Webmaster

    Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex oo Shaaciyay Talaabooyin ay ka qaadayaan Cidii ku Khaldanta Ciyaarta Finalka ee Gobolada

    Hargaysa 20.June (SDN) Badhasaabka Gobolka Maroodijeex  Md Maxamuud Maxamed Axmed Jeeni yare ayaa manta shir jaraa’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa waxa uu kaga hadlay talaabooyin ay maamul gobol ahaan qaadi doonaan , waxana uu ka dalbaday Dadweynaha Gobolka Maroodijeex inay degenaansho muujiyaan marka ay dhacayso ciyaaraha Final-ka ee Kubadda cagta iyo Kolayga ee  tartanka…

    Read More

      Ururkii Haray ee Xaqsoor oo mar kale ku celiyay in aaney la heshiin Xukuumada Somaliland

      Hargeysa June20,2013(SDN)-Guddoomiyaha Urukii Xaqsoor ee ku haray doorashooyinkii golaha degaanka ee Somaliland Md Xasan Ciise ayaa mar kale ku celiyay in ururkiisa iyo Xukuumada Axmed Siilaanyo aaney Heshiinin. Guddoomiyuhu waxa uu sidaa ku yiri war saxaafada loogu talogalay oo arinkan ku saabsan oo uu soo saaray,qoraalkaas oo dhameystirana waxa uu u qoraa sidan; “Wadahadaladii ka…

      Read More

        Tacsi:Marxuum Xasan Adan Cabdulaahi Gabyoow

        Tacsi Inaalilaahi Wa Inaa Ilaahu Raajucuun. Waxaa maalintii Talaadada ee 18-JUNE 2013 Magaaladda Rochester, Minnesota ku geeriyooday Marxuun Hassan Aden Adullahi (Gabyoow). Anagoo ah ehelka iyo asxaabta marxuunka waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Qoyska, Marwada Marxuunka Amal Mohamed Cali iyo Carruurteeda. Marxuun Hassan Aden Adullahi Gabyoow ayaa ifka uga tagay 5 ciyaal ah. Waxaan…

        Read More

          DAAWO:Afkaartii Xasan Sheekh Maxamuud ee ku wejahan Ciidamada Shisheeye,Shirarka Caalamka,iyo Qadiyada Somaliland

          Muqdisho June 20,2013(SDN)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa intii aanu madaxweynaha noqon waxa uu ka qeybgalay barnaamij ka baxa Al Jasiraoo la yidhaahdo Inside Story. Xasan Sheekh ayaa ka waramaya afkaartiisa ku wejahan shirkii 1aad ee Soomaalia loogu qabtay London,ciidamada shisheeye,shirarka dibedaha lagu qabto,burcad badeeda,Shabaabka iyo qadiyada Somaliland. Isbarbardhig maamulkiisa iyo kuwa uu barnaamijka uga…

          Read More

            Todoba Ceel Biyood oo laga Hirgaliyay Degmooyinka Gar adag iyo Ceel Afweyn oo la furay

            Caynabo 20.June (SDN) Agaasimaha Waaxda Biyaha ee Wasaarada Macdanta iyo Biyaha Somaliland C.risaaq Jaamac Nuur ayaa  Xadhiga ka jaray Todoba Ceel Biyood oo laga hirgaliyay Degmooyinka Gar adaga iyo Caynabo. Todobadan Ceel oo ay Hirgalisay Hay’ada Care International ayaa qayb ka ah Mashaariic dhinaca Horumarinta Biyaha ah oo ay ku hawlanayd Wasaarada Macdanta iyo biyuhu….

            Read More

              Madaxweynaha Afgaanistaan oo ka biyo Diiday in Mareykanku ka qeybgalo wadahadalada Taalibaanka uu la yeelanayo

              Kabul June 20,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Afgaanistaan Xamid Karzi oo ay talada dalkaasi u dhiibeen xoogagii Mareykanku hogaaminayay ee dalkaasi qabsaday  sanadii 2001dii ayaa ka biyo diiday in Mareykanku ka qeybgalo wadahadalada dhawaan u furmi doona dawladiisa iyo dagaalyahanada Taalibaan. Taalibaan ayaaogolaaday in ay wadahadalo la galaan dawlada Afgaanistaan ka dib kolkii dawladaasi aqbashay in ciidamada NATO…

              Read More

                Diminished Future Generation

                In a recent Scientific Research prepared  by some medical doctors, psychologists, and psychotherapists from WHO, ( World Health Organisation ).  The health committee released a Scientific communiqué referring that the majority of the young generation in Somaliland are suffering from a mental disease called INSOMNIA. The majority of the youth in Somaliland find themselves awake…

                Read More

                  Madaxweynaha dalka Ghana oo Marti qaad uu Fidiyey Mudane Hussein AL-ishaqi oo qaabilsan qaybta horumarinta Africa iyo Madaxwaynaha Ghana oo Balan qaday In u Madaxwaynaha Somaliland Boqasho ku Yimado Ghana

                    London 20Jun13 (SDN) Shirkadaha horumarinta ee DVK ee u madaxa ka yahay Mudane Deepak oo u wehelinayo Madaxa horumarinta qaybta Mashaariicda Afrika (African Development fund) ee Hussein AL ishaqi ayaa dhawaan ku tagay socdaal shaqo dalka Ghana sidii looga wada hadli lahaa mashaariic horumarineed oo laga hirgalinayo dalka Ghana. Mudane Hussein AL-ishaqi oo qaabilsan…

                  Read More