Gudida Joogtada ah ee Golaha Guurtida oo Xog Waran ka Dhagaystay Gudida Wanaag Farista iyo Xumaan reebista
Hargasya 13.April (SDN) Gudida Joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta xaruntooda ku dhegaystay warbixin kooban oo ku saabsan waxkaqabashada aflagaadada lagula kaco diinteena suuban iyo codsiyo kale oo ay soo gudbiyen Gudida wanaag farista iyo xumaan reebista ee dalka JSL. Waxaa warbixintaas golaha hortiisa ka soo jeediyey G/xigeenka gudida wanaag farista Sheekh Cawl…
