Webmaster

    Security Council Press Statement on Somalia

      On Thursday, 13 June, the Security Council received a briefing from Assistant Secretary-General Tayé-Brook Zerihoun on the situation in the Juba regions of Somalia. Members of the Security Council expressed their concern at the deterioration in the security situation in the Juba regions, particularly in Kismayo, and at the resulting impact on the civilian…

    Read More

      Xildhibaano Warbixin ay Soo Saareen Ku Muujiyay In Caleemo Saarkii Madaxweynayaasha Juba Land ay ahaayeen Kuwo Khilaafsan Distoorka

      Nayrobi 14.June (SDN)  Koox xildhibaano ah oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi kusoo bandhigey warbixin ay ka diyaariyeen goboladda Jubbooyinka iyo Gedo kadib markii magaalada Kismaayo ay ku tageen iyagoo wafti xaqiiqo raadin ah. Xildhibaanada warbixinta soo bandhigey ayaa kala ah Xildhibaan Maxamuud Guure, Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jibriil, Xildhibaan Carab Ciise, Xildhibaan C/laahi…

      Read More

        Gebilay iyo Fal Celinta Go’aankii Xukuumada ee Qaadacaada Xafiiska UNSOM {DAAWO}

        Gebilay 14.June (SDN) Xukuumada uu Hogaamiyo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Siilaanyo ayaa Maalintii Shalay Waxay Si Cad u Shaacisay inaanay Ogolaanayn in Somaliland laga Furo Xafiiska Siyaasada ee Qaramada Midoobay ee lagu Magacaabo UNSOM,Kaas oo ay Dawladu ku Sababaysay inay Go’aankan u qaadatay inuu Xafiiskaasi  ka Turjumayo Madax banaanida Qarankan. Waxa ay Xukuumadu ku…

        Read More

          Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka oo Xog Waran naga siiyay Imtixaanka Shahaadiga ah ee beri furmaya {DHAGAYSO}

          Hargaysa 14.June (SDN) Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Daa’uud Axmed Faarax ayaa ku booriyay Guud ahaan ardayda Maalinta Beri oo Sabti ah u fadhiisanaysa Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada 8aad ee Dugsiyada Dhexe iyo Kuwa 4aad ee Dugsiyada Sare inay ilaaliyaan Habsami u socodka Imtixaanaadka isla markaana ku kalsoonaadaan aqoontii ay barteen. Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka…

          Read More

          Chicago Blackhawks Iyo Boston Burins Yaa u Kala Dabqaadaya?(Stanley Cup Final 2013) By Jaahuur).

          Chicago-June-14-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaaiyo Mareykanka iyo koobkii Stanley Cup (FINAL) oo ay madaxa iskula jiraan Chicago Blackhawks iyo Boston Burins. Haddaba koobkan Stanley Cup ee Hokida(HOCKEY) oo aad looga qadariyo Waqooyiga Ameerika ayaa alaaba lagu ciyaaraa Kanada iyo Ameerika,laakiin waxaana meesha ka maqneyn ciyaartooya kale ee ka ciyaara qaaradahaha kale kala gadisan. Saaxiibayaal…

          Read More

            HAMBALYO KU SOCOTA MAAREEYAH CUSUB EE WAKAALDA KORONTADA MUDANE‏

            HAMBALYO KU SOCOTA MAAREEYAH CUSUB EE WAKAALDA KORONTADA MUDANE AHMED YAASIIN MAXAMED JAAMAC. Halkan waxaan Hambalyo Iyo bogaadin Uga dirayaa maareeyaha cusub ee wakaalada korontada Mudane Ahmed Yaasiin Maxamed Jaamac oo loo magaacaabay xilka maareeyaha Wakaalada korontoda. Ahmed yaasiin waa aqoonyahan leh khibrad badan iyo karti uu dalkiisa iyo dadkiisa wax badan ugu qaban karo….

            Read More

              Somaliland Government Denies Hosting UNSOM Offices

                Hargeisa, June 13 2013 (SDN) — Somaliland government has denied hosting UNSOM offices in the country. The government’s denial came after UN Special Representative for Somalia and Somaliland Ambassador Nicholas Kay’s meeting with president Silanyo ended empty handed. Foreign minister Dr Mohamed Abdilahi Omar has informed the press after the meeting that the newly…

              Read More

                WAXAANU HANBALYO AROOS IYO DHALASHO UU DIRAYAN YUSUF MOHAMED NUUR IYO XAASKIISA AROOSKOODA IYO DHALSHADA WIILKA UU DHASHAY ABDI GANI MOHAMED NOUR XAASKIISA WAXA DIRAAYA QOYSKA ILAMA XUSEIN YUSUF

                Dhamaan qoyska ilma Mohamed nuur (BITIJOOR) iyo dhamaan reer xusen yusuf  ku nool aduunka dacaladiisu waxay  hambalyo  aroos  farxad leh u dirayaan  yusuf Mohamed  nuur (bitijoor) iyo  barwaaqo oo xalay  arooskoodu ka  ka dhacay magaallada hargaysa ee caasimada Somaliland  dhanka kale waxay hanbalyo dhalsho uu dirayaan abdi gani mohamed nour  iyo ubah mohamud oo wiil ugu dhashay hargaysa casimada somaliland…

                Read More

                  Wasaaradda Khaarajiga Somaliland: Awr Dabar La’aan dhacay! M. Haaruun

                  “Sheekada macaan ee dhagaha, layska maqashiiyo Iyo dawgii muuqday oo si kale, loo macno-macneeyo. Masiibiyo inay cudur tahaan, marag u haystaaye.” Dhoodaan. Gabaygii Maxaa Iigu Jira, 1968.   Is waydii. Awr dabar la’aan xeradii lagu ooday ka soo dhacay, oo oodaha jabsaday muxuu sameeyaa? Dee qorshe la’aan buu jihada wajigiisu ku beeganyahay ugu dhaqaaqaa. Meel…

                  Read More

                    Golaha Wasiirada Ayaa Maanta Ansixiyey Hindise Sharciyeedka Duulista Cirka Iyo Saadaasha Hawada

                    Khamiis, 13, June, 2013 (SDN) Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir gudoominayey Ra’iisul Wasaare  Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) waxayna ka doodeen qodobo muhiim ah oo ay ka mid yihiin Hindise Sharciyeed ay soo gudbiysay Wasaaradda Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka, Shirakad Turki ah oo dhawaan lagu…

                    Read More

                      Xukuumada Somaliland oo Qaadacday inaan dalka laga furi karin Xafiiska Q.Midoobay ee UNSOM,Wasiirka Arrimaha Dibada oo ka hadlay {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 13.June (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa caawa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga Cusub ee QM u qaabilsan Somaliland/Somalia Mr. Nicholas-kay Oo Socdaal ku yimid dalka isla maanta kulankan oo ahaa mid Saacado qaatay waxay Xukuumada Somaliland ku Go’aamisay inaan dalka laga furin Xafiiska Qaramada Midoobay ee UNSOM. Wasiirka Wasaarada…

                      Read More