Webmaster

    AMISOM oo Eeda dagaalada ka socda Kismaayo isaga Riixday Dawlada Somalia iyo Dirirtii Kismaayo oo yara degtay

    Kismaayo 29.June (SDN) Afhyeenka AMISOM, Col. Cali Aadan Xumad ayaa sheegay maanta in dagaalka ka socda Kismaayo ay mas’uuliyaddiisa leedahay dowladda Soomaaliya, ciidamadooda halkaas ku suganna ay dhexdhexaad ka yihiin dagaalka. Col. Xumad oo u warramayay VOA-da ayaa sheegay in ciidamadooda aysan wax lug ah ku lahayn dagaalka socda, cid gaar ah oo ay la…

    Read More

      Khudbadihii Urur Siyaasadeedka Horseed ee Punt land iyo Ololihiisii Taageero doon {DHAGAYSO}

      Garowe 29.June (SDN) Gudoomiye ku xigeenka urur Siyaasadeedka Talada Punt land haya isla markaana ah Madaxweyne ku Xigeenka Maamul Goboleedkaas  Cabdisamad Cali Shire ayaa maanta kala Qayb galay Taageerayaasha Urur Siyaasadeedka Horyaal isu soo bax ay ku Muujinayaan Cududa Taageero ee ay haystaan. Mudane Cabdisamad Cali Shire oo halkaasi ka hadlay ayaa ka Warbixiyay waxqabadkii…

      Read More

        Urur Siyaasadeedka Talada Punt land haya ee Horseed oo Isu soo bax Maanta ka sameeyay Magaalada Garowe

        Garowe 29.June (SDN) Urur siyaasadeedka Horseed ayaa maanta isku soo bax balaaran u qabtay taageerayaashiisa magaalada Garowe ,waxana ay socod ku mareen wadooyinka magaalada intaan la iskugu iman Barxada wayn ee caasimada Puntland. Gudoomiye ku xigeenka Ururka Horseed Cabdisamad Cali Shire ,xubno iskugu jiray golayaasha ururka iyo heerarkiisa gobolka iyo degmo ayaa ka soo qaybgalay….

        Read More

          Mo Farah awarded CBE for London Olympics performance

          London, 29 June 2013 (SDN) – Olympic gold medallist Mo Farah has received a CBE from Prince Charles during a service at Buckingham Palace. The 5,000m and 10,000m specialist triumphed at both distances at the London Olympics last year and became one of Team GB’s biggest stars. The Somali-born athlete, 30, grew up in Hounslow,…

          Read More

            Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Gudaha oo Ka Waramay Waxqabadkoodii {DHAGAYSO}

            Hargaysa 29.June (SDN) Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland C.samad Cumar Maal ayaa Warbixin dheer oo dhinacyo badan taabanaysa waxa uu kaga waramay Waxyaabihii Wasaarada Arrimaha Gudaha u Hirgalay Mudadii uu Xilkeeda hayay Wasiirkii hore ee Wasaarada Arimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur . Agaasimaha Guud waxa uu Xusay Mashaariic kala duwan…

            Read More

              Muxuu Taliyaha Ciidanka Boolisku ka Yidhi Xilwareejinta Wasiirka Cusub ee Arrimaha Gudaha {DHAGAYSO}

              Hargaysa 29.June (SDN) Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan ayaa Sheegay in Ciidanka Booliska iyo Wasaarada Arrimaha Gudaha uu ka dhexeeyo Xidhiidh Culus oo Wada Shaqayneed waxaanu Soo dhaweeyay Wasiirka Cusub ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade oo Si rasmi ah Maanta ula Wareegay Xilkii Wasaaradaasi. Taliyaha Ciidanka Booliska ee…

              Read More

                “Waxaanu Dhawri doonaa Xoriyatul Qawlka,Madaxbanaanida Saxaafada,Xuquuqul Iinsaanka iyo Nabadgalyada” Wasiir Warancade {DHAGAYSO}

                Hargaysa 29.June (SDN) Wasiirka Cusub ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa dhaabadeeyay hawlgalka uu u arko inuu kaga bixi karo Xilka iyo Mas’uuliyada Culus ee Wasaarada arrimaha Gudaha ee loo Magacaabay . Mudane Warancade Waxa uu Xusay inuu ku dadaali doono Sidii uu Wada tashi ula yeelan lahaa Qaybaha Bulshada Waxaanu Xusay…

                Read More

                  Fighting Rages in Kismayo for a Second Day

                  Kismayu, 29 June 2013 (SDN) – Heavy fighting between rival militia groups loyal to Colonel Barre Hirale and Ahmed Madobe has erupted for a second day in the southern Somalia’s Kismayu port city residents said.  Reports from the city have confirmed to us that the combat flared up at Farjano nighbourhood and heavy artillery fire…

                  Read More

                    Somalia’s First Think Tanker on His Country: It’s a ‘Researcher’s Gold Mine’

                    This week, for the sixth time in a row, Somalia topped Foreign Policy’s Failed States Index, reinforcing its image as “the most failed of failed states.” And while it’s true that the country remains fragmented, with two autonomous breakaway regions, a persistent terrorist threat from al Qaeda-linked al-Shabab fighters, and foreign-financed warlords in the wide…

                    Read More

                      “Qabyaaladii ayaa dib u soo Kacday,Doorashadiibaa Carisay ilaa Ciyaarihii ayay Gaadhay “Weedhihii Wasiir Duur ee Xil Wareejinta {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 29.June (SDN) Wasiirkii Hore ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa maanta ka sheekeeyay Waayihii iyo duruufihii deriska kula noqday Wasaarada arrimaha Gudaha Mudadii uu Xilkeeda hayay . Mudane Duur waxa uu tilmaamay in Xilalka qaranku ay Meerto yihiin Isla markaana Maalinba qofkii ka soo bixi kara loo Magacaabo si uu …

                      Read More

                        Hambalyo Meher : Liiban Mohamed Abdilaahi & Marwadiisa Hodan Mohamed Hassan Oo Meherkoodu Ka dhacay Hargeysa

                        Anagoo kala ah Subeer Maxamed Cabdilaahi iyo Caruurtiisa ,Hooyo Amiina Ibaraahin Sanqadhyare ,Cali Ibraahin Sanqadhyare iyo Nasir Maxamed Cali iyo Caruurtiisa iyo dhamaan Asxaabtayda Reer London oo anan kala rabayn waxaan u dirayaa Hanbalyo aan la soo koobi karin Walalkay Liiban Mohamed Abdilaahi & Marwadiisa Hodan Mohamed Hassan Oo meherkoodu Ka dhacay hargeysa  .ilaahayna waxaan uga rajeynayaa in…

                        Read More

                          Kismaayo oo maalintii Labaad Colaad ku jirta

                          Kismaayo June 29,2013(SDN)-Magaalada Kismaayo ayaa maanta markii labaad dagaal ku jirta ka dib kolkii ay ciidamada Col Bare Hiiraale iyo kuwo ka amar qaata Axmed Madoobe ay halkaasi iasku wejeheen. Dagaalka ayaa si weyn u saameeyay xaafadaha Farjano iyo Faanoole oo ay ciidamada dagaalamayaahi isku wejeheen. Waxana magaalada ka socda qax dadku isaga yaacayaan colaadan…

                          Read More

                            Machad Afka Soomaaliga lagu Horumarinayo oo laga Furay Jabuuti

                            Jabuti June 29,2013(SDN)-Waxa Jamhuriyada Jabuuti laga furay Machad lagu horumarinayo luuqada Soomaaliga oo ay wadajir isaga kaashanayaan dhamaan maamulada degaanada Soomaalida ee Geeska Africa. Wasiirka Diinta,dhaqanka iyo Awqafta Jabuuti iyo Ururka PEN ayaa wadajir u furay machadka sida ay daabacday jariirada La Nation. Wasiirka umuuraha Diinta ee Jabuuti Adan Xasan Aadan,wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cabdulaahi Ciilmooge…

                            Read More

                              Madaxwyne Obaama oo lagu wado in uu Nelson Mandela booqdo

                              Pretoria June 29,2013(SDN)-Madaxweynaha Dalka Mareykanka Barack Obama iyo Xaaskiisa oo booqasho ku maraya qaarada Africa isla markaana maraya dhawr dal ayaa haatan ku sugan dalka Konfur Africa. Booqashada Obaama ee Africa ayaa looga gol leeyahay sidii loo kobcin lahaa xiriirka ganacsi ee u dheexeeya Qaarada iyo Marykanka. Madaxweyne Obama iyo Xaaskiisa ayaa lagu wadaa in…

                              Read More