Hargaysa 01.July (SDN) Agaasimaha Guud ee Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta Mudane Xasan Cumar Horri ayaa Sheegay in baahi Weyn loo qabo sidii ay Somaliland u Heli lahad Furaha Dal ku Galka Telefoonada oo u Gaar ah .
Hadalkan ayaa Agaasimaha Guud waxa uu ka jeediyay Munaasibad ay Xilka Wasaaradaasi kula kala Wareegayeen Wasiirkii Hore ee Wasaaradaasi Mudane Cali Cilmi Geele iyo Wasiirka Cusub ee loo Soo Magacaabay Maxamed Jaamac Abgaal.
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/XHoori.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
