Webmaster

    Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo dalka dib ugu soo laabtay Socdaal uu Mudo ugu Maqnaa Maraykanka

    Hargaysa 08.June (SDN) Gudoomiyaha xisbiga kulmiye md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Dalka dib ugu soo labtay ka dib  markii uu socdaal  ku soo maray  Dalka maraykanka. Halkaasoo uu jaaliyadda Somaliland kagala qayb galay xuskii munaasabadda 18-ka May ee sanadguurada 22-aad ee ka soo wareegtay markii Somaliland la soo noqotay madaxbanaanideeda. Gudoomiyaha oo markii uu…

    Read More

      Xisbiga UCID oo dacwad horgeyey golaha baarlamanka ee Maraykanka

      USA 08jUN13(SDN) Xoghayaha Guud ee Arrimimaha Dibedda iyo Xidhiidhka Caalamiga ee Xisbiga UCID, Mudane Yusuf Budle ayaa maalintii ay taariikhdu ahayd 4tii June 2013 u gudbiyay dacwad dheer golaha baarlamaanka ee dalka Maraykanka. Dacwadaas oo difaacaysa qadiyadda gooni isu taaga Somaliland waxa uu nuxurkeedu ku salaysnaa saddexda qodob ee kala ah (1) Arragtida wasaaradda Arrimaha…

      Read More

        War Degdeg ah: Ciyaartoyga G/Togdheer Oo Xabsiga Loo Taxabay dhamaantood

        Hargaysa 08Jun13(SDN) Wasiirka wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha s/land cali siciid raygal ayaa isaga oo ku sugan gudaha garoonka wayn ee magaalada hargaysa si kadisa ah ugu sheegay qaybaha kala duwan ee saxaafada in xabsiga loo taaxabay dhammaanba ciyaartoygii xulka gobolka togdheer xili la sugaayay inay bilaabmanto ciyaarta dhexmaraysay labada gobol ee togdheer iyo sool Ciyaartoygani…

        Read More

          Cmdr: Navy told not to let hostages reach Somalia

          Norfolk, June 08, 2013(SDN) -— The former commander of the USS Sterett said Friday that his orders were to prevent a band of Somali pirates from taking four American hostages with them from their yacht to shore, but that his crew wasn’t authorized to use lethal force. All four hostages onboard the Quest were eventually…

          Read More

            Somalis march in Cape Town against South Africa attacks

            Cape Town June 08, 2013(SDN) -Members of the Somali community in South Africa have marched to parliament in Cape Town to protest against recent attacks on foreigners. Three Somalis have been killed this month and the Somali government has requested the South African authorities to do more to protect their nationals.  About 200 people took…

            Read More

              Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Konfur Africa:Soomaalidu waxa ay gacan naga siiyeen dagaalkii Midab kala sooca

              Johannesburg June 08,2013(SDN)-Dawlada dalka Konfur Africa ayaa markii u horeysay si adag uga hadashay dilalka soo noqnoqda ee lagula kaco Soomaalida ku nool alka Koonfur Africa. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Konfur Africa haweeneyda la yiraahdo Maite Nkoana-Mashabane ayaa markii u horeeysay si adag u eedeeysay falalka wuxushnimada ah ee Soomaalida lagula kaco. “Waxaanu ereyda…

              Read More

                Soomaalida South Africa oo Dibedbax ku dalbaday Amaan

                Cape Town June 08,2013(SDN)-Soomaalida ku nool magaalada Cape Town ayaa dibed bax ku hor tagay Barlamaanka dalkaasi ka dib weeraro bareer ah oo lala beegsaday. Soomaaliada oo sitay muqaalo dad dhawaan si fool xun dalkaasi loogu dilay ayaa ku dhawaaqayay dalabyo ay ciidamada ugu jeedinayaan in lagu sugo amaankooda. “Waxaanu nahay dad Arfican ah waxaanu…

                Read More

                  Nin Mareykanka Jaamacad dad ku laayay mar kale

                  Santa Monica June 08,2013(SDN)-Magaalada Santa Monica ayaa wadooyinkeeda mar qura la dareemay xabado la is weydaarsanayo ka dib kolkii nin hubeysani uu rasaas la dhacay dad wadooyinka magaaladaasi maraya. Ninkan ayaa la sheegay in uu gawaari ka dhacay dhawr ruux oo uu toogtay ka dibna waxa uu ninkaasi galay jaamacad halkaa ku taal. Booliska oo…

                  Read More

                    Shirkadaha Isgaarsiinta Caalamka oo Sheegay in aaney Dawlada Mareykanka u ogolaan Xogta Macaamiishooda

                    New York June 08,2013(SDN)-Ka dib kolkii ay soo baxday in ciidamada amaanka ee Mareykanku ay keydiyaan xogaha isgaarsiinta shirkada waaweyn ee caalamka ayaa waxa soo baxaya in shirkadaha qaar aaneyba la socon barnaamijkan. Shirkada Apple ee soo saarta telephonada iyo computerada ugu caansan caalamka ayaa shaaca ka qaaday in aaney barnaamijkan garaneynba,cidii xogta macaamiishoooda dooneysana…

                    Read More

                      Midawga Yurub iyo Turkiga oo isku maandhaafay sida mudaharaadeyaasha loola macaamilayo

                      Istanbul June 08,2013(SDN)-Dalka Turkiga ayaa maalmihii u danbeeyay waxa curyaamiyay mudaharaadyo dalkaa ka socda oo dawlada dalkaasi looga dalbanayo isbedelo dhanka biiada ah. Turkiga ayaa mudaba damacsanaa in uu ku biiro ururka midawga Yurub,mudaharaadyada ayaa saameyn ku yeeshay xiriirka Turkiga iyo Midawga Yurub. Raiisul Wasaaraha dalka Turkiga Raccep Tayyip Erdogan oo arintan ka jawaabay ayaa…

                      Read More

                        Obama:Ma Dhegeysano Dadka Mareykanka ku Nool

                        Washington June 08,2013(SDN)-Madaxweynha Dalka Mareykanka ayaa shir jaraaid oo uu qabtay waxa uu ku difaacay tilaabooyinka xukuumadiisu ku sugeyso amaanka dalkaasi oo dhaliilo loo jediyay. Madaxweyne Barack Obama ayaa difaacay qorshaha lagu keydiyo xogta Isgaarsiinta oo si weyn ay u dheleeceeyeen ururada u dooda xuquuqda xogta gaarka ah. Jariirada The Guardian ayaa dhawaan shaacisay jiritaanka…

                        Read More

                          Banaanbax balaadhan ayaa waxaa uu ka Dhacey safarada South Africa ku Leedahay Magalada London .

                          London 8Jun13 (SDN) Banaanbax  balaadhan oo si aad iyo aad ah loo soo abaabuley ayaa waxaa uu ka dhacey safarada south Africa ku leedahay badhtamaha magalada London ee cariga ingriiska,banaanbaxan oo ay ka soo wada qeybgaleen dadweynaha  afka somaliga ku hadasha sida (Djibouti,Somaliland ,Kililka Shanaad ee Ethiopai iyo Somaliya,dadweynaha ka soo qetbgaley banaanbaxa ayaa waxaay…

                          Read More

                            Cabasho laga Muujiyay Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland ee Hargaysa Stadium,iyo Dhaleecayn loo soo Jeediyay Wasaarada Ciyaaraha iyo Xulka Gobolka Hawd

                            Hargaysa  07.June (SDN) Waxaa Durba Soo baxday Cabasho ay Xulalka ka qayb qaadanaya Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland ee Ka Socda Garoonka Weyn ee Hargaysa Stadium,Kuwaas oo Dhibaato kala Kulma Marka ay Wada Ciyaarayaan Xulka Gobolka Hawd oo ah ka ay Taageeraan Bulshada ku nool Degmada Axmed Dhagax ee Garoonku ku yaalo. Xulka Gobolka Daad Madheedh…

                            Read More

                              Hotel chain eyes Republic of Somalia peace dividends

                              One of the first Kenyan owned hotel management company, Icon Hotel Group Africa is set reap Somalia’s peace dividends by setting up a branch in the country. Peace and normalcy has returned to the troubled Horn of Africa state after Kenya and the African Union defeated the Al-Shabaab.  Somalia had not known peace for more…

                              Read More

                                DOWLADA SOMALILAND KAMAY QAADAN DOORKII AY KU LAHAYD DHALINYARADA TAHRIIBTA KU IDLAATAY+ FAALO WARIYAHA TANSANIA

                                (KamapalaSDN)  Markahore waxaan salamayaa dad weynaha Somaliland meelkasta oo ay joogaan waxa aan mar labaad uu mahad naqaya bahweynta somalidiasporanews oo ah shabakad caalamiga  ah oo iksu xidha shacabka somalailand meel kasto joogan aadna anu jamano hadabo akhristayashayad waxaanu leenahy hanaga durkina . Salan kadiba waxaan dhaliil u soo deejinayaa dowlada Somaliland khastan masuuliyiinta sare Sare…

                                Read More

                                  Mudanayaasha Golaha Deegaanka ee Degmada Oodweyne oo Tababar loo Soo Gabo Gabeeyay {DAAWO}

                                  Oodweyne 07.June (SDN) Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Degmada Oodweyne ayaa Maanta  loo soo gabo gabeeyay  aqoon isweydaarsi ay ku qaadanayeen Tayaynta iyo Hogaaminta Maamulka. Aqoon Isweydaarsigan oo Mudanayaasha Golaha Deegaanka ee Oodweyne u Socday Mudo Laba Iyo Toban Cisho ah ayaa Waxaa Maalgalisay Hay’ada UN HABITAT Waxaana Si Wada Jir ah u Fulinayay Machadka Tababarka…

                                  Read More