Webmaster

    “Waxaad ka baxdeen Qabiilka iyo Beeshii aad ka soo Jeedeen Maalintii la idiin dhaariyay Xildhibaan-nimada” Prof Maxamed Mixile Boqore

    Sheekh 07.June (SDN) Agaasimaha Guud ee Machadka Tababarka Shaqaalaha Dawlada Prof Maxamed Mixile Boqore ayaa maanta tababar in ka badan Toban Cisho u Socday Qaar ka Mid ah Xildhibaanada Golayaasha Deegaanka ee Qaar ka Mid ah Magaalooyinka Dalka waxa uu ugu soo gabo gabeeyay Magaalada Sheekh. Xildhibaanadan oo Mudo laba iyo Toban Cisho ah qaadanayay…

    Read More

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku Baaqay in Deg Deg loo Joojiyo dagaalada ka Socda Kisimaanyo

      Muqdisho 07.June (SDN) Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamud ayaa sheegay inuu aad iyo aad uga xumaaday dagaal maanta ka dhacay gudaha magaalada Kismaayo, isagoo baaqay in si deg-deg ah lagu joojiyo colaaddaas, sida lagu sheegay warsaxaafadeed kasoo baxay xafiiska madaxweynaha Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa ku yidhi warsaxaafadeedka: “Waxaan tacsi kal iyo lab ah u dirayaa intii…

      Read More

        Somalia: Heavy Fighting Breaks Out in Kismayu

          Kismayu, June 7, 2013 (SDN) — Inter-clan fighting broke out today in Fighting has broken out in Kismayo, the provincial capital of Jubaland state, according to residents of Kismayu. Fighting began in Calanley district hours ago and reports from the city have confirmed to us that the fighting is still going on. The Inter-clan…

        Read More

          Xulalka Gobolada Saraar iyo Badhan oo Awood ku Muquuniyay Xulalka Sanaag iyo Saaxil

          Hargaysa 07.June (SDN) Xulalka Gobolada Saaxil,Badhan,Saraar iyo Sanaag ayaa maanta wada yeeshay Ciyaaraha Tartanka Gobolada Somaliland ee Ka Socda Garoonka Hargaysa Studium . Xulka Kubada Cagta ee Gobolka Saraar ayaa Qaybtii 1aad ee Ciyaarta ay la Yeesheen Xulka Gobolka Sanaag waxa ay Kubad Qurux badan ku Xareeyeen Shabaga Dhigooda Gobolka Sanaag,Qaybtii labaad ee Ciyaarta markii…

          Read More

            Djibouti Donates Tuberculosis Medicine to Somaliland

            Djibouti, June 7, 2013 (SDN) — The Djiboutian government’s Centre for the Purchase of Medicines and Essential Materials donated 650 cartons of streptomycin sulphate and 150 of vitamin B complex on Tuesday (June 4th) to help Somaliland fight tuberculosis, Djibouti’s La Nation reported. Somaliland Minister of Religious Affairs Sheikh Khalil Abdullahi Ahmed and Minister of…

            Read More

              President Silanyo Pays Historic Visit to Timacade Basketball Arena (Pictures)

              Hargeisa, June 7, 2013 (SDN) — Somaliland President Ahmed Mohamed Mohamoud “Silaanyo” on Thursday night paid a morale-boosting visit to Timacade basketball stadium to watch the basketball game between Marodijeh region and Sanaag region, saying he was very happy to their good performances.  Even with government officials in the basketball arena, President Silanyo was the…

              Read More

                Afhayeenka Villa Soomaaliya:Faroole waxaan kala hadalay Doorashooyinka Puntland

                Nairobi June 07,2013(SDN)-Afhayeenka Madaxtooyada Soomaaliya Eng Cabdiraxmaan Yariisoow oo saxaafada kula hadlay magaalada Nairobi ayaa ka waramay kulan xalay magaaladaa ku dhexmaray madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Faroole. Afhayeenku waxa uu sheegay in madaxweynaha Soomaaliya aanu madaxweynaha Maamulgoboleedka Puntland arimo ay ka mid ahaayeen Doorashooyinka Puntland looga diyaar garoobayo….

                Read More

                  Kulan looga hadlayay Kabka Dawladaha Hoose iyo Dardargalinta Cashuuraha oo Hargaysa lagu soo Gabo gabeeyay

                  Hargaysa 07.June (SDN) Kulan howleed  Muddo laba maalmood ah u socday    Maayirada  Degmooyinka Derajada kowaad ee dalka ,lagagana hadlay  sidii kabka Dawlada dhexe ay siiso  Dawladaha Hoose loogu  isticmaali-lahaa  dhinaca mashaariicda hurumarineed ee degmooyinka, isla markaana loo dar-dar gelin lahaa Howlaha  dhinacyada cashuuraha iyo dakhli kobcinta dawlada hoose ayaa maanta lagu soo geba gebeeyey  magaalada…

                  Read More

                    Laba Tan oo Daawooyin Dhacay oo Lagu Gubay Magaalada Saylac ee Xarunta Gobolka Salal

                    Saylac 07.June (SDN) Masuuliyiinta kastamka saylac maayorka degmada saylac iyo isuduwaha hay’ada dhawrista tayada agabka qaranka   ee gobolka salal ayaa siwada jira u gubay 2 Tan oo daawo dhacday ah . Daawadan dhacday oo ka timi  dalka jabuuti ayaa lagu qabtay kastamka cashuuraadka ee degmada saylac waxaana iska kaashaday masuuliyiinta kastamka iyo isuduwaha hay’ada dhawrita…

                    Read More

                      Dawlada Mareykanka oo Keydineysa Xogta Isgaarsiinta

                      Washington June 07,2013(SDN)-Jariirada The Guardian ayaa shaacisay in dawlada Mareykanku ay haatan mudaba weday barnaamij ay ku keydineyso isticmaalka Isgaarsiinta ee dalkaasi. Arintani oo aheyd hadal heynta u badan ee dalka Mareykanka ayaa soo jiidatay falaqeyn aan caadi aheyn oo dhanka sharciga ah. Shuruucda Mareykanka ayaa si waafi ah u kafaalo qaadeysa xoriyada Kalsoonida isticmaalka…

                      Read More

                        Madaxweyneyaasha Xasan Sheekh iyo Cabdiraxmaan Faroole oo fadhi ku kala kacay(SAWIRO)

                        Nairobi Juune 07,2013(SDN)-Kulan xalay ay isugu yimaadeen magaalada Nairobi madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa ku soo dhamaaday isfaham waa. Labada Masuul ayaa ka wadahadalay qodobo la isku mari waayay oo ay ka mid ahaayeen arrimaha maamul u sameynta Jubooyinka iyo Gedo iyo Dastuurka dalka. Qodobadan oo labada dhinac ay…

                        Read More

                          Ogaysiis :Dhammaan beesha Ciidagale shirweynihii barkhadle oo ku qabsoomi doona London

                          Ogaysiis dhammaan beesha Ciidagale shirweynihii barkhadle oo ku qabsoomi doona London.   Waxaa dhamaan la ogaysiinayaa beesha Ciidagale in ay ka soo qayb galaan shirwaynihii BARKHADLE oo ay beeshu ku qabsan doonto Magaalada London Carriga Ingiriiska.   Halkaas oo ay beeshu kaga tashan doonto danaha beesh guuda ahaan, hadday noqoto qurbaha gaar ahaan dalka Ingiriiska,…

                          Read More

                            Somaliland Army Chief Shaqale leaves for Ethiopia

                            Hargeisa, June 6, 2013 (SDN) —Somaliland Army Brigadier General Ismail Mohamed Shaqale on Wednesday embarked on a four-day visit to Ethiopia.  Shaqale is visiting Ethiopia at the invitation of the Chief of General Staff of Ethiopian armed forces.  According to the local media the army chief of Somaliland’s National Army Brigadier General Ismail Shaqale accompanied…

                            Read More