AMISOM oo isku gedaamay Xaafadaha degmada Huriwaa ee Muqdisho
Muqdisho June 15,2013(SDN)-Ciidamada Africa ee AMISOM oo ay weheliyaan kuwa ka amarka qaadata dawlada Soomaaliya ayaa maanta buuxdhaafiyay wadooyinka dhexmara degmeda Huriwaa. Ciidamada ayaa waxa ay aqal aqal u baarayaan xaafadaha ay ka kooban tahay degmeda Huriwaa ee magaalada Muqdisho. Isu socodka gaadiidka iyo shicibka ayaa gebiahaanba la xayiriay maanta oo welina baaritaanadu ay socdaan….
