WAR DEG DEG AH:Diyuurad siday Madaxweynaha Soomaaliya oo Dab qabsaday
Muqdisho July 08,2013(SDN)-Duyuurad rakaab ah oo siday madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kolkii ay hawada ku jirtay mudo 20 daqiiqadood ah waxa soo wejahay cilad keentay in duyuuradu dab qabsado. Duyuuradan Madaxweynaha Soomaaliya siday ayaa dib ugu noqotay Gegida Duyuuradaha ee Aadan Cade. Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Eng Cabdiraxmaan Yariisow oo saxaafada uga waramay arintan…
