Xafladdii Cardif Caawa -Aqoonyahan Jamal Ali Hussein Waa Aftahan- Qudbadiisii
Marka hore shabakadda Caanka ah ee qurbejoog.com waan hanbalyeeynayaa. marka xiga caawa waxaan ka qayb galay xaflad balaadhan caawa oo jaalliyadda reer somaliland ee magaaladda Cardif ku soo dhoweeysay Aqoonyahanka weyn ee Jamaal Cali Xuseen oo ah musharaxa xisbigga qaran ee mucaaridka ah ee UCID. Runtii xafladdaasi oo aan loo kala hadhin waxaan aad caawa…
