Webmaster

    Xasan Daahir Aweys oo Diiday in Muqdisho loo Dhaadhiciyo

    Cadaado June 28,2013(SDN)-Xasan Daahir Aweys ayaa lagu soo waramayaa in uu diiday talooyin logu soo jeediyay in uu iskii isugu dhiibo dawlada Soomaaliya. Sida uu saxaafada u sheegay madaxweyne ku-xigeenka maamulka Ximin iyo Xeeb Cabdi Maxamed Axmed uu ilaa iyo haatan diidan yahay in Muqdisho la geeyo. Cadaado waxaa ku sugan xubno wasiiro ah oo…

    Read More

      Fanaanadii Kooxda Iftin Maryan Cali Muudey oo London ku Geeriyootay

      London June 28,2013(SDN)-Waxa magaalada London ee dalka UK ku geeriyooday fanaanadii Soomaaliyeed ee codka tolmooneyd kana midka aheyd kooxdii Iftin ee Maryan Cali Muudey. Fanaanada ayaa maalmahan caafimaadkeeda lagula tacaalayay cusbitaal ku yaal magaalada London. Fanaanada oo ku jirtay xaalad miyir doorsoona ayaa xalay ku geeriyootay cubitaalkii ay ku jirtay. Fanaanada ayaa allaha u naxariistee…

      Read More

        WAXAAN DHISI DONAA, DAWLAD TAYO LEH, OO KOOBAN!

        Waxaan idin balan qaadayaa in aan idiin dhisi doono dawlad tayo leh oo kooban, waxay ka mid yihiin erayadii wuu ku hadli jiray madaxwayne ahmed maxamed silaanyo markii la doortay iyo markii wuu ololaha ku jiray ba labadaba. Waxaynu aragnaa heerka iyo tirade golahahiisa wasiirada,wasiirul dawlayaasha, wasiir ku xigeenada ay marayaan, waxay kor u dhafeen…

        Read More

          DHEGEYSO:Siyaasiga Xuseen Cadhoole oo ka mida Mucaaridka Jabuuti ee Qurbejooga ah:Dibedbaxa waanu Joojineynaa inta Wadahadaladu Socdaan

          Ottawa June 28,2013(SDN)-Siyaasiga Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole oo ka mid ah hogaanka mucaaridka Jabuuti ee Woqooyiga America ayaa nooga waramay Wadahadal haatan uu ku baaqay madaxweynaha Jabuuti. Xuseen Cadhoole ayaa nooga waramay waxa ay Qurbjooga uga dhigan yihiin  wadahadaladan u socda Mucaaridka iyo Xukuumada Jabuuti. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/cadhoole1.MP3″] HALKAN GUJII OO DHEGEYSO WAREYSIGA XUSEEN CADHOOLE

          Read More

            Hassan Issa Is An Inexcusable politically Dead Leader

            Some people like me with little knowledge of politics, might not have received their political education inside formal classrooms, but we have been trained under the sponsorship of Mr.Silanyo. Because we have disciplined ourselves in the assignments of preparing the home – work and understanding the Silanyo monkey – business of political hiccups. We can’t…

            Read More

              Madaxweyne Geele oo Cadeeyay inuu Mucaaridkiisa la Hadlayo ,Iyo Mucaaridka oo Jawaab Taxadar leh ka bixiyay {DHAGAYSO}

              Jabuuti 28.June {SDN} Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay inuu ka rajo qabo in dhowaan wadahadallo u bilowdaan dawladdiisa iyo mucaaradka. Madaxweynaha ayaa hadalkan jeediyey xuska munaasabadda 36-aad ee ka soo wareegtay markii Jbauuti Xornimada qaadatay. Dhinaca kalena, saraakiisha dawladda Soomaaliya ee ku sugan magaalada Beledweyne ayaa ciidamada Jabuuti ee ka tirsan AMISOM kala-qaybgalay…

              Read More

              Brazil Iyo Spain Yaa U Kala Dabqaadaya?(Fifa Confederation Cup Finals 2013) By Jaahuur.

              Fortaleza-June-28-2013-qurbejoognews-.com-Ottawa-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta diiraddda ku saareynaa koobkii Fifa Confederation Cup ee sida habsinimada uga socdey xagaaiyo cariga Brazil oo ku soo caga dhigtey ciyaartii kama dambeysta Final,waxaana isu miciya lisanaya Brazil iyo Spain. Haddaba labadan xul oo runtii aan ladhayalsan Karin ayaan la sadaalinkarin kii ku  guuleysan doona. Haddii anu yara cabirno labadan…

              Read More

                Somaliland: How many Ministers are Enough?

                Our quiet afternoon tea in the rare British sun was disturbed by the loud shouting of a few excited old men. We looked up, smiled and asked what the commotion was about. They looked at us surprised as if we had been living in a cave for the last century. How could we political enthusiasts…

                Read More