Ra’iisul Wasaaraha oo booqasho labo maalin ah ku jooga magaalada Baydhabo
Muqdisho, July 09,2013(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa saaka soo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay. Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa safarkiisa ku wehliya Wasiirka Gaashaandhiga Mudane Cabdixakiin Maxamuud X. Faqi, Wasiirka Ganacsiga Mudane Maxamed Axmad Xasan, Wasiirka kuxigeenka Wasaaradda Adeegga Bulshada Maxamuud Macalin…
