Wasiirka Hawlaha Guud oo ka hadlay Xaalada Wakaalada Korontada iyo Khudbadihii Xilwareejinta {DHAGAYSO}
Hargaysa 13.June (SDN) Wasiirka wasaarada Hawlaha Guud iyo Guryaynta ee Somaliland Mudane, Axmed Cabdi xaabsade ayaa sheegay,inuu ka mid ahaa masuuliyiin loo xil saaray inay ka soo war-biixiyaan hay’adda Laydhka ee Hargaysa iyo xaaladda ay ku suganayd isagoo Xusay in baadhis ay Gudidoodu Samaysay ay ku ogaadeen laba arimood inay haystaan hay’addan, kuwaasi oo kala…
