Webmaster

    Xasan Daahir Aweys oo isaga tagaya Cadoodo

    Cadaado June 29,2013(SDN)-Maamul Goboleedka Ximin iyo xeeb ayaa shaaciyay in Xasan Daahir Aweys oo ka mid ahaa madaxdii sare ee ururka Al Shabaab uu go’aansaday in uu degaanada maamulkaa isga baxo. Sida uu saxaafada u sheegay Afhayeenka ximin iyo xeeb Maxamed Cumar Hagafeey Xasan Daahir ayaa diiday in uu tago magaalada Muqdisho. Hagafeey ma sheegin…

    Read More

      Somaliland oo iska hortaagtay in Maamul Goboleedka Puntland Olole Doorasho ku Qabto Badhan

      Badhan June 29,20139SDN)-Ciidamada Amaanka ee Somaliland ayaa maalmihii ina dhaafay tiraba dhawr jeer dib uga celiyay masuuliyiin ka tirsan guddida Doorashooyinka maamul goboleedka Puntland oo damacsanaa in ay halkaa ku qabtaan tababro la siinayo gudiyada magaalooyinka Badhan iyo Dhahar. Wasiir ku-xigeenka wsaarada Macdanta iyo Tamarta Somaliland Cabdisalaan Maxamed Xasan ayaa Jariirada Dawan ee Hargeysa ka…

      Read More

        Shurako:Somali Money Transfer Services Disruption

        Recently, some global financial institutions have announced that they will withdraw their support from Somalia’s money transfer (SMT) businesses, citing insufficient checks in place to prevent criminal activities including money laundering and terrorist financing. Shuraako and our partner global investors are deeply concerned by this development, and the consequences they will have for foreign investment…

        Read More

          Saamiga Beelaha Somaliland Ku Kala Leeyihiin Kuraasta Golaha Wasiirada

          Hargaysa  29Jun13  (SDN)waxan halkan idinku soo gudbinaynaa Saamiga ay ka heleen Beelaha Somaliland kurasida Golaha Wasiirada ,,,, Beesha Bariga Burco 1. Wasiirka Madaxtooyada 2. Wasiirka Duulista hawada 3. Wasiirka Macdanta 4. Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha 5. Wasiiru-dawlaha Waxbarashada 6. Wasiir-ku xigeenka Beeraha Beesha Galbeedka Burco 1. Wasiirka Arrimaha Gudaha 2. Wasiirka Deegaanka 3. Wasiirka Xanaanada…

          Read More

            Warsaxaafadeed Ay Soo Saareen Xisbiga UCID.Qaadashada Kaadhka Aqoonsiga ee Xisbiga UCID.

            JAMHUURIYADA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka UCID Justice & Welfare Party Ujeedo: Qaadashada Kaadhka Aqoonsiga ee Xisbiga UCID. Hargaysa 29Jun13 (SDN) Waxa aanu ugu bushaaraynaynaa dhamaanba taageerayaasha xisbiga UCID meelkasta oo ay joogaanba in loo dhamaystiray kaadhadhkii aqoonsiga xubin-nimada xisbiga ee aynu mudada dheer sugaynay. Laga bilaabo maanta waxa aanu si sharaf…

            Read More

              Somaliland Takes over the Control of Badhan in Eastern Sanaag

              Badhan, Jun 28, 2013 (SDN) – Somaliland armed forces has taken over today the control of Badhan district in eastern Sanaag region from Puntland forces. Before today’s take over Somaliland and Puntland administrations have been existing together in the district. Residents of Badhan have welcomed Somaliland’s takeover of the control of the city. Somaliland government…

              Read More

                Warbixin ku Saabsan Waayihii Faneed iyo Nololeed ee Marxuumad Maryan Cali Mudey oo ka Mid ahayd Fanaaniintiii Iftin {DHAGAYSO}

                London 28.June (SDN) Alle Naxariistiisii Jano ha ugu deeqee Waxaa Magaalada London ee Cariga Ingiriiska ku Geeriyootay Fanaanadii Caanka ahayd ee Hoboladii  Kooxdii Iftin Marxuumad Maryan Cali Muudeey oo Mudooyinkii u danbeeyay Xanuun loo dhigay Cisbitaalka ay ku Geeriyootay. Marxuumad Maryan oo ka mid ahayd Foolaadkii Kooxdii Iftin ee dhinaca Wacyigalinta waxaa ka Mid ahaa…

                Read More

                  Wasiirada warfaafinta arimaha dibada arimaha gudaha hanbalayo ayey mudan yihiin + isbarbar dhiga kuwi hore kuwan hada waa lixda wasiire + Faalo Wariye khadar bitijoor!!!!

                  (KampalaSDN) Marka ugu horeysa waxaanu idinku salaamayna salaanta islaamka asc wr wb ,hadaan uu daadago qormadeenan iskugu jirta hanbalayada iyo sababta hanbalyada ku mutaysteen saddexadan wasiiir ee kala ah, wasiirka arimaha dibada wasiirka warfaafinta Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) iyo wasiirka arimaha gudaha Md ali mohamed waran cade oo madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)…

                  Read More

                    Ciidanka Qaranka oo la Wareegay Maamulka Degmada Dhahar iyo Wefti Punt land ka Imanayay oo baaqday

                    Dhahar 28.July (SDN) Ciidamadda Somaliland ayaa maanta si buuxa ula wareegay Gacan ku haynta maamulka Degmadda Dhahar, halkaas oo ay labada maamul ee Somaliland iyo Puntland ka wada shaqayn jireen. Talaabadan ayay dadweynaha deegaankaasi soo dhaweeyeen sida uu ku soo waramayo wariyaha gobolka Sanaag Barri waxa uu sheegayaa in mudaharaad lagu taageero ciidanka Somaliland ka…

                    Read More

                      Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka UDAD ee Punt land oo dhaliilo u soo Jeediyay Maamulka Puntland iyo Gudida Doorashada {DHAGAYSO}

                      Garowe 28.June (SDN) Gudoomiyaha urur siyaasadeedka UDAD Siciid Faarax Sanwayne ayaa maanta kala hadlay Dadweynaha ku Nool Magaalada Garoowe oo isu soo bax balaadhan oo ay ku Muujinayaan Taageerada ay u hayaan Urur Siyaasaddeedkaas Waxaanu Gudoomiyuhu Khudbadiisa  kaga hadlay arrimo badan oo ku saabsan doorashooyinka ,nidaamka xisbiyada iyo barnaamijka ay ku hawlgalayaan. Ururka Horseed ee…

                      Read More

                        Maamulka Dahabshiil oo Cadeeyay inuu Baanka BarClays ka Noqday Go’aankii Xayiraadiisi Hore {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 28.June (SDN) Maamulka Shirkada Dahabshiil ayaa maanta Xaqiijiyay in Baanka BarClays ee Ku Yaala Wadanka Ingiriisku uu ka Noqday Go’aankii uu hore u soo saaray ee uu ku sheegay inuu Xayiraad saaray Sanduuq Xisaabeedyada ay ku leeyihiin in ka Badan Laba Boqol iyo Konton Shirkadood oo  Xawaaladaha ah. Cabdi raxmaan Cali Cabdi oo ah…

                        Read More

                          Taageerayaasha ururka UDAD oo isku soo baxay balaadhan Maanta ka Sameeyay Garowe

                          Garowe 28.June (SDN) Urur siyaasadeedka UDAD ayaa maanta  taagerayaashiisa iskugu soo baxeen magaalada Garowe oo qayb ka ah bilowga ololaha doorasho ee ururada siyaasadu ugu jiraan doorashooyinka golayaasha deegaanka. Boorar ay ku muujinayaan astaanta ururka ayaa taageeraayashu wateen iyagoona isla jiibinayay erayo Guul ugu rajaynayeen doorashooyinka soo socda ururkooda. Madaxda ,masuuliyiinta iyo dadweynaha ururka ayaa…

                          Read More