Webmaster

    Wasiirada Dekedaha iyo Maaliyada ee Puntland oo Baarlamaku Wax ka Weydiiyay Kor u Kaca Shiidaalka {DHAGAYSO}

    Garowe 27.June {SDN} Fadhiga maanta ee Baarlamanka Punt land ayaa lagaga hadlay y shidaalkii uga Iman Jiray Wadanka  Yeman oo Dawlada Punt land ay Joojisay Horaantii Sannadkan. Fadhigan  waxaa ka soo xaadiray in ka badan afartan mudane waxana shir gudoominayay gudoomiyaha Barlamanka Cabdirashiid Maxamad Xirsi,Iyadoo  xildhibaano door ahi ay su’aalo kala duwan Weydiiyeen  Wasiirka Maaliyada …

    Read More

      Wefti Dawlada Federaalka ah oo Gaadhay Cadaado,iyo Dalabkooda ku Aadan in lagu soo Wareejiyo Sh,Xasan Daahir Aways

      Cadaado 27.June (SDN) Wafdi iskugu jiray masuuliyiin iyo odayaal uuna horkacayay Xildhibaan C/qaadir Cali Cumar oo ka mid ahaa Wasiiradii DFKMG ahayd ayaa maanta tagay degmada Cadaado, halkaas oo kulmo looga hadlayo Arimaha Sh. Xasan Daahir Aweys kula leh ragii qabtay. Wafdigan ayaa waxaa ku jira Yusuf Indhacade oo ay horay u wada shaqeyn jireen…

      Read More

        Baarlamanka Punt land oo Wasiirka Dekedaha iyo Maaliyada Su’aalo ka Weydiiyay Kor u Kac ku Yimid Shiidaalka

        Garoowe 27.June (SDN) Xildhibaanada Barlamanka Puntland ayaa maanta wasiiradda Dekadaha iyo Maaliyada wax ka waydiiyay sababta loo joojiyay shidaalkii ganacsatada reer Puntland uga imaan jiray dalka Yeman,iyadoona arintaasi ay ganacsatada qaarkood qoraal kasoo saareen. Horaantii Sanadkan 2013 ayaa Puntland soo saartay amar joojinta shidaalka Yemen laga keeni jiray oo cabshooyin badan keenay islamarkaasina khatar ku…

        Read More

          Wasiirka Waxbarashada oo dhagax dhigtay Dugsi Boodhin ah oo Gebilay laga dhisayo Mid kalena Xadhiga ka jartay

          Gebilay  27.June (SDN) Wasiirka Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Marwo Zam Zam Cabdi Aadan oo ay Weheliyaan Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka iyo Mas’uuliyiinta Heer Gobol iyo Mid Degmo ee Gebilay ayaa maanta Dhagax dhigtay Dugsi Boodhin ah oo laga Hirgalinayo Magaalada Gebilay. Dugsigan oo ay maalgelisay Hay’ada Mercy Crop,Wasiirka Waxbarashada Marwo Zam Zam…

          Read More

            The EU rehabilitates Somaliland’s main hospital

            Hargeisa 27June (SDN) the European Union has launched the rehabilitation project for the Hargeisa Group Hospital to improve access to health services for Hargeisa’s rapidly growing population. Together with its partners, Terre Solidali and United Nations Office for Project Services (UNOPS), the EU will increase the efficiency, quality and sustainability of Somaliland’s main hospital that…

            Read More

              “Maaha In Beesha Gabooye Lamidab Takooro Oo Layaso Waa In Xukunka Dalka Waxa Laga Siiyo Beesha Gabooye” Prof Samatar

              Hargaysa 27.June (SDN) Aqoonyahanka Reer Somaliland Proffosor Axmed Ismaaciil samatar oo weli ku dhex jira kulamadiisii uu la yeelanayey qaybaha bulshada Somaliland ayaa maanta booqday xaafadda DAAMi ee ee magaalada Hargaysa, halkaana waxaa ku soo dhoweeyey salaadiinta, waxgaradka iyo dhamaan dadweynaha xaafadaasi. Munaasabad kooban oo loo qabtay Proffosor-ka ayaa Abwaanka caanka ah ee Baarleex waxa…

              Read More

                Battle for Somalia’s Kismayo rages

                Mogadishu, Jun 27, 2013 (SDN) – At least seven people have been killed in the latest fighting between rival Somali warlords battling for control of the southern port city of Kismayo, witnesses said Thursday. Gunmen from the Ras Kamboni militia of former Islamist warlord Ahmed Madobe — who last month appointed himself “president” of the…

                Read More

                  Ciidamada Kiinya oo Qarax Kismaayo lagu la beegsaday

                  Kismaayo June 27,2013(SDN)-Ciidamada dalka Kiinya ee kolkii hore iskood u galay dalka Soomaaliya kolkii danbana ku biiray kuwa AMISOM ayaa maanta gaadhi ay ku dhex wateen magaalada Kismaayo Qarax haleelay. Qaraxa ka dib oo ay ciidamadu halkaa rasaas ka rideen ayaane jirin cid ku sii hakatay goobta oo ka warta sida ay wax u dheceen….

                  Read More

                    WAR DEG DEGA:Mucaaridka iyo Xukuumada Jabuuti oo Wadahadalkoodu meel wanaagsan Marayo,Wareysi Siyaasi Xuseen Cadhoole Dhawaan Filo

                    Ottawa June 27,2013(SDN)-Siyaasiga reer Jabuuti ee hormuudka u ah mucaaridka Jabuuti ee ku nool woqooyiga America ayaa nooga waramay wadahadaladii u socday Mucaaridka iyo xukuumada Jabuuti in dhawaalaba. Wadahadalada ayuu inoo sheegay in meel wanaagsan marayaan,faahfaahinta warkan waxaad uga bogan doontaan wareysi aanu arrinkan kala yeelanay Siyaasi Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Candhoole. SDN-Ottawa contact@somalidiasporanews.com

                    Read More

                      Madaxweynaha Somalia oo la Kulmay Wasiirka Horumarinta ee Norwey oo Muqdisho Yimid iyo Heshiis ay kala Saxeexdeen

                      Muqdisho 27.June (SDN) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho kulan kula yeeshay wafdi ka socday dalka Norway oo uu hoggaaminaay wasiirka horumarinta iyo xiriirka Caalamiga ah  ee Norway, Heikki Holmes. Kulankan waxaa goob-joog ka ahaa wasiiradda arrimaha dibadda Somalia, Fowziya Yuusuf Xaaji Aadan, wasiirka maaliyadda, Maxamud Xasan Suleyman iyo mas’uuliyiin kale. Madaxweynaha iyo…

                      Read More

                        Baraamij Xiso badan oo aan ka diyaarinay Fananada Amina Cabdilaahi Boqashadii ay ku Timid London iyo Sualahii la waydiyey (Ha waydiinana Dadayda iyo ma jacayl baad kuguursatay)daawasho wacan u gara qurbejoog.com

                        London 27Jun13 (SDN)Baraamij Xiso badan oo aan ka diyaarinay Fananada Amina Cabdilaahi Boqashadii ay ku Timid London iyo Sualahii la waydiyey (Ha waydiinana Dadayda iyo ma jacayl baad kuk guursatay )daawasho wacan u gara qurbejoog.com  

                        Read More

                          Ururka Hablaha Suxufiyiinta Somaliland ee WIJA oo Soo dhaweyay Haweenka Xilalka Wasiir uu Madaxweyne Siilaanyo u Magacaabay

                          Hargaysa 27.June (SDN) Ururka Suxufiyiinta Haweenka Somaliland  ee Wija ayaa Madaxweyne Siilaanyo ku Hambalyeeyay inuu kor u soo qaaday Saamigii Haweenku ku lahaayeen Xubnaha Golaha Wasiirada kadib Markii uu isku shaan dhayntii uu soo saaray ku magacaabay laba Xubnood oo Haween ah kana kala dhigay Wasiir iyo Wasiir ku Xigeen. Agaasimaha Ururka Haweenka Suxufiyiinta Marwo…

                          Read More

                            Midowga Yurub oo dayactiray Cisbitaalka Guud ee Caasimada Hargaysa

                            Hargaysa 27.June (SDN) Waxa Maanta uu Midowga Yurub daah-furay mashruuca dayactirka Cisbitaalka Hargeisa (Hargeisa Group Hospital) si loo hagaajiyo galaangalka adeegayada caafimaad ee dadweynaha sida dhaqsida leh u kordhaaya ee Hargeisa. Asaga oo ay la jiraan shurakadiisa, Terre Solidali iyo Xafiiska Qaramada Midowbay ee adeegyada mashruuc (UNPOS) ayaa Midowga Yurub wuxuu kordhin doonaa wax ku-oolnimada,…

                            Read More

                              Madaaafiic Xalay lagu Garaacay Garoonka Duyuuradaha Kismaayo

                              Kismaayo June 27,2013(SDN)-Habeenimadii xalay ayaa la maqlayay madaafiic lala dhacayo gegidada duyuuradaha ee magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose. Gegida Duyuuradaha ee Kismaayo ayaa saldhig u ah ciidamada dalka Kiinya ee ka midka ah kuwa AMISOM. Ilaa iyo haatan ma cada cida ka danbeyay weerarka balase dadka degaanka ayaa sheegay in weerarku ka yimi…

                              Read More

                                Khudbadihii Xasan Sheekh iyo Axmed Siilaanyo ee munaasibada 26ka June

                                Hargeysa June 27,2013(SDN)-Waxa qasriyada Madaxtooyo ee Muqdisho iyo Hargeysa lagu kala qabtay munaasibado lagu weyneynayo sanguuradii 53aad ee maalintii calan Soomalaiyeed laga taago geyigii Soomaalida ee gumeystuhu qeybsaday. Labada Munaasabadood ayaa ku kala duwanaa waxyaabihii looga hadlay,waxaana fariimo siyaasadeed hawada isugu mriyay labada madaxweyne ee Soomaaliya iyo Somaliland. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somailand Md Axmed Maxamed Siilaanyo…

                                Read More