Boorama June 19,2013(SDN)-Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa ka qeybgalay kulan lagu mideynayo Dhaqanka iyo Siyaasada Beelweynta Gadabuursi oo ka dhacay Boorama.
Kulankan oo ay ka qeybgaleen Ugaaska Beelaha Gadabuursi Ugaas Cabdirashiid Ugaas Doodi iyo Madaxwene Ku-xigeenkii hore ee Somaliland Md Cabdiraxmaan Aw Cali,DAAWO
