Webmaster

    Hibaq Jama Wins Labour Seat in Bristol-UK

    Bristol May 04, 2013 (SDN) -Hibaq Jama has won Labour’s elections for 2013 council elections in Lawrence Hill. Labour performed very strongly in East Bristol, seeing off the threat from UKIP, but failed to make inroads in the north and west of the city – where the Tories clung on to Avonmouth and Henbury. Lawrence Hill…

    Read More

      Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo Baaq u diray Xisbiga Ucid,kana hadlay arrimaha doorashooyinka ” {DHAGAYSO}

      Hargaysa 04.May (SDN) Gudoomiyaha golaha guurtida Md. Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa maanta ugu baaqay Xisbiga Ucid inuu Joojiyo Shirarka Beelaha ee dhibaatada u keeni kara Qaranimada Somaliland. Gudoomiyaha Golaha Guurtida ayaa hadalkan ka jeediyay furitaanka Kalfadhigii 50aad ee Golaha Guurtida isaga oo daba Socda Hadal uu Warbaahinta Maalmihii u danbaysay Siiyay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo…

      Read More

        Madaxweyne Siilaanyo oo Soo Gaadhay Wadanka Itoobiya Kulana la qaatay Ra’isal Wasaare Hailemariam

        Addis ababa 04.May (SDN) Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa soo gaadhay Xarunta Wadanka Itoobiya ee Addis Ababa isla markaana Kulan la yeeshay Ra’isal Wasaaraha Dalka Itoobiya Hailemariam Dessalegn. Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland iyo Weftigiisa oo Si diiran loogu soo dhaweeyay Xarunta Wadanka Itoobiya ee Addis Ababa . Kulan Galabta…

        Read More

          Warbixintii Hanti dhawrka Guud uu ka Hor jeediyay Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada {DHAGAYSO}

          Hargaysa 04.May (SDN) Hanti dhowraha guud ee Qaranka Md Maxamuud aw Cabdi ayaa maanta golaha wakiilada siiyey warbixin ku saabsan Xisaab Xidhka miisaaniyad sanadeedkii 2010 iyo 2011 Hantidhowrka guud waxa uu warbixintiisa ku sheegay in miisaaniyaddii ku talogalka ahayd ee ay golaha wakiiladu ansixiyeen ay ahayd sadex boqol iyo Toban Bilayan, labo boqol iyo sagaal…

          Read More

            “Waxa aanu Xaqa u leenahay hadii naftu naga baxayso ama nalagu tooganayo kama Hadhayno” Gudoomiyaha Ururka Solja {DHAGAYSO}

            Hargaysa 04.May (SDN) Xuska maalinta Caalamiga ah ee Saxaafada adduunka oo la qabto sannadkasta 3 bisha May oo Jimce ku beegantay ayaa maanta lagu qabtay magaalada hargaysa,Gaar ahaan Huteel Guuleed. Munaasibadan waxaa hadalo ka soo jeediyay Madax kala duwan oo ka qayb galay  Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Xasan Maxamed Yuusuf ayaa si qoto…

            Read More

              DAAWO Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Macdanta iyo Biyaha oo Sheegay inay Xal ka Gaadheen Khilaaf in mudo ahba ka jiray Wakaalada biyaha Burco

              Burco 04.May (SDN) Wasiir ku xigeenka Macdanta Somaliland ayaa shirjaraaid ku qabtay magaalada burco waxa uu ku sheegay in la soo afjaray khilaafaad u dhexeeyey masuu’liyiinta wakaalada biyaha magaalada burco Wasiir ku Xigeenka Macdanta iyo Biyaha ayaa Kulan la yeeshay Mas’uuliyiinta kala duwan ee Wakaalada Biyaha ee Magaalada Burco, Dad Weynaha ku nool Magaalada Burco…

              Read More

                Puntland Government Position on London Conference II for Somalia

                PRESS RELEASE Puntland Government values the commendable efforts and role Her Majesty Government continues to play in Somalia. Puntland is ready to contribute towards rebuilding a prosperous future for the Federal Republic of Somalia and its people. Puntland contributes to peace and stability in Somalia. The State consists of an area in northern Somalia approximately…

                Read More

                  Hanti dhawrka Guud ee Qaranka oo Maanta Golaha Wakiilada u Gudbiyay Xisaab Xidhka Laba Miisaaniyad Sanadeed

                  Hargaysa 04.April  (SDN) Hanti dhowraha guud ee Qaranka Md Maxamuud aw Cabdi ayaa maanta golaha wakiilada siiyey warbixin ku saabsan Xisaab Xidhka miisaaniyad sanadeedkii 2010 iyo 2011 Hantidhowrka guud waxa uu warbixintiisa ku sheegay in miisaaniyaddii ku talogalka ahayd ee ay golaha wakiiladu ansixiyeen ay ahayd sadex boqol iyo Toban Bilayan, labo boqol iyo sagaal…

                  Read More

                    Golaha Guurtida Somaliland oo Maanta uu u furmay Kalfadhigoodii Kontanaad

                    Hargaysa 04.April  (SDN) Golaha guurtida ee jamhuuriyadda  s/land ayaa maaanta waxaa   si rasmi ah ugu furmay kalfadhigoodii  kontanaad ee mudanayaasha golahaasi gudo galaan Gudoomiyaha golaha guurtida Md: Saleebaan Maxamuud Aadan {Saleebaan Gaal} oo si rasmi ah ugu furay mudanayaasha golaha guurtida kalfadhigoodii kontanaad  ayaa wuxuu gudoomiyahu ka hadlay xaaladda amaan ee uu haatan maraayo dalku…

                    Read More

                      Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo ku sii Jeeda Itoobiya iyo Somaliland oo dalbaneysa Xubinimo IGAD iyo Midawga Africa

                      Adis Ababa May 04,2013(SDN/Reporter)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo mudo ku sugnaa dalka Itoobiya ayaamaanta lagu wada ain uu soo gaaro magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya. Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa lagu wadaa in uu la kulmo raaiisul wasaaraha dalka Itoobiya Xeylo Mariam oo lagu wado in ay ka wada hadlaan xiriirka labada dal. Labada…

                      Read More

                        FAALLADA WARGEYSKA:Goormaynu Ka Gudbaynaa Hebel Ha U Jawaabo Hebel?

                        Hargeysa May 04,2013(SDN)-Xukuumadihii u kala dembeeyey hoggaaminta Jamhuuriyadda Somaliland, marka laga reebo Cahdiyadii Marxuum ee Cabdiraxmaan Axmad Cali [1991 – 1993kii] iyo Maxamad Xaaji Ibraahin Cigaal [1993 – 2002], ayaa labadii Xukuumaddood ee ka dembeeyey oo mid tahay ta hadda haysa hoggaanka dalka ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Axmad Maxamad Siilaanyo, iyo tii  Daahir Rayaale ee…

                        Read More

                          Gudoomiyaha Gobolka Awdal oo ka hadlay Waajibaadka Hor yaala Mudanayaasha Golaha Deegaanka Boorama {DHAGAYSO}

                          Boorama 04,May (SDN).Gudoomiyaha Gobolka Awdal Cabdoo Axmed Aayir ayaa  tababar mudo laba iyo toban Cisho ah u Socday Xidhibaanada Golaha Deegaanka ee Magaalada Boorama waxa uu ugu soo Gabo gabeeyay Magaalada Boorama . Tababarkan loo soo xidhay xildhibaanada golaha degaanka ee Boorama ayaa Waxay  ku baranayeen casharo salka ku haya hogaaminta wanaagsan iyo xalinta khilaafaadka….

                          Read More

                            DAAWO SAWIRRADA: Fanaanniinta Xiddigaha Geeska oo Niyadda U Dhisay Derbi-jiifka Hargeysa

                            Hargesya May 04,2013( SDN)-Hobollada ku bahoobay Kooxda Casrigan Shidday fanka Mandaqada ee loo yaqaan Xiddigaha Geeska oo saldhigoodu yahay Magaalada Hargeysa ayaa shaaciyey bandhig faneed (Show) dhaqaalaha ka soo baxa ay ugu taborrucayaan xarunta xanaanaynta iyo dhaqan celinta derbi-jiifka ee Mustaqbal ee degmadda Maxamed Mooge ee Caasimadda Hargeysa. Kooxdan oo ka kooban Hal-abuuro, fanaanniin Heesahooda…

                            Read More

                              Qaramada Midoobey:Burcad badeeda Soomaalida oo aan markab Afduubin iyo tirada Burcada ee xabsiyada caalamka ku jirta

                              New York May 04 2013(SDN)-Guddi Qaramada Midoobey ay u saartay ladagaalanka Burcad badeeda Soomaalida ayaa sheegay in Markab Soomaaliya laga afduubo ay ugu danbeysay Bishii May 12keedii ee Sanadkii 2012kii. Burcada Soomaalida ayaa sanadii2009kii waxa ay afduubteen 46,2010kiina waxa ay afduubteen 47,balse sanadii 2011kii waxa ay afduubteen 25 markab oo qura. Sida Muuqatana waxa hakad…

                              Read More

                                DAAWO Barnaamij ka hadlaya Soomaalida Minnesotta

                                Minnesota May 04,2013(SDN)-Soomaalida Ku nool dalka Mareykanka khaatasan Minnesota ayaa TVga Kara waxa uu ka diyaariyay barnaamij uu uga hadlay nolosha dhawr ruux oo kala Jiil ah. Somalida Minnesota oo tiradooda dad ba wax ku sheegaan ayaa ah jaaliyada ugu faraha badan ee ku nool Woqooyiga America. <object id=”flashObj” width=”480″ height=”270″ classid=”clsid:D27CDB6E-AE6D-11cf-96B8-444553540000″ codebase=”http://download.macromedia.com/pub/shockwave/cabs/flash/swflash.cab#version=9,0,47,0″><param name=”movie” value=”http://c.brightcove.com/services/viewer/federated_f9?isVid=1&isUI=1″…

                                Read More