Shoolado Cunto Karinta loo adeegsado oo Hargaysa lagu soo bandhigay {DHAGAYSO}
Hargaysa 09.April (SDN) Wasiirada Wasaaradaha Ganacsiga iyo Wasiir ku xigeenada Wasaaradaha Caafimaadka iyo Hawlaha Guud ayaa ka qayb galay Xaflad lagu qabtay Huteelka Maasoor oo lagu soo bandhigayay aalad lagu karsanayo Cuntada oo lagu Magacaabo Wonder bag . Munaasibada daah furka adeegan waxaa kale oo ka qayb galay Xubno isugu jira Qurbo joog iyo marti…
