Webmaster

    Axmed Madoobe oo Gacan ku haynta Kismaayo ku Keliyaystay isla markaana ay baxsadeen ragii ka soo Horjeeday

    Kismaayo 30.June (SDN) Ciidamada Maamulka Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa la wareegay gacan ku haynta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose, kaddib dagaallo saddexdii maalmood ee ugu dambeeyay ka socday gudaha magaaladaas. Dhinacyadii kasoo horjeeday maamulka Axmed Madoobe ayaa la sheegay in ay isaga baxeen magaalada kaddib markii culeys ciidan la saaray, iyagoo…

    Read More

      Wasaarada Hawlaha Guud oo Shaacisay Liisamada Casriga ah ee Wadista Gaadiidka {DHAGAYSO}

      Hargaysa 30.June (SDN) Wasiirkii Hore ee Wasaarada Hawlaha Guud iyo Guryaynta haatana loo Magacaabay La Taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha Doorashooyinka Mudane Axmed Cabdi Xaabsade ayaa Maanta Shaaciyay Liisamada Cusub ee Wadista Gaadiidka oo la Jaanqaadaya Kuwa Caalamka Isla markaana ay Qandaraas ku siiyeen Mid ka Mid ah Shirkadaha Wadaniga ah . Mudane Axmed Cabdi Xaabsade…

      Read More

        ‘Xil-Dhibaan’: Xil-Ma-Dhaad Xil-Ma-Qaad.Qalinka (Dhafan-Dhaaf Sheekada: Ii Dhiib An Kuu Dhiibee….. I Dhigo Aan Ku Dhigtee): Boobe Y.Ducaale

        (Dhafan-dhaaf sheekada: Ii dhiib an kuu dhiibee….. I dhigo aan ku dhigtee) “Muskii Baarlamaannada markaan, meel isugu geynay, Madaxweynayaal iyo markii, Minister loo doortay, Maskaxdii wacneyd iyo dadkii, meel u wada jeeday, Nimankii mel-melay waa kuwii, maalay keligoode, Hadday maalintii na hor kacaan, midho ma weyneene, Marnaba yeydinaan dhicin kuwii, male ku soo goostay, Muraadkoodu…

        Read More

          Maayarka Boorama oo Ka Xog Waramay Shir u furmay Maayarada Magaalooyinka Waaweyn ee Somaliland

          Hargaysa 30.June (SDN)Maayirada Degmooyinka Derajada Kowaad ee Gobolada Dalka ayaa maanta Kulan ku yeeshay Xarunta  Dawlada Hoose ee  Magaalada Hargeysa. Kulanka  Maayirada oo uu shir Gudoominayey  Maayirka Caasimada Hargeysa Mud,C/raxmaan maxamuud Caydiid, ayaa waxa ay  maayaradu kaga wada  hadleen sidii ay isaga kaashan lahaayeen howlaha  horuumarineed ee degmooyinka ,wax wada  qabsina ay u yeelan lahaayeen….

          Read More

            Ciidamada Somaliland oo la Wareegay Magaalada Tukaraq

            Tukaraq June 30,2013(SDN)-Ciidamada Somaliland ee mudadab fadhiyay duleedka magaalada Tuka raq ayaa saaka galay magaaladaasi ugana sii gudbay halka la Yidhaahdo Yoocda. Degaanadan oo mudo dheer fadhiisin u aheyd marna ciidamda Puntland mar qaar ka amar qaata Khaatumo ayaa haatan Somaliland gacanta u galay. Ilaa Hada wax war ah kama soo yeedhin Puntland iyo Khaatumo,sidoo…

            Read More

              Xisbiga UCID oo Guddoomiye ku-Xigeenkooda Tacsiyadeeyay

              INAA LILAAH WA INAA ILAAHI RAAJICUUN   Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelaka UCID Waxa uu tacsi u dirayaa Gudoomiye ku Xigeenka Xisbiga UCID Mudane Adan Hoori oo xaaskiisii Sahara Salaad Xirsi ku geeriyootey Dalka imaaraadka Carabta shalay 28/06/2013.   Waxaan ilaahay uga baryayaa Sahra in janadii fardawsa ka waraabiyo, dhamaan qoyskii iyo qaraabadiiba uu inaga siiyo…

              Read More

                Qormadii 11aad = Xukuumada Siilaanyo iyo Xeerarkii Dastuurka ee ay u-badheedhey in ay si-cadaan ah u-baalmarto

                Xukuumada Siilaanyo waxa ay kursiga haleeshay iyada oo wadanka S/land uu yahay wadan nabdoon oo u-baahnaa in dimuqraadigii lagu maalin-riyoodey in la kool-kooliyo oo la naaxiyo maa-daama ay dadkiisu wax-qab-sadeen oo nabadoodiina  ilaa-shadaan. Wadaagayaal waxaa wadan wax-kadhiga dawladiisa iyada oo la kaa-shaneysa shacabkeeda. Sidaad ogtihiin wadan wuxuu taabo-galaa oo uu horumar-la-taaban-karo ku-ta-laab-sadaa markuu helo madax-daacad-ah…

                Read More

                  Muqdisho: Maxkamad ciidan oo xukun dil ah ku riday laba askari, maxay tahay sababtu?

                  Muqdisho June, 29 (SDN)- Maxkamadda ciidamada qalabka-sida ee dawladda Soomaaliya, ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku riday laba askari oo lagu helay dilka dad rayid ahaa. Sida uu warbaahinta u sheegay Gaashaanle dhexe Cabdiqaadir Keys oo ka tirsan garsooreyaasha Maxkamadda ciidamada, labada xukunsane oo lagu kala magacaabo Cabdiqani Cali Cabdullaahi iyo Cantoob Cadoow Maxamed,…

                  Read More