Webmaster

    Wasaarada Duulista iyo Hawada ee Somaliland oo Daboolka ka qaaday in la Joojiyay ku Safarka Basaborka Somalia ee Green Passport

    Hargaysa 09.July (SDN) Wasaarada Duulista iyo Hawada ee Somaliland ayaa maanta shaaca ka qaaday in la Joojiyay Isticimaalka Baasaborkii hore ee Somalia ee Green Passport,oo  ay horena u Joojisay Isticmaalkiisa Dawlada Somalia . Warsaxaafadeed uu soo saaray Agaasimaha Guud ee Wasaarada Duulista iyo Hawada Axmed Dalal Faarax ayaa u dhignaa Sidan:- Anigoo tixraacaya Warqada ka…

    Read More

      Madaxweynaha Milaterigu talada u dhaariyay oo magacaabay Raysul-wasaare kumeel-gaadh ah iyo Madaxweyne ku-xigeen

      Qaahira July 9, 2013 (SDN)- Madaxweynaha kumeel-gaadhka ah ee ay magacaabeen Milateriga afgambiga ka sameeyay dalka Masar, ayaa goor dhawayd Raysul-wasaare u magacaabay Mr Hazem ElBeblawi. Madaxweyne Cadli Mansoor oo talada qabtay kadib afgambiga lagu sameeyay Madaxweynihii sida xorta ah loo doortay Mohamed Mursi, waxa uu Mr. Hasim al-Beblawi u magacaabay inuu noqdo Raysul-wasaaraha dawlad…

      Read More

        Wasaarada Dibu Dejinta oo ka Hadashay Qaabka ay u maarayso Deeqaha dadka danyarta ah loogu talo galay

        Hargaysa 09.July (SDN) Agaasimaha Waaxda Samafalka ee wasaaradda dib u dejinta Md siciid cabdi gaboobe ayaa maanta ka warbixiyey qaabka ay wasaarad ahaan u maareeyaan deeqaha guud ee dadka danyarta ah la gaadhsiinayo. Agaasimaha oo u waramayey Shabkada Qurbejoog.com ayaa sheegay in inta badan deeqaha noocaas ah ee dalka yimaaddaa ay ka soo gaadhaan Wadamada…

        Read More

          War Saxafadeed Xisbiga Ucid ee Uganda Qadashada Kadhadhka Xisbiga

          (Uganda)   Dhamaan Tageerayasha Xisbiga Ucid ee Uganda  waxa lagu war galinayaa in la bilaabay qadasha Kadhadhka Aqooniga Xisbiga Taas oo loogu talagalay Dhamaan Xubanaha Uganda  in lagu aqoonsado khadhadhka xisbiga , waxad kala soo xidhidhi doontaa cinwaanka hoos ku qoran. Gudomiyaha Xisbiga ee Uganda Mudane :khaddar Mohamed nour (bitijoor) Tel:0791661106 Email:     khadarbitijoor@gmail.comXafiiska Ucid ee Uganda:…

          Read More

            Ra’iisul Wasaaraha Somaliya oo soo gabagabeeyey socdaalkiisii Baydhabo, kana warbixiyay natiijada safarkiisa

            Muqdisho July 9, 2013(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdigii uu hogaaminayay, muddo labo cisho ahna howlo shaqo u joogay  magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha ayaa intii uu ku sugnaa magaalada Baydhabo waxa uu kulamo kala duwan la soo…

            Read More

              Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo abaal marin u siisay ,shirkada Telesom astaantii (logo) Somtel , iyo TV ga madaxbanaan ee Universal oo shirkadaas awgeed loo weedhinaayo,

              (SDNKAMPALA)Waxaa cado iyo dhaqaan xun inoo noqotay in wadankeeni laga waayo qof reer Somaliland ah oo ka hadli kara si waddaniyad leh dhibaatada guud ee saamaynta ku dhex yeelan karta bulshada dhexdeeda kana hor imaan karta horumarka guud ee inaga wada dhexeya, hadaanu ahayn mid ka dhex arkaaya danaha beesha uu ka soo jeedo ama…

              Read More

                UNITED NATIONS POLITICAL OFFICE

                From KA to Bankii Moon From KA to Banks  Moonlight The office of the UN  for political office has reached today at this time at this moment in the Usual meetings  H/E the secretary clearly the security council has felt the anger of working elaborated and warning of a longing corruptions at any rate and …

                Read More

                  US slowly steps up diplomacy in Somalia

                  Washington, July 09, 2013 (SDN) — Twenty years after the U.S. military’s “Black Hawk Down” disaster, the Obama administration is slowly stepping up relations with Somalia even though security requires American officials to be sheltered behind blast walls and unable to see nearly any of the chaotic country. The high caution in Somalia sharply displays the frustrating…

                  Read More

                    Somali car explodes in Mogadishu’s Bakara market

                    Mogadishu, July 09, 2013 (SDN) — A car has exploded inside the main market in the Somali capital after a hand grenade was thrown into the vehicle, police have told the BBC. It was carrying police officials, four of whom were wounded, he said. It happened during one of the busiest shopping days, on the eve of…

                    Read More

                      Holy Month of Ramadan Begins Tomorrow

                      Hargeisa, July 09, 2013 (SDN) — Somaliland’s minister of religious affairs and endowment Sheikh Khalil has said that the holy month of Ramadan will start tomorrow following the non- sighting of the moon as at yesterday. Fasting is one of the five pillars of Islam. It is an annual and month-long spiritual exercise decreed for all matured Muslim faithful…

                      Read More

                        “Madaxweynaha Somaliland waa Madaxweynihii uu la sharaxnaa ee doorashadii isaga (Guddoomiyaha UCID) 100% foodka kaga helay” Wasiirka Warfaafinta

                        Hargaysa 09.July (SDN) Wasiirka  Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa maanta jawaab  ka bixiyay eedaymo uu Guddoomiyaha xisbiga UCID  u jeediyay Madaxweynaha Somaliland Iyo Wasiirkiisa Madaxtooyadda. Wasiir Cukuse ayaa ku tilmaamay dhawaaqa Faysal Cali Waraabe ka soo yeedhay qaar ceeb ku ah qaranimadda isla  markaana aan la qaadan Karin…

                        Read More

                          Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Dhanbaal Bisha Barakaysan ee Ramadaan u diray Shacabka Somaliland

                          Hargaysa 09.July (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu Dhambaal Hambalyo ah u dirayaa Shacbiga Somaliland Meelkastoy Joogaan Dalka Guddihiisa & Debediisaba, Bisha Barakaysan ee Ramadaan Awgeed, uguna Bushaararaynaa Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo Kowsatay caawa, ILLAAHAY-na waxa uu uga Baryayaa inuu Sannadka Sanadkiisa Bash-Bash & Barwaaqo ku gaadhsiiyo bishan bisheeda….

                          Read More

                            Wasiirka Warfaafinta oo uga digay Madaxda Wasaaradaasi inaanay Gacantiisa Sababsan,Kuna Goodiyay in Kii Xafiiskiisa laga waayo uu banaanka yahay

                            Hargaysa 09.July (SDN) Wasiirka wasaaradda warfaafinta  dhaqanka iyo wacyigelinta mudane C/llaahi Maxamed Daahir ayaa maanta kulllan guud oo uu la yeeshay shaqaalaha qaybaha kala duwan ee wasaarada warfaafinta  waxa uu ku booriyay inay sii laban laabaan dadaalkooda shaqo ee ay ugu adeegayaan bulshada. Md Cukuse waxa uu sheegay in wasaaraddu mas’uuliyad balaadhan u hayso qaranka,…

                            Read More

                              Kulan lagu lafo gurayay Siyaasada Daawooyinka Somaliland oo Hargaysa lagu soo Gabo gabeeyay

                              Hargaysa 09.July (SDN) Kulan ay ka qayb qaadanayeen hawlwadeenada caafimaadka Somaliland iyo saraakiil ka socotay xafiiska WHO ee Magaalada Nairobi  kuna saabsanaa siyaasadda dawooyinka ee Wasaaradda caafimaadka oo muddo sadex maalmood ah ka soconayey Magaalada hargaysa ayaa maanta si rasmi ah loogu soo gebegebeyey Magaalada Caasimadda ah ee Somaliland. Marwo Aasiya Cismaan Axmed Madaxa WHO…

                              Read More

                                Madaxweyne Siilaanyo oo Kormeer Kedis ah maanta ku soo maray qaar ka mid ah Hay’adaha Dawlada

                                Hargaysa 09.July (SDN) Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta kormeer hawleed ku soo maray qaar ka tirsan xarumaha wasaaradaha iyo Hay’adaha qaarkood, kuwaasoo ay ka mid yahiin wasaaradda warfaafinta wacyigelinta iyo Dhaqanka. Madaarka Caasimadda, Xarunta Dawladda Hoose ee Magalada Hargaysa iyo Cusbitaalka caruurta ee Dr, Maxamed Aadan Sheekh. Madaxweynahu waxa uu kormeerkiisa…

                                Read More

                                  Magaalada Minneapolis oo laga furay: Hay’adda Minnesota Somali Champer of Commerce

                                  Minneapolis July 09,2013(SDN)-Waxaa magaalada Minneapolis, ee gobolka MN, maalintii ay bishu aheed July 6 deedii looga dhawaaqay hay’ad cusub oo loogu magac daray: Minnesota Somali Champer of Commerce. Hay’adaan oo wax wayn ka badali doonta ganacsatadda Soomaaliyeed ee degan gobolka Minnesota oo ah meeshaa ay degan yihiin Soomaalida ugu tiro iyo tayo badan cariga waqooyiga Maraykanka,…

                                  Read More