FBIda Mareykanka oo baadigoobeysa labo ruux oo lagu thmay Qaraxyadii Boston
Boston April 18,2013(SDN)-Ciidamada FBIda ee dalka Marekanka ee baaraya qaraxyadii ruxay goobtii tartanka Maratoonka ee magaalada Boston ayaa shaaciyay in ay haatan baadi goobayaan cidii ka danbeysay qaraxyadaasi. Waxa haatan ay FBIda baaritaano weyn ku wadaa muuqaalo laga soo ururiyay goobihii qaraxyadu ka dheceen. Inkasta oo shalay ay warbaahinta mareykanku shalay mar shaacisay in la…
