Webmaster

    Garabka Haweenka Xisbiga Ucid Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyey Eedayn ay Madax Samafalka Madaxtooyadu U Jeedisay Faadumo Siciid oo ka tirsan Masuuliyiinta Xisbiga mucaaridka ah ee UCID.

    Hargaysa 16.July (SDN)  Garabka Haweenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa Jawaab kulul ka Bixiyey eedayn ay dhawaan u jeedisay  Madaxa Samalka Madaxtooyadu Faadumo Siciid oo ka tirsan Masuuliyiinta Xisbiga mucaaridka ah ee UCID. Garabka Haweenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Sidaasi Waxay kaga Jawaabeen   Shir Jaraa”id oo ay Caawa ku Qabteen Xarunta dhexe ee…

    Read More

      Halkan Ka DHAGAYSO Wasiirka Duulista iyo Hawada iyo Go’aanka uu Xayirada kaga qaaday Duulimaadyadii Qaramada Midoobay

      Hargaysa 16.July (SDN) Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada ee JSL Md Maxamuud Xaashi Cabdi oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal International Airport ee Magaalada Hargaysa ayaa waxa uu kaga dhawaaqay in hawada Somaliland loo fasaxay diyaaradaha Qaramada Midoobay, halka sidoo kalena uu kaga  hadlay arimo ay ka mid yahiin maamulida hawada Somaliland…

      Read More

        Guddoomiyaha Xisbiga Qaran ee UCID ee dalka UK ayaa ku dhaliilay Xukuumada Somaliland in ay TVyada ka dhigtay Qaar ay Xanibtay iyo qaar ay Laaluushtay

        London July 15,2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Qaran ee UCID laantiisa UK Md Maxamed Jaamac Koodbuur Shiine ayaa warbaahinta muqaalka ah ku eedeeyay in ay noqdeen qaar jeebka u galay xukuumada Somalailand. Guddoomiyuhu waxa uu xukuumada Somaliland ku dhaliilay in ay Hantidii umadda u isticmaashay sidii ay qqarna u caburin laheyd qaarka kalena jeebka u gashan laheyd Saxaafada…

        Read More

          Dalada Sonyo oo Kulan u Samaysay Xubno dhalinyaro ah oo ku soo biiray Saaxada Siyaasada

          Hargaysa 16.July (SDN) Dalada Dhalinyarada Somaliland ee Sonyo ayaa Munaasibad Dhiirigalin iyo Soo Dhawayn iskugu Jirta U Qabatay xubnihii dhalinyarada ahaa ee uu dhawaan madaxwaynaha JSL Xilalka U Magacaabay Munaasibada habeenkii xalay ka Dhacday Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeisa oo ay Ka soo Qayb galeen wasiirada wasarada dhalinyarada iyo ciyaaraha ,ganacsiga iyo maalgashiga caalamiga ah  gudoonka…

          Read More

            ‘Waxan Leeyahay Ka Noqda Go’aankaas Dareenka Shacabka Kiciyay Qaranka Somaliland Waqtigan Uma Baahna Wax Khal Khal Geliya” Boqor Buur Madoow Oo Ka Hadlay Golaha Hargeysa Lagaga Dhawaaqay

            Ceerigaabo 16.July (SDN)Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadoow ayaa ka hadlay golaha loogu magac-daray golaha wada tashiga iyo toosinta qaranka oo uu sheegay inuu yahay gole shaki geliyay shacabka isla markaana aan loo baahnayn in somaliland maanta khal khal iyo shaki la kala keliyo Boqor Buur-Madow waxa uu sidaasi ku sheegay xili uu ka hadlayay munaasibad…

            Read More

              Qurbejooga Reer Somaliland oo bilaabay xiriiro ay ku abaabulayaan Taageero Maaliyadeed iyo mid Siyaasadeed oo ay Siiyaan Gollaha Wada Tashiga

              London July 15,2013(SDN)-Qurbejooga reer Somaliland ee ku kala nool qaaradaha Yurub iyo Woqooyiga America ayaa bilaabay xiriiro dhanka Isgaarsiinta ah oo lagu abaabulayo taageero mug leh oo loo fidiyo Gollaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka. Qurbejooga ayaa ilaa iyo haatan ku guddo jira isku dubarida Guddi arinkan abaabula oo isu keena isbedel doonka Somaliland. Qorshaha…

              Read More

                Xukuumada Somaliland oo Xayiraadii ka Qaaday Duulimaadyada Diyaaradaha Q.M ee ay Hore u Xayirtay

                Hargaysa 16.June (SDN) Xukuumadda Somaliland ayaa maanta si rasmi ah u qaaday xayiraaddii ay hore u saartay Duulimaadada Diyaaradaha Qaramada midoobay una fasaxday inay soo fadhiisan karaan Gegooyinka Diyaaradaha ee Dalka JSL. Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada ee JSL Md Maxamuud Xaashi Cabdi oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal International Airport ee…

                Read More

                  Somaliland iyo Hawadeeda sare ? Q.1aad

                  Sida aynu la wada socono, waxa dhowaan lagu soo gebogebeeyey dalka Turkiga wareegii 4aad ee wada hadaladii u dhexeeyey Somaliland iyo Somaliya. Arimaha lagu heshiiyey waxa ka mid ah, qodob qeexaya in Maamulka hawada sare ee dalkii Somalia lagala soo wareego hayadaha kala duwan ee gacanta ku haya (UN/UNDP/ICAO/CASCAS), la abuuro hay`ad wadaag/wadajir ah (Somaliland/Somalia)…

                  Read More

                  (DHEGEYSO)Jawaab Denleydii Wasiir Xirsi:Ninka Duubka(xilka) kuuxiray Darajaba Derajaba kumuu Siin,Debi buu ku geliyee Derejaba xaq uma lihid. Abwaan Cabdilaahi Sheekh Ismaciil

                  Toronto July 15,2013(SDN)-Abwaan Cabdilaahi Sheekh Ismaaciil ayaa Jawaab ka bixiyay tixdii Denleyda aheyd ee uu Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mucaaridkiisa u tiriyay. Abwaan Cabdilaahi ayaa sidoo kale Jawaab ka bixiyay eed uu dhawaan Wasiir Xirsi u jeediyay Guddoomiyaha Xisbiga Qaran ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/dhexyar.MP3″] HALKAN GUJJI SI AAD UDHEGEYSATO JAWAABTA DENLEYDII…

                  Read More

                    Shirkii Somali Economic Forum ee Maalgashiga Soomaaliya 2013ka oo lagu soo Gabagabeeyay Nairobi“SAWIRRO”

                    Nairobi, 15, july 2013.(SDN)-Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya ayaa maalmihii 11-12 July 2013 waxaa lagu soo gabagabeeyay shir looga hadlayay maalgashiga Soomaaliya,waxaana ka soo qaybgalay shirkado ajnabi iyo Soomaali isugu jira. Shirka waxaa soo qaban qaabiyay Somali Economic Forum waxaana maalgashadaayasha ajnabiga iyo Soomaalida isugu jiray lagu tusaaleeyay fursadaha ka banaan Soomaaliya xilligan oo…

                    Read More

                      Suldaanka Guud ee Somaliland oo Taageeray Gollaha Wada Tashiga Somaliland sheegayna in Xukuumadu dooneyso in ay Xabsiga Dhigto

                      Hargeysa July 15,2013(SDN)-Suldaanka Guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa mar uu saxaafada u waramayay manata waxa uu sheegay in Gollaha Wada Tashiga Somaliland la soo dhaweeyo uuna u arko in ay xal waara keeni karaan. Suldaanku waxa kale oo uu qarxiyay in xukuumada Somaliland ay qorsheysay in Xubnaha ku bahoobay Gollaha Wada Tashiga…

                      Read More

                        Golaha Wada Tashiga Somaliland oo Sharaaxaad ka bixiyay Ujeedooyinkooda, Xukuumadana Dhaleeceeyay

                        Hargeysa July 15,2013(SDN)-Gollaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka ee Somaliland dhawaanta lagaga dhawaaqay Hargeysa ayaa fasiraad ka bixiyay sababha ay u doorteen magaca Golaha iyo Ujeedooyinka ka dambeeya. Golaha Wada Tashiga ayaa ku eedeeyay dawlada Somaliland  inay si khalad ah u fasireyso Golha iyo waxa uu damacsan yahay, wuxuuna war-murtiyeed uu goluhu maanta ka soosaaray…

                        Read More

                          Guddida Aqoonyahanka Hargeysa oo Canbaareeyay Heshiiskii Hawada ee Somaliland iyo Soomaaliya

                          Hargeysa July 15,2013(SDN)-Guddi ay leeyihiin Aqoonyahanka magaalada Hargeysa ayaa Canbaareeyay goaankoo maaxweyne Axmed Siilaanyo ee ku wejahnaa Heshiiskii Hawada ee Somaliland iyo Soomaaliya ay dhawaanta kala sexeexdeen. Qoraal ay arrinkan ka soo saareen Aqoon yahanku ayaa sidan u qoraa: Ujeedo: Cambaarayn Gudida aqoonyahanka badhtamaha iyo koonfurta Hargeysa waxa aanu si adag u cambaaraynaynaa go’aanka ay…

                          Read More

                            DAAWO:Wasiir Xaglo Toosiye oo Hargeysa dib ugu noqday

                            Hargeysa July 15,2013(SDN)-WASIIRKA CAAFIMAADKA EE SOMALILAND AYAA DIB UGU LAABTAY MAGAALADA HARGEYSA KA DIB KULAN UU QAADHAAN BIXIYAYAASHA KULA QAATAY MAGALADA NAIROBI EE XARUNTA DALKA KENYA. WASIIRKA AYAA SIDOO KALE SOO MARAY DALKA JABUUTI OO UU KA QAABILAY DEEQ DAWO ISLA MARKAANA UU LA KULMAY WASIIRKA CAAFIMAADKA EE DALKAAS,DAAWO.

                            Read More

                              DAAWO:Ergeyga gaarka ee Qaramada Midobey u Qaabilsan Soomaaliya oo ka hadlay Doorashooyinka Puntland

                              Garoowe July 15,2013(SDN)-Ergeyga garka ah ee  QM u qaabilsan Soomaaliya Nicolas Kay oo booqasho ku jooga Magaalada Garoowe ayaa ka waramay rabshadaha hareeyay doorashooyinkii Puntland. Ergeyga ayaa ka warbixinaya rabshadaha lgala hortagay doorashooyinka iyo goaanka Maamul goboleedku ku hakiyay doorashooyinka,DAAWO. SRSG NICHOLAS KAY- PUNTLAND LOCAL ELECTION VIOLENCE NM from AU/UN IST News on Vimeo.

                              Read More