Webmaster

    Powerful Nations Courting Djibouti

    David M. Rodriguez, new command of U.S. Africa Command (AFRICOM), made his first visit to Djibouti on April 16. He said at Camp Lemonnier, “It is the only AFRICOM base in Africa and getting more important.”  The Japanese government sent aids worth 3.3 million dollars to Djibouti on April 24. Japan created a naval base…

    Read More

      Xisbiga Ucid oo Si adag u Naqdiyay Hadal ka soo Yeedhay Maalintii Shalay Gudoomiyaha Golaha Guurtida

      Hargasya 05.May (SDN) Xisbiga mucaaridka ah ee UCID ayaa difaacay shir uu dhawaan Guddoomiyahoodu ku baaqay oo uu ugu yeedhay tallo qaran, waxaanay ku doodeen inaanu ahayn shir beeleed. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed maanta ka soo baxay xarunta dhexe ee xisbigaasi waxaanu u dhignaa sidan:- “Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka waxa uu taagan yahay ilaalinta…

      Read More

        Wasaarada Arrimaha Gudaha oo Si faah faahsan u Sharaxday Qorshaha Sadex biloodkii hore ee Sanadkan u Hirgalay

        Hargaysa 05.May (SDN)  Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Jamhuuriyadda Somaliland Cabdi-samad Cumarr Maal, ayaa Maanta Waxa uu faah-faahin ka bixiyey  wax-qabadkii wasaarada ee saddexdii  ee ugu horeeyey ee sanadkan 2013-Ka Agaasimaha Guud waxa  uu  sheegay in waxqabadka Wasaaradu ay Ku Talaabsatay ay yihiin kuwo badan kana Mid yihiin inay Xooga Saareen Nabad-gelyada , tababaridda…

        Read More

          President Silanyo Returns Home after Successful overseas Trip

          Hargeisa, May 5, 2013 (SDN) – Somaliland president Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo, has returned to Hargeisa on today after a four-week trip overseas. President Silanyo was warmly received at Egal International Airport in Hargeisa by vice president Zaylici, cabinet ministers, lawmakers and hundrends of Hargeisa residents. President Silanyo has told the BBC Somali Service that…

          Read More

            Bomb Hits Convoy Carrying Qataris in Somalia, Eight Dead

            Mogadishu May 05 2013 (SDN)— A suicide bomber hit a convoy of cars carrying Qatari officials through the center of Somalia’s capital Mogadishu on Sunday, killing eight Somalis, officials said. The visiting delegation of Qataris, who were travelling in the Somali interior minister’s bullet-proof vehicle, were “safe”, a security officer told Reuters, without going into…

            Read More

              Soo Dhawayntii Madaxweyne Axmed Siilaanyo (Daawasho iyo Dhagaysi)

              Hargaysa 05.May (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu hogaaminayay ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay . [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Siilaanyo5(1).mp3″] Madaxweyne Siilaanyo Waxa uu Sheegay Wadamada Turkiga,Ingiriiska,Maraykanka, iyo Itoobiya oo ay Safar ku soo mareen inay kala hadleen dhamaanba madaxdii dalalkaasi  qadiyada Madax banaanida Somaliland iyo Wax kasta oo…

              Read More

                Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Weftigiisii oo dalka dib ugu soo laabtay Maanta

                 Hargaysa 05.May (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu hogaaminayay ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay . Madaxweynaha iyo Weftigiisu waxay ka soo dageen gegida diyaaradaha ee Cigaal International Airpote . Mudane Axmed Siilaanyo oo qolka nasashada ee madaarka Cigaal ugu waramayay Warbaahinta ayaa ka warbixiyay Safarkii uu ku…

                Read More

                  Duqa Caasimada oo Kulan la Qaatay Shaqaalaha Dawlada Hoose,Baaqna u diray Bulshada ku dhaqan Hargaysa

                  Hargaysa 05.May (SDN) Maayarka Caasimada Hargaysa C.raxmaan Maxamud Caydiid Solteco iyo Mas’uuliyiinta Dawlada hoose ayaa maanta kulan la yeeshay Shaqaalaha Dawlada Hoose ee Caasimada,kaas oo lagaga hadlay dardar galinta hawlaha ay bulshada u hayaan. Kulankan waxaa hadal ka soo jeediyay duqa caasimada hargaysa ayaa uga digay dadka Samaystay dayrarka Sharci darada ah,waxaanu sheegay inay ka…

                  Read More

                    Ogeysiis:Waxaa la Ogaysiinayaa Dhamaan Taagerayasha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ( UCID) Ee ku nool Magaalada Barmingham iyo Nawaaxigeeda iyo guud ahaanba Jaaliyada Somaliland in ay ka soo qayb galaan xaflad isugu jirta taageero guushii labaaad ee xisbiga UCID .

                    Waxa la Ogaysiinayaa dhamaan taagerayasha  Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ( UCID) ee ku  nool Magaalooyinka Birmingham   , Shafield ,Manchister  iyo Nawaxigeeda iyo guud ahaan Jaaliyada Uk .In ay ka soo qayb galaan Xaflada  isugu jirta taageero guusha labaaad ee xisbiga UCID ka soo hooysay   Dorashadii Golayaasha Deegaanka ee Somaliland ee qabsoomay November 28.2012. kana mid…

                    Read More

                      Marwo Farduus Cige oo ku sugan wadanka Turkiga oo waraysi Gaara siisay qurbejoog.com ayaa waxay sheegtay bulshada Reer Somalilnd ee ku dhaqankan Turkiga in ay qabanayso Xaflada guusha xisbiga Ucid iyo Dabaaldaga 18May

                      Turkia 05/5/13 (SDN) Marwo Farduus Cige oo ku sugan wadanka Turkiga oo waraysi Gaara siisay qurbejoog.com ayaa waxay sheegtay in  bulshada Reer Somalilnd ee ku dhaqankan Turkiga  ay qabanqabinayaan Xaflada guusha xisbiga Ucid iyo Dabaaldaga 18May Marwo Farduus oo sheegtay in xafladaas ay kala soo qayb gali doonto jaaliyada soomaliland ee ku dhaqan Turkiga,Marwo Farduus…

                      Read More

                        Journalists celebrate Press Freedom Day in Somaliland

                        Hargeisa May 4, 2013 (SDN) – Somaliland journalists in the country celebrated World Press Freedom Day with an event in the capital Hargeisa on Saturday. The event was attended by Somaliland Journalists Asoociation (SOLJA) Chairman Hassan Mohamed Yusuf, media associations, women’s groups, and invited guests. SOLJA Chairman Mr. Hassan, opened the event, noting that “Hubaal…

                        Read More

                          African Leaders Call for More Effort to Stabilize Somalia

                          Nairobi May 4, 2013 (SDN) – The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has called on the international community to intensify efforts aimed at stabilizing the long term development of Somalia to complement efforts for the safe repatriation of Somali refugees. Through a communiqué, the African leaders urged the United Nations High Commissioner for Refugees to…

                          Read More

                            Somaliland Marine Minister Warns against Illegal Fishing

                            Hargeisa May 4, 2013 (SDN) – Fisheries and Marine Resources Minister, Abdullah Jama Osman known as “Geeljire”, has described illegal fishing as one of the main challenges facing the fisheries sector in Somaliland. Speaking to reporters at his office today, he said due to rampant illegal fishing practices, coupled with other challenges such as weak…

                            Read More

                              DAAWO waxyaabihii ay ka Wada Hadleen Madaxweyne Siilaanyo iyo Ra’isal Wasaaraha Itoobiya

                              Addis ababa 04.May (SDN)  Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa soo gaadhay Xarunta Wadanka Itoobiya ee Addis Ababa isla markaana Kulan la yeeshay Ra’isal Wasaaraha Dalka Itoobiya Hailemariam Dessalegn. Kulan Galabta ku dhex maray Xarunta Madaxtooyada ee Wadanka Itoobiya Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Ra’isal…

                              Read More