Muwaadinow Magaca Dastuurka oo wayda ayaan laguu adeegsan ee adiga Dastuurkoo Waafiyii ha kuu adeego: Golaha Wadatashiga V Dawladda.JSL
Qormadaydan waxaan jecelahay in aan ku eego ugu yaran sedex qoral oo saxaafadda ku soo baxay oo ku aadanaa ku dhawaaqidda Golaha wadda Tashiga iyo Toosinta Qaranka. Qoraalladu waxay ka soo kala baxeen ama laga soo qoray; Gudoomiyaha Kulmiye, Muse Bixi Cabdi Wasiirka Arrimaha Gudaha, Cali Waran Cadde Wasiirkii hore ee Ganacsiga, Abiib Xasan Filil…
