Webmaster

    Qaban qabada xuska 18 may oo si wayn looga dareemayo wadanka Turkiga oo ay ku hawlanyihiin Ardayda Somaliland ee wadanka Turkiga iyo Jaaliyada ku dhaqan wadankaas

    Turki 08/5/2013 (SDN) waxa ka socota caasimada wadanka Turkiga ee Istanbul Qaban qabada xuska 18 may Taas oo  si wayn looga dareemayo wadanka Turkiga oo ay ku hawlanyihiin  Ardayda Somaliland ee wadanka Turkiga iyo Jaaliyada ku dhaqan wadankaas Marwo Farduus Cige oo ka Tirsan Xisbiga Cadalada iyo Daryeelka oo Hawl Shaqo ku Joogta ayaa waxay uga…

    Read More

      Waxaa la Ogaysiinay​aa Dhamaan Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Turkiga in la qabanayo Munsabada Xuska18 May oo markii u horaysay lagu qabanayo Dalka Turkiga

        Waxaa la Ogaysiinayaa Dhamaan Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Wadanka Turkiga in la qabanayo Munsabada xuska 18 May oo markii horaysay lagu  qabanayo Caasimada wadanka Turkiga ee  Istanbul waxana  marti ku ah madax ka socota somaliland iyo sadexda xisbi qaran. cinwaanka iyo goobtu waa ta hoos ku qoran. Goobtu waa NO 11 (METRO BASLANGICI)AKSARAY/IST. ISTANBUL…

      Read More

        Daawo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo ka hadlaya Safarka uu ugu Kicitimay Qaarada Yurub

        Berbera 08.May (SDN)  Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Maanta u kicitimay Qaarada Yurub,Gaar ahaan Wadanka Ingiriiska  oo uu kaga qayb gali doono Xuska 18 May ee 22 Guurada ka soo Wareegtay Markii ay Somaliland Madax banaanideeda la soo Noqotay . Madaxweyne ku Xigeenka Waxaa Safarkan ku Wehelinaya Wasiirada Maaliyada,iyo…

        Read More

          Rejeda reer Muqdisho ee Shirka London iyo Ujjeedada Shirka ee Britain oon is waafaqsaneyn

          Muqdisho May 08,2013(SDN)-Warbixin ay daabacday barta Internetka ee Xinhua ee dalka China ayaa lagu soo bandhigay sida aaney isu waafaqsaneyn rabitaanka shacabka reer Muqdisho iyo Ujjedooyinka Britain ka leedahay Shirka Soomaaliya ee Haatan London ka socda. Sidoo kale waxa Warbixinta lagu soo bandhigay in Dawlada Soomaaliya ee shirka Guddoonkiisa ka mid ahi iyo Shacabka reer…

          Read More

            Somalia Conference 2013: Communiqué

            The International Somalia Conference final communiqué. The Somalia Conference took place at Lancaster House on 7 May 2013, co-hosted by the UK and Somalia, and attended by fifty-four friends and partners of Somalia. We met at a pivotal moment for Somalia. Last year Somalia’s eight-year transition ended and Somalia chose a new, more legitimate Parliament,…

            Read More

              Somalia asks for more funds at London conference to aid its recent gains in security, justice

              LONDON — International donors heeded warnings about the need for increased support for Somalia by pledging more than $300 million Tuesday toward bolstering security, justice and financial institutions in the conflict-scarred east African nation. Somali President Hassan Sheikh Mohamud and British Prime Minister David Cameron co-hosted a one-day conference in London to bolster the beleaguered…

              Read More

                Shirkii Arrimaha Somalia ee dhaqaale ku Yaboohida iyo Qodobada Hor dhaca ah ee la isla qaatay

                London 07.May (SDN) Iyadoo uu Maanta Magaalada London ka Furmay Shirkii Arrimaha Somalia ee Heer Caalamiga ahaa Isla markaana ay Si  wadajir ah u shir gudoominayaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’isulwasaaraha dalka Britain David Cameroon. Shirkan oo  si rasmi ah uga furmay guriga Lancaster house ee magaalada London waxaana kasoo…

                Read More

                  Gudoomiyaha Ururka Qareenada ee Gobolka Sanaag oo Dhaawac ka soo Gaadhay kadib Markii ay Soo Weerareen Dablay Hubaysani (DHAGAYSO)

                  Ceerigaabo 07.May (SDN)  Gudomiyaha Ururka Qareenada Ee Gobolka Sanaag Garyaqaal Cali Siciid Jamac Cali Foolow Ayaa Saaka Abaaro 11 Duhurnimo Ay Dablay Hubaysani Weerar Kusoo Qaadeen Waxana Garyaqaanka Roobka Lagaga Dhigay Budhadh Iyo Ulo Ay Siteen Malayshiyaadka Soo Weeraray Waxana Intaasi Kadib Garyaqaanka Loola Cararay Cusbitaalka Guud Ee Ceerigaabo . Garyaqaan Cali Siciid Jaamac Oo…

                  Read More

                    Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo Sheegay inuu dhaqan Galay Xeerka Anshaxa Garsoorayaash

                    Hargaysa 07.May (SDN)   Gudoomiyaha Maxkamada  sare ee Somaliland  Dr.yuusuf ismaaciil cali ayaa maanta shaaca ka qaaday dhaqangelinta  xeer nidaamiyaha Anshaxmarinta Garsoorayaasha iyo Xeerilaaliyayaasha  ka hawlgala hay’adaha Garsoorka Dalka. Shirjaraaid oo uu maanta ku qabtay xafiiskiisa ayaa Gudoomiyaha Maxkamada sare Dr.yuusuf ismaaciil cali uu faah fahin kaga bixiyay xeerkan oo uu sheegay  in uu yahay mid …

                    Read More