Xukuumada Somalia oo Si adag u Canbaaraysay Falkii lagu Weeraray Dhismaha Hay’ada UNDP ee Muqdisho
Muqdisho 19.June (SDN) Inta la Hubo Shan Iyo Toban Qof ayaa Ku Naf waayay Weerar Maanta ay Xarkada Al Shabaab ka fulisay Dhismaha Hay’ada UNDP ee Magaalada Muqdisho,kuwaas oo afar ka mid ahi ay ahaayeen Shaqaalihii Ajaanibka ahaa ee ka hawl galayay Xaruntaas . Warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay weerarkaas,…
