Maayarka Caasimada oo Kormeer ku tagay Kawaanka Gawraca Xoolaha
Hargaysa 16.April.(SDN) Duqa Caasimada Hargaysa C.raxmaan Maxamud Caydiid oo ay Weheliyaan Xubno ka tirsan Golaha Deegaanka ayaa maanta kormeer ku soo maray Kawaanka Gawraca Xoolaha ee Caasimada Hargaysa . Maayarka iyo Xubnaha ku Wehelinayay Kormeerkani waxay soo indho indheeyeen hanaanka uu u shaqeeyo Kawaanku iyagoo warbixin ka dhagaystay maamulka Kawaanka . Duqa Caasimada Hargaysa C.raxmaan…
