Agendaha Qarsoon ee ka danbeeya Magacaabista Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda ee Somaliland
Marka Hore salaan Guud. Marka xigga waxaan maanta qalinka u qaatay ujeeddada ka danbeysa magacaabista wasiirka cusub ee arrimaha Dibadda ee Somaliland ee loo magacaabay mudane Maxamed Biixi Yoonis oo ah nin waayo aragnimo weyn ku leh hayadaha samo falka ee caalamka. Agendaha ka danbeeya magacaabistiisa iyo qof ahaan intaan ka garanaayo inaan dadka u…
