Webmaster

    Gudoonka Maxkamada Gobolka Sanaag oo Hawl gal ka Garnaqista Dacwadaha aan laga Garsoorin ka Wada Degmooyinka Gobolkaas

    Hargaysa 17.April (SDN) Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Sanaag Aadan Jaamac Cigaal ,Xubno ka Tirsan Bah’da Garsoorka iyo Qaar ka mid ah Qareenada Gobolkaas ayaa ka bilaabay Degmada Gar adag ee Gobolka Sanaag dhagaysiga Shan dacwadood oo laba ka mid ahi yihiin kuwa dil ah. Gudoomiyaha oo khadka Telefoonka ugu Waramayay Shabakada Wararka ee Qurbejoog.com, ayaa Sheegay…

    Read More

      Cabdikariim Jirde Gole:Shuraako Waxa ay isku xirtaa shirkadaha Maalgashiga iyo cid walba oo heysa fikir Ganacsi(DHEGEYSO)

      Colorado April 17,2013(SDN)Isku duwaha Mashruuca Shuraako oo hoostagta hay’ada One Earth Foundation Mr Cabdikariim Jirde Gole ayaa nooga waramay sida iyo habka ay isugu geeyaan Maalgashadeyaal caalemi ah iyo Soomaalida heysa mashaariicda Ganacsi ee baadi goobaya lacago ay ganacsigooda ku hirgeliyaan. HALKAN GUJJI SI AAD UGA BOGATO WAREYSIGA ISUDUWAHA SHURAAKO CABDIKARIIM GOLE   [peckplayer id=”1″…

      Read More

        Somalia: Female genital mutilation down

        NAIROBI, Kenya (SDN) — Attitudes in Somalia toward a practice that critics decry as torture may be changing, as new data released by the U.N. children’s agency on Tuesday showed that female genital mutilation among children in northern Somalia is on the decline. The survey released by UNICEF and the governments of Somaliland and Puntland…

        Read More

          Wasiirka Wasaarada dib-udejinta Somaliland oo Findland uga qeybgalay Siminaar balaadhan oo looga hadlayey arimo badan oo khuseeya Somaliland

          Helsinki April 16,2013(SDN)-Wefti Balaadhan oo uu Hogaaminayey Wasiirka Wasaarada dib-udejinta Somaliland Md Saleeban Ciise Axmed ( Xaglo-toosiye). Ayaa soo gaadhay Magaalada Helsinki Ee Caasimada Dalka Finland Weftigan oo ka koobnaa afar xubnoon oo kala ah Wasiirka Wasaarada Dib-udejinta Somaliland Md Saleeban Ciise Axmed, Madaxa Hay,ada Socdaalka Somaliland Md  Mohamed Ali Yuusuf, Lataliyaha Wasaarada Dib-udejinta Somaliland…

          Read More

            Talihii Ciidanka Sirdoonka ee gobolka Saraar oo ku geeriyooday weerar Caynaba ka dhacay

            Caynaba April 16,2013(SDN)-Waxa maanta gelinkii danbe lagu dilay magaalada Ceynaba ee xarunta gobolka Saraar Taliyihii Ciidamada Sirdoonka Somaliland ee Gobolkaasi Axmed Ceydiid. Taliyaha ayaa ku geeriyooday wadada u dhexeysa Ceynaba iyo Burco tiyoo xiligaa lagu sii wado cusbitaalka guud ee magaalada Burco oo meydka marxuumkuna haatan uu yaalo. Taliyaha ayaa u geeriyooday dhaawac ay gaar…

            Read More

              Madaxweynaha Puntland oo Somaliland ku eedeeyay in ay Hubeeyaan Al Shabaab

              Garoowe April 16,2013(SDN)-Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Faroole ayaa ku celiyay eed uu ugu soo jeedinayo Somaliland in ay gacan siiso kooxda Al Shabaab. Cabdiraxmaan Faroole ayaa khudbad uu dhawaan jeediyay waxa uu ku sheegay in dawlada Madaxweyne Axmed Siilaanyo ay hubeyneyso kooxda Shabaabka ka tirsan ee ka dagaalama buuraleyda Galgala. “Somaliland…

              Read More

                AAYADAHA QURAANKA IYO NOLOL MAALMEEDKA DADKA IS WAAFAJI

                  Suuradda Faatixadu waxay ka kooban tahay 7 aayadood oo uu bisinku ka mid yahay culumaduna way isku raacsan yihiin arrinkaas. Sidaas darteed aayadda ugu horraysa waa bisinka بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ(1) .   وروي عن طرق أهل السنة والجماعة نظير هذا المعنى فعن الدار قطنى عن أبي هريره قال: قال رسول الله صلى الله…

                Read More

                  Maxamed Ibrahim Cigaal:Isku darkii Somaliland iyo Soomaaliya Khalad muu aheyne Laaxim baa galay,kalatagana waxa keenay…..(DAAWO)

                  Jabuuti April 16,2013(SDN)-Madaxweynihii hore ee Somaliland AUN Maxamed Ibrahim Cigaal oo isla markaana mar soo ahaa Raiisul Wasaare ayaa wareysi taariikhi ah oo uu siiyay TVga RTD ee dalka Jabuuti waxa uu uga waramayaa sooyaalka taariikhda ee midnimadii labadii Soomaalieed iyo sidii dhibada loogu aasay Somaliland. Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ayaa si mug leh uga…

                  Read More

                    Hargeysa: Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Xasan oo geeriyooday

                    Hargeysa April, 16 2013 (SDN)- Guddoomiyihii guddi-hoosaadka arrimaha Dibadda ee golaha Guurtida Somaliland xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Xasan, ayaa goor dhawayd ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Marxuum Cabdillaahi Sheekh Xasan oo muddo dheer ka tirsanaa golaha Guurtida Somaliland, wuxuu ka mid ahaa aqoonyahanada dalka, wuxuuna ahaa guddoomiyaha guddiga arrimaha dibadda u qaabilsan golaha Guurtida. Siday xubno qoyskiisa…

                    Read More

                      Kulan Sadex Geesood ah oo ku dhex maray Gudida dhaqaalaha,Wasiirka Maaliyada,& Gudoomiyaha Baanka dhexe {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 16.April.(SDN)   Kulan Sadex Geesood ah oo ay Maanta isugu Yimaadeen Gudi hoosaadka Dhaqaalaha ee Gollaha Wakiilada,Wasiirka Maaliyada iyo Gudoomiyaha Baanka dhexe ayaa lagaga hadlay sidii Xal loogu heli lahaa Kor u kaca Qiimaha Sarifka lacagaha Qalaad. Kulankan oo ahaa Mid albaabadu u Xidhnaayeen ayaa markii uu dhamaaday Waxaa Saxaafada warbixin ka siiyay Gudoomiyaha Gudida…

                      Read More

                        DADKA IYO QALABKA KEEBAA HOR MUDAN IN LA DARYEELO

                        Tan markii madaxweynaha jsl uu madax banaaneeyay t v ga qaranka oo isla markii xukuumada xisbiga kulmiye ay talada hogaaminta ku guulaysatay ay midaysay hayado badan oo dawladeed oo xukuumadii hore ay kala saartay, iyadoo xiligii lagu jiray ololaha doorashadii madaxtooyada uu xisbiga kulmiye ku daray barnaamijkiisii siyaasadeed in uu yarayn doono dawlada uu soo…

                        Read More

                          Taliyihii Ciidanka Sirdoonka Gobolka Saraar oo u dhintay weerar Maleeshiyo ku qabsatay Jeelka Caynaba

                          Burco 16April13 (SDN) Taliyihii Sirdoonka Gobolka Saraar Axmed Caydiid ayaa ku geeriyooday weerar koox Maleeshiyo ahi ku qabsatay Jeelka Magaalo madaxda Gobolkaasi ee Caynaba.Sida uu ku soo waramayo Wariyaha Gobolada Barri waxa uu Marxuumku ku geeriyooday tuuladda Beer mar dhaawaciisa loo soo waday dhinaca Burco, waxaana Maydkii Marxuumka iyo Taliye ku-xigeenkii Xabsigaasi oo dhawaac ah…

                          Read More

                            Madaxweyne ku-xigeenka oo dhambaal tacsi ah u diray mudane Golaha Guurtida ka geeriyooday

                            Hargaysa 16.April.(SDN)  Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyada Somaliland, ahna ku simaha madaxeynaha Jamhuurayada Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) waxa uu tacsi u dirayaa, Golaha Guurtida Jamhuuriyada Somaliland, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii, iyo Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland, ee uu ka baxay ALLE ha u naxariistee MARXUUM, XILDHIBAAN. CABDILAAHI SHEEKH XASAN CISMAAN oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa Maanta 16/04/2013….

                            Read More

                              Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ku baaqay in Dareen Midaysan lagu qaabilo Xuska 18 May {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 16.April.(SDN)    Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur isla markaana ah Gudoomiyaha Gudida Qaban qaabada Xuska 18 May ayaa fariin maanta u diray Guud ahaan Shacabka Somaliland kana dalbaday inay dareen isku mid ah ku qaabilaan abaabulka Xuskaas Qaran. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Xubno ka tirsan Gudida qaban qaabada oo…

                              Read More