Webmaster

    Deeq raashin ah oo Degmada Xudun ee Gobolka Sool la Gaadhiiyay

    Xudun 01,May (SDN) Waxaa maanta gaadhay degmada Xudun ee Gobolka Sool Saamigii Raashinkii Mucaawinada ahaa ee dawlada Turkigu ugu deeqday dadka danyarta ah ee Somaliland. Deeqdan raashinka ah oo ka koobnayd Kun iyo Sideed boqol oo Kiish oo isugu jira Sonkor iyo Daqiiq ayaa waxaa Gudoomay Gudoomiyaha Degmada Xudun Faarax Cali Ibraahin isagoo markaas kadib…

    Read More

      Sheekh Cali Dheere oo ka waramay Dilkii Toogashada ahaa ee Boosaaso looga fuliyay Rag lala xiriiriyay Shabaabka(DHEGEYSO)

      Bosaaso May 01,2013(SDN)-Afhayeenka Kooxda Al Shabaab Sh Cali Maxamuud Raage ayaa ka hadlay rag Shabaabka lala xiriiryay oo dil toogasho ay ku fulisay Puntland. Ragan ayaa lagu helay denbi ah in ay khaarejiyeen sheekh Puntland Caan ka ahaa HALKAN GUJJI SI AAD UGA BOGATO HADALKA SHEEKH CALI DHEERE   [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Dhere.mp3″]

      Read More

        Hay’adaha Samafalka ee Somaliland ka hawlgala oo Tababar Dhaqanka ah Hargeysa looga furay

        Hargaysa 01,May (SDN) Shir Sadex Geesood ah oo ay ka qayb galeen Wasaaradaha Arrimaha Dibada,Qorshaynta iyo Qoyska oo lagaga hadlayay Sidii Hay’adaha Sama falka ee degan Somaliland loo bari lahaa Habdhaqanka Bulshada Somaliland ayaa Maanta ka Furmay Huteel Maansoor ee Caasimada . Shirkan waxaa furitaankiisii ka hadlay la taliyaha Wasiirka Qoyska iyo Arrimaha Bulshada Aadan…

        Read More

          Hay’adaha la dagaalnka cudurka Dilaaga ah ee AIDS oo Hargeysa ku soo bandhigay waxqabadkoodii Sadedii Bilood ee u Danbeeyay

          Hargaysa 01,May (SDN) Gudoomiyaha Komiishanka La Dagaalanka H/I/V ADIS Maxamed Daahir ayaa u qabtay Shir Sadex biloodle ah oo ay ku soo bandhigayeen hay’adaha ku shaqada leh Cudurka AIDS-ku Waxqabadkooda ay ka hirgaliyaan Somaliland . Maxamed Daahir ayaa Sheegay in dhamaan Ururada Shirkan ka qayb qaadanayaa ay la yimaadaan Waxqabadkoodii Sadexdii bilood ee tegay iyo…

          Read More

            Hargaysa oo lagu soo Gabo gabeeyay Shirkii wada Tashiga labada Wadan iyo Qodobada laga soo saaray oo Mugdi badani ka Muuqdo una Xaglinaya danaha Itoobiya

            Hargaysa 01.May (SDN) Shirkii Iskaashiga Wadamada Somaliland iyo Itoobiye ee Mudada Labada Maalmood ahayd ka socday Huteel ambassador ayaa caawa la soo gabo gabeeyay isla markaasna laga soo heshiiyay qodobo taabanaya Arrimaha Dhaqaalaha,Isu socodka,Ganacsiga iyo amaanka. Shirkan oo ay Goob joog ka ahaayeen Wufuud ka kala socota labada Wadan waxaa ka hadlay Agaasimaha Guud ee…

            Read More

              Justine Greening MP visits Mill Hill-based charity BritSom

              The International Development Secretary has visited Mill Hill to meet with members of Barnet’s Somali community ahead of a major international conference on Somalia next month. Justine Greening and MP for Hendon Matthew Offord met members of Somali non-profit organisation BritSom at the Eversfield Centre on Friday to hear their views on how the British…

              Read More

                Maxaabiista Guantano Bay oo Cuno Joojin Sameeyay,Obama oo ku celiyay in uu xirayo xabsigaasi

                Cuba April 30,2013(SDN)-Maxaabiista ku jira xabsiga Guantanamo Bay ee lagu hayo maxaabiista loo heysto falal argegixiso oo intoodii badneyd cunada ka caagay. Maxaabiista Guantanamo Bay ayaa cuno joojinta bilaabay bishii February haatana waxa socda dedaalo khasab loogu quudinayo maxaabiista. Maxaabiista ayaa sheegay in ay raashinka uga caageen xadhiga aan dhamaadka leheyn ee ay ku jiraan….

                Read More

                  The Gangs Of New York

                  War turns a society into a classroom, and that is why the Americans are learning what they had not learned before. Pausing and pushing back tears. The Americans believe that they deserve a place with some dignity and respect; due to their heavy gravity as the World most Super Power. But the whole World of…

                  Read More

                  Real Madrid oo 2-0 Ku Badisey Laakiin waxaa 4-3 Ugu soo baxay Final Dortmund(By Jaahuur)

                  Spain-Santigo Bernebeu Stadium-Tue-Aprill-30-2013-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku lafa gureynaa Real Madrid iyo Borussia Dortmund oo lugtii labaad ku kala baxay. Haddaba ciyraatan oo la wada sugaayey ayaa lugtii hore waxay todobaadkii hore ka dhacdey carigaa germany waxaana 4-1 lagu soo khaarijiyey Real Madrid. Akhyaartay lugtii labaad ee lugu kala bixi lahaa waxay galabta ka dhacdey…

                  Read More

                    Is-barbardhiga saddex safar oo ay Cigaal, Rayale iyo Siilanyo ku tageen Maraykanka iyo Sawirka laga dheehan karo wufuudooda

                    Hargeysa April, 30 (SDN)- Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, wuxuu Axadii doraad soo gunaanaday socdaalkii uu ku tagay dalka Maraykanka, waxaanu soo gaadhay magaalada London ee dalka Ingiriiska oo la filayo inuu uga soo gudbo magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Safarkan uu Madaxweyne Siilaanyo ku tagay dalka Maraykanka, mid la mid ah ayuu Madaxweynihii hore ee…

                    Read More

                      Suxuufiyiinta oo ka hadlay tacadiyada lagula kaco

                      Garoowe April 30,2013(SDN)-Maantay oo taariikhdu ku beegantahay 30-ka April, maalintuna tahay Talaado, waxaan halkaan kusoo bandhigaynaa dareenkeena ku aadan sida aan uga xunnahay una cambaaraynayno falkasta oo tacadi ah loona gaysto warfidiyeennada iyo xarumaha warbaahinta Puntland, iyadoo aan ka duulayno dhacdadii  ugu dambaysay ee 28-kii bishaa April lagula kacay wariyaasha, lagu jirdilay, lagu burburiyay qaarkood…

                      Read More

                        Britian Qiimaha Tigidhada Dayaaradaha oo cirka isku shareeray iyo qoysas badan oo aan karaynba inay dhoofaan

                        London April 30,2013(SDN)-Sannad walba xagaaga waxaa dalkii hooyo dib ugu laabta qoysas badan oo ka fiidaysanaya waqtiga xagaaga ee iskuuladu xidhan yahiin .haddaba qoyasaskaa faiido weyn ayaa iyaga carrurtoodaba ugu jiryay inay tagaan dalkii iyagoo dhaqan ahaan diin ahaan iyo maskax ahaaba ka soo faiidaysan jiray lakiin waxaad moodaa inay xaalada Tigidhada ee imiku ay…

                        Read More