Caruurtii ugu badneyd ee Soomaaliyeed oo ku geeriyoodey Abaarihii 2010kii iyo masuul ka hadlay oon jirin
Muqdisho May 03,2013(SDN)-Abaarihii ba’anaa ee ka dilaacay dhulka Soomaaliyeed ayaa waxa ku dhintay in ka badan rubuc malyuun Soomaali ah oo kala bar yihiin Caruur da’adoodu ka hooseyso shan jir. Sidaa waxa lagu sheegay warbixin ay qortay hay’ada xiriirka gargaarka biniadamnimo ee Qaramada Midoobey. Warbixinta ayaa muujisay in tirada dadkii ku geeriyooday abaarihii u danbeeyay…
