay Wasiirudawlaha Madaxtooyada Maxamed Muuse Abees, Wasiirudawalaha Waxbarshada, Maareyaha WFP, Wasiir Ku-xigeenka Ganacsiga Bashiir Cabdi Xariir iyo Masuuliyiin kale iyo…

                          Read More

                            Kenya beenisay in Ciidankeeda ku Sugan Kismanyo ay u Sahlaan Soo dhoofinta dhuxusha

                            Kismaanyo 16.July (SDN) Dowladda Kenya ayaa beenisay in ciidankeeda Kismayo ku sugan ay fududeyeen dhoofinta sharci daradda ah ee dhuxusha oo ay Qaramada Midoobay maamnuucday February,2012. Reuters ayaa soo daabacday warbixin ay kooxda Qaramada Midoodabay u qaabilsan dabagalka cunaqabadaynta ka diyaarisay ciidanka Kenya oo sheegtay inay fududeyeen dhoofinta dhuxusha horey loo mamnuucay. Dhuxusha Kismayo ayaa…

                            Read More

                              Hayada Horn Center for Criminal Justice Advancement Oo Sharci Daro Ku Tilmaantay Golaha Siyaasiga Ah Ee Hargeysa Lagaga Dhawaaqay

                              Washington 16.July (SDN) War saxaafadeed uu ku saxiixan yahay Madaxa Hayada Horn Center for Criminal Justice Advancement ee fadhigeedu yahay dalka maraykanka Mr. Maxamed-Nasir M Dhoore kana faaloota talona ka bixisa arimaha garsoorka iyo cadaalada ayaa gebi ahaanba ku tilmaamay golaha siyaasiga ah ee Hargeysa lagaga dhawaaqay mid baal marsan sharciga iyo qawaaniinta Somaliland. Hadaba…

                              Read More