Webmaster

    No Somali pirate hijacking in nearly a year, says UN

    The fight against Somali pirates has been so effective that they have not been able to mount a successful hijacking in nearly a year, the chair of the global group trying to combat the pirates has said. American diplomat Donna Leigh Hopkins credited the combined efforts of international naval forces and increased security on ships,…

    Read More

      Dhamaan familgani waxay hanbalyo meher uu dirayaan boqorka iyo boqorada siciid muuse ahmed iyo warwadiisa xaawo yusuf dugsiiye oo meherkoodu ka dhcay hotel rays ee gobolka boorama

      Dhamaan familgani waxay hanbalyo meher uu dirayaan boqorka iyo boqorada siciid muuse ahmed iyo warwadiisa xaawo yusuf dugsiiye oo meherkoodu ka dhcay hotel rays ee gobolka boorama tariikhdu markay ahayd 2/5/2013 Hadabo waxaynu leehay aqal galkiina ku gaadha bash bash iyo barwaaqo Safiya abaadir Ayeeyo Caasha Cigaal Ayeeyo Faadumo Sh.Hassan Nuuriye Aabo Muse Ahmed Cumar…

      Read More

        Gudoomiyaha Deegaanka Karin ee Buurta Daallo oo Qaylo dhaan ka Muujiyay Duruufo Wehel la noqday Buurta Dalxiiska Daallo {DHAGAYSO}

        Ceerigaabo 03.May (SDN) Gudoomiyaha Deegaanka Karin ee Buurta Daalo ee Gobolka Sanaag Maxamed Ducaale Case ayaa qaylo dhaan ka Muujiyay Xaalado adag oo ka taagan Buurta Daalo. Gudoomiyuhu Waxa uu sheegay in daryeel xoogan ay u baahan tahay buurtan isagoo xusay in xaalad biyo la’aani ay ka taagan tahay isla markaana ugu baaqay Xukuumada iyo Hay’adaha…

        Read More

          DAAWO Gudoomiyaha Gobolka Saaxil iyo Wefti uu hogaaminayo oo Kormeer ku soo Maray Degmooyinka Sheekh iyo Go’da Weyn

          Berbera 03.May (SDN) Wefti balaadhan oo uu hogaaminayay Gudoomiyaha Gobolka Saaxil ayaa Kormeer ku soo maray Deegaamada hoos taga degmooyinka Sheekh iyo Go’da Weyn . Socdaalka Gudoomiyaha Gobolka Saaxil iyo Xubnaha la Socday ayaa Salka ku hayay Xog Ogaal u Noqoshada Xaaladaha Nabadgalyo iyo Nololeed ee Deegaamada Degmooyinka Sheekh iyo Go’da Weyn. Safarkan ayaa Noqonaya…

          Read More

            Wasiirka Caafimaadka oo Sii Sagootiyay Dhakhaatiir Hawlo qaliino ah ka fuliyay Somaliland

            Hargaysa 03.May (SDN)  Wasiirka caafimaadka oo uu weheliyo gudoomiyaha maamul wanaaga  ayaa ka qayb galay xaflad lagu sii sagootiyaayey dhakhaatiirtii qaliinka lafaha ee “Australian Doctors For Africa” kuwaasi oo ka fuliyey cusbitaalka Hargeysa  qaliino iyo daaweyn kala duwan. Dhakhaatiirtaasi oo mudadii ay hawsha wadeen ,waxay qaliin  iyo daaweyn ku sameeyeyeen  dad gaadhaya 330 ruux. wakaalada…

            Read More

              Xus loo sameeyay Marxuun Cigaal oo lagu qabtay Hoolka Jaamacada Hargaysa

              Hargaysa 03.May (SDN)  Xus loogu baroor diiqayo Sannad Guuradii 11aad ee Ka soo Wareegtay Maalintii uu Geeriyooday Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyada Somaliland Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal ayaa lagu qabtay Hoolka Jaamacada Hargaysa . Xuskan Waxaa ka hadlay Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Xaaji Cali Shire oo ka waramay kaalintii laxaadka lahayd ee uu…

              Read More

                Borama Local Counsil Trained Closed At Mana Guest House

                Borama 03.May (SDN) A 12 days workshop for the local government council members, taraining has been conducted hereby of the Civil Society Institute. The members of trainees of the local council, has been studying variable means of community service best management and leadership. The workshop was facilitated by qualified trainers and facilitators, who taught expertly….

                Read More

                  The Awdal Cultural Top Leader Ugaas Cabdirashid Arrived and Welcomed Borama

                  Boorama 03.May (SDN)  The traditional Cultural top leader of Awdal community, Ugas Abdirashid Ugas Roble has been welcomed by the cultural leaders, community members and other government senior officers, when arrived Borama, the cultural leaders, and government senior officers received at Gorayacawl Village, 5kms of east of Borama. The cultural leaders of Borama made an…

                  Read More

                    “Dhawaqu ii daranaa oo u Xumaa Dhagahayga Waa Qayb kale iyo Xuska 11 Guuradii Geeridii Cigaal {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 03.May (SDN) Waa Mid isku Beegaan Bishu Waa Sadexdii May,Maalintuna Waa Jimce Waa Kow iyo Toban Sanno ka hor markii dhagaha Shacabka Somaliland uu ku soo dhacay Warkii ugu naxdinta badnaa oo Sheegayay in Madaxweynihii Somaliland Alle ha U naxariistee Marxuun Maxamed Xaaji Ibraahin Cigaal inuu ku Geeriyooday Cisbitaal ku yaalay Magaalada Biritoria ee…

                    Read More

                      Abwaan Maxamed Xasan Jamac Dhaglas oo soo saray hees cusub oo la yiraa Waa (Maxay sidan Somaliland) oo lagu dhaliilayo Madaxwaynaha Somaliland Codadki Gaadoco, Faysal Yare, Jihan Jalaqsan, Fiska & Abdiqaaliq – Somaliland

                      London 03/5/13 (SDN) Abwaan Maxamed Xasan Dhaglas oo soo saray hees cusub oo la yiraa Waa Maxay Somaliland Codadki Gaadoco, Faysal Yare, Jihan Jalaqsan, Fiska & Abdiqaaliq – Somaliland waxa heestan na soo gaarsiyey jaaliyada somaliland oo ku jahwaraysan siyaasada somalilnd. Dawasho wacan

                      Read More

                        Guddoomiye Ku Xigeenka 1aad Ee Golaha Wakiilada Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Waraysi Ay Idaacadda BBC-sidu La Yeelatay Nin Hore Wariye Uga Ahaa.

                        HargeysaMay03, 2013 (SDN)Ku simaha Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland, ahna Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee aqalkaasi Mudane Baashe Maxamed Faarax, ayaa fidmo abuur iyo hadal siyaasadeed oo loo soo dhiibay ku tilmaamay hadal ka soo yeedhay C/Raxmaan Caynte oo ah mulkiilaha shabakadda Hiiraan Online ee dalka Soomaaliya oo waraysi uu BBC-da siiyay ku sheegay in gobolo…

                        Read More

                        KHUDBADIHII ALAHA UNAXARIISTEE MARXUUN MADAXWEYNE MAXAMED X.IBRAAHIM CIGAAL EE 1997 IYO WAKHTIGAN WAXYAABIHII UU KA HADLAYEY WAXA KA QABSOOMEY IYO MAAANTA JAWIGA SOOMAALILAND(DAAWO)

                        Hargeysa May 03,2013(SDN)-Qudbadii Alle Ha U Naxariistee Madaxwaynii Hore Ee Dalka Mohamed X Ibrahin Cigaal. 1997 Kii. “Habeena Kuma Seexan Baabuurki Sahra-Tuugo Ayaa Salaan Kaa Qadan Iyado Ciidanka Ku Jirta, M/Wayni Hore Cigaal Alloow Ku Naxariiso…  

                        Read More

                          Sannad Guuradii 11aad ee Marxuun Maxamed Ibraahin Cigaal iyo Khudbado Taariikhda Galay {DHAGAYSO}

                          Hargeysa 03.May (SDN) Maantoo Jimce ah  Waxay ku beegan tahay  Sanadguuraddi 11aad ee ka soo wareegtay geeridi naxdinta lahayd ee ku timi Maxamed X. Ibrahim Cigaal, alla ha u naxariistee Madaxweynihi salka u taagay dawladnimada iyo nabadda ay maanta Somaliland ku naalonayso isla markaana si Heer qaran ah loogu aasay Magaalada Berbera 6.May.2002. Waxaanu Halkan…

                          Read More