Webmaster

    Golaha Wakiilada oo Meel Mariyay Xeerka Qareenada (DHAGAYSO)

    Hargaysa 07.May (SDN) Golaha Wakiilada ee JSL ayaa fadhigoodii maanta oo uu shir gudoominayey G/xigeenka koowaad ee Golahaasi Md Baashe Maxamed Faarax ayaa mudanayaashu waxay cod aqlabiyad ah ku ansixiyeen Xeerka Qareenada Somaliland Xeer NO 30/2011. Fadhiga manta oo ay soo xaadireen 45 mudane waxaa ansixinta xeerkaasi ogolaaday 35 Xildhibaan, waxaa diiday hal mudane waxaana…

    Read More

      Safiirka Wareega ee Somaliland oo Faah Faahiyay War uu Madaxweyne Siilaanyo Siiyay Wargayska Guardian DAAWO

      Hargaysa 07.May (SDN) Safiirka Wareega ee  Somaliland Ampsator Kayse Cabdilaahi Maxamed ayaa faahfaahin ka bixiyey Maqaal dheer oo Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo uu ku qoray wargeyska Guardian ee ka Soo Baxa Wadanka Ingiriiska kaas oo lagu Daabacay Cadadkiisii Maanta . Safiirka Wareega ee Somaliland Waxa uu Tilmaamay in Maqaalka uu Madaxweyne…

      Read More

        Gudoomiyaha Gobolka Daad Madheedh oo Kulan la Qaatay Gudida Qaban qaabada 18 May

        Oodweyne 07.May (SDN) Gudoomiyaha Gobolka daadmadheedh Jamaal Xuseen Hure ayaa maanta  kulan  xogwaraysi ah  la yeeshay gudida qabanqaabada munaasibada 18ka may ee gobolka daadmadheedh  kulankan oo  ujeedadiisu ahayd  sidii ay gudidu ugaga xogwarami lahayd gudoomiyaha   halka hawluhu u marayaan, Ugu horayn waxaa halkaasi ka  hadlay gudoomiyaha waxbarashada  gobolka daadamadheedh isla markaana  xubin ka ah gudida…

        Read More

          Madaxweyne Siilaanyo oo Tacsi u diray Dadkii ku naf waayay Dooxa Degmada Laasgeel

           Hargaysa 07.May (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Shacbiga Somaliland isaga oo ka tacsiyadaynaya geerida naxdinta leh ee ku dhacday Dadkii Ehelka iyo xigtada isu ahaa ee ku geeriyooday shilkii baabuur ee daadku ku qaaday shalay (06/05/2013 dooxa dacar-budhuq shilkaas oo ay…

          Read More

            International Talks Eye Peaceful Future for Somalia

            London, May 7, 2013 (SDN)- Delegations from 50 nations and groups gathered in London on Tuesday for a conference on Somalia, as the African nation struggles to emerge from more than two decades of conflict. The talks, jointly hosted by the UK and Somali governments, will focus on Somalia’s plans for developing its security forces…

            Read More

              Hey’ada Xuquuqul Insaanka ee Human Rights Watch oo shuruudo adag hordhigtay taggero beesha caalamku u fidiso Dawlada Soomaaliya

              London May 07,2013(SDN)-Hey’ada u Dooda Xuquuqda aadanaha ee HRW ayaa war ay soo sartay oo ku wejahan shirka Soomaaliya ee maanta ka furmaya magaaladan London waxa ay ku sheegtay in ay haboon tahay in diirada lagu saaro sidii dawlada Soomaaliya culeys loogu saari lahaa dhawrida xuquuqaha aadanaha. Shiraka Soomalaiya ee maanta London ka furmaya ayaa…

              Read More

                Aqalo ay Hargeysa Ku leeyihiin Qoyska Madaxa Al Shabaab oo Booliska Somaliland Baareen iyo walaaladii oo Baaritaan ku socdo

                Hargeysa May 07,2013(SDN)-Madaxa Kooxda Al Shabaab Axmed Cabdi Godane ayaa laba aqal oo reer koodu ku leeyahay magaalada Hargeysa waxa baaritaan ku sameeyay ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee RRUda loo yaqaano. Ciidamadu waxa ay baareen aqal ay ku nooshahay madaxa Al Shabaab Hooyadii oo ku yaal xaafada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa. Sidoo…

                Read More

                  International Meeting held on “Creating Economic Opportunities for Somalia” Thursday, May 2, 2013

                  On Thursday, May 2, 2013, the Contact Group on Piracy off the Coast of Somalia (CGPCS) and One Earth Future Foundation (sponsor of Shuraako and Oceans Beyond Piracy) held an international symposium on ‘Creating Economic Opportunities for Somalia’ at the Institute of International Education in New York.  The symposium brought together senior experts from government,…

                  Read More

                    Madaxeynaha Dawlada Soomaaliya, Xassan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hogaaminayo oo soo gaaray magaalada London

                      london 07/5/2013 (SDN) Madaxeynaha Dawlada Soomaaliya, xassan Sheekh Maxamuud, iyo wafdi uu hogaaminayo oo soo  gaaray magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska ayaa waxaa loo sameeyay soo dhaweyn si cajiib ah.   Xassan Sheekh iyo R/wasaaraha Ingiriiska ayaa lafilayaa maalinta barri ah in ay si wada jir ah u shir gudoomiyaan shirka London oo…

                    Read More

                      Raysal wasaraha wadanka Britain David Cameron oo bari markii u horaysay taarikhda ku quracan doona Laxoox Somali ama Canjeelo si Toosa ugala soco qurbejoog

                      London 07/5/2013 Raysal wasaraha wadanka Britain David Cameron oo bari markii u horaysay taarikhda  la quracan doona jaaliyada somaliyeed ee ku dhaqan wadankan quraacadan oo noqonaysa ta hidaha iyo dhaqanka soomalida oo ah Laxoox ama Canjeelo qofba sida uu u yaqaano , raysal wasaraha ayaa waxa uu kulan la qadan donaa qaar ka mida bulshada…

                      Read More

                        Waxaa la Ogaysiinayaa Dhamaan Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Turkiga in la qabanayo Munsabada 18 May oo markii horaysay ku qabanayaan Istanbul

                        Waxaa la Ogaysiinayaa Dhamaan Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Turkiga in la qabanayo Munsabada 18 May oo markii horaysay ku qabanayaan Istanbul waxa marti ku ah madax ka socota somaliland iyo sadexda xisbi qaran   Maalinta: Sabtida  18/5/13   NO 11 (METRO BASLANGICI)AKSARAY/IST. ISTANBUL TURKEY.   CONTACT.ABDILLAHI MOHAMED SLEBAN :053 80588298. SAED ADEM DAHIR :050 71193199 …

                        Read More

                          Gudida Doorashooyinka Punt land oo Mudeeyay Wakhtiga kama danbaysta ah ee Murashixiintu ku soo Gudbinayaan Araajidooda

                          Garowe 6.May  (SDN) Guddiga kumeel gaadhka ah ee doorashooyinka Puntland ayaa maanta ku dhawaaqay xilliga ay ku egtahay soo gudbinta musharrixiinta ururada siyaasadda uga qayb geli doona doorashooyinka goleyaasha deegaanka ee soo socda. Gudoomiyaha guddiga Doorashooyinka Punt land  Prof. Maxamed Xasan Barre oo maanta shir-saxaafadeed ku qabtay xaruntooda magaalada Garoowe, ayaa ku dhawaaqay in 11-ka…

                          Read More