Webmaster

    Wafdigii Madaxwayne Siilanyo oo soo gaadhay London isaga oo ku sii Jeeda wadanka Maraykanka oo uu Casumad ka helay iyo cida casuuntay

    London 15April13(SDN) Waxa xalay soo gaadhay  magaalada London wefidi uu hogaaminayo madaxweynha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxmuud Silaanyo, madaxweynaha oo ay wahelisay marwadiisa ay dalka Ingriiska uga soo kacitimeen dalka Turkiga oo lagu wada hadalsiinaayay Somaliland iyo Somaliya. Waxa sidoo kale caawa abaaro 11:00, habaynimo iyana magaalada London soo gaadhay waftigii la socday  wasiirka…

    Read More

      Murashax Jamaal Cali Xuseen oo wadahadaladii Somaliland ka gashay ee Turkiga ku Macneyey mid guuldaraystay Xukumaduna ku eedeyey inay meel is ka dhigtay qodobkii ugu muhiimsana ee gooni isku taga somaliland

      Boston 15 April  (SDN ) Musharaxa Madaxweyne ee Mustaqbalka ee Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen oo ku sugan Magaalada Boston ee dalka Maraykanka ayaa ,ka deyriyey qodobo ku jira War- murtiyeedkii wefuudii ay kala hogaaminayeen Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyo Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilanyo ku kala saxeexdeen Magaalada Ankara-Turkiga. Jamaal wuxuu sheegay in wadahadalada…

      Read More

        Xafiiska Ra’izul Wazaaraha dowladda Ingiriiska David Cameron ayaa saaka waxaa ka dhacay shir albaabadu u xiran yihiin oo si gaar ah loogu cazuumay qaar ka mid ah madaxda iyo shaqaalaha TVga Universal.

        London 15April13 (SDN) Xafiiska Ra’izul Wazaaraha dowladda Ingiriiska David Cameron ayaa saaka waxaa ka dhacay shir albaabadu u xiran yihiin oo si gaar ah loogu cazuumay qaar ka mid ah madaxda iyo shaqaalaha TVga Universal. Waxaa shirkii saakay ka qeyb galay madaxa farsamada Tvga Universal, Cabdalla Cumar Mudhiir iyo sidoo kale qaar ka tirsan weriyayaasha…

        Read More

          Xog Warankii Maareeyaha Wakaalada Biyaha ee Hargaysa {DHAGAYSO}

          Hargaysa 14.April (SDN)  Maareeyaha wakaaladda Biyaha Magaalada Hargeysa mIbraahim Siyaad  Yoonis, ayaa maanta  Xafiiskiisa  Xog-waran ku siiyey   Xubno ka socda Guddiga Joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland. Maareeyuhu Waxa uu ka hadlay Mashaariic ku wajahan balaadhinta Biyaha ee Caasimada Hargaysa,Halkan ka dhagayso Xog Warankii Maareeyaha oo Dhamaystiran .   [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Mareyaha-.mp3″] Hargaysa SDN. qurbejoog.com…

          Read More

            Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargaysa oo doortay Maayar Cusub {DHAGAYSO}

            Hargaysa 14.April (SDN) Golaha Deegaanka ee caasimadda Hargeysa ayaa Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Cabdiraxmaan Soltelco). Doortay inuu noqdo maayarka cusub ee caasimadda Hargeysa ka dib markii uu todobaadkii hore ku geeriyooday magaalada Dubia Maayarkii Hore Marxuum-Yuusuf Warsame Siciid. Halkan Ka Dhagayso Khudbadihii Wasiirka Arrimaha Gudaha,Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex iyo Maayar ka Cusub doorashada kadib [peckplayer…

            Read More

              Maareeyaha Wakaalada Biyaha ee Hargaysa oo ka hadlay hawl gal biyo balaadhinta caasimada

              Hargaysa 14.April (SDN) Maareeyaha wakaaladda Biyaha Magaalada Hargeysa md. Ibraahim Siyaad  Yoonis, ayaa maanta  Xafiiskiisa  Xog-waran ku siiyey   Xubno ka socda Guddiga Joogtada ah ee Golaha Guurtida somalilanad. Maareeyuhu Waxa uu xubnahaasi  xog-waran ka siiyey mashaariic ku saabsan dhinaca biyo ballaadhinta Magaalada Hargeysa. Mashaariicdaasi oo uu maareeyuhu sheegay in ay ka kala socdaan  degaanada Geed-deeble,…

              Read More

                Wasiir ku Xigeenka Arrimaha Gudaha oo Tababar u furay Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Booliska

                Hargaysa 14.April (SDN) Wasiir-ku-xigeenka  Maamulka ee Wasaarada arimaha Gudaha JSLand Mud, Cismaan Garaad Soofe, ayaa maanta tababar ku saabsan kor u qaadida aqoonta ciidanka Booliska ee dhinac-yada Baadhista dembiyada iyo  maamulka uga furay   Lix iyo sodon xubnood oo ka kala socda Ciidanka Booliska ee Gobolada dalka  Huteel Ambasatoor ee Magaalada Hargeysa. Furitaanka Tababarkan oo ay…

                Read More

                  Gollaha degaanka Hargeysa oo doortay Mayor cusub

                  Hargeysa April 14,2013(SDN)-Gollaha degaanka ee caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa maanta fadhi uu isugu yimi ku doortay Moyar cusubka dib kolkii uu Duqii hore ee magaalada uu dhawaan geeriyooday. Fadhiga ay maanta isugu yimaadeen oo ay ka soo xaadireen 23 ka mida ah 24 xildhibaan ee caasimada ayaa wax agoobjoog ahaa wasiirka wasaarada Arrimaha Guddaha…

                  Read More

                    Hargeysa: Wararkii u dambeeyay ee hirdanka Maayarnimada iyo go’aamada lagu kala seexday

                    Hargeysa April, 13 2013 (SDN)- Saddexdii maalmood ee u dambeeyay waxa Hargeysa si xoogle uga socday loolanka loogu jiro maayarnimada magaalada, iyadoo xubno dhawr ahi ay u ordayaan xilkaas. Kadib markii todobaadkii hore Hargeysa lagu aasay maayarkii Hargeysa marxuum Yuusuf Warsame Siciid oo la doortay dhawr bilood kahor, kaasoo 7-dii bishan xanuun uu muddo la…

                    Read More

                      Gudoomiyaha Gobolka Saaxil iyo Maamulka Degmada berbera oo Kormeer ku maraya Deegaamo Gobolka Saaxil ah

                      Berbera 13.April (SDN) Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Cali Maxamed Cilmi oo ay Weheliyaan Maamulka iyo Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Magaalada Berbera ayaa maanta Kormeer hawleed ugu Kicitimay Deegaano ka tirsan Gobolka Saaxil. Weftiga Gudoomiyaha Ayaa la  Sheegay in Safarkoodani  uu ku qotomo Xog ogaal u noqoshada Xaalada dadka iyo duunyada ku dhaqan deegaamada dhinaca Xeebta ee…

                      Read More

                        War Murtiyeed ka soo baxay Gunaanadka Shirkii Somaliland iyo Somalia iyo Qodobada ka soo uu Xambaarsanaa

                        Ankara 13.April (SDN)  Xarunta Madaxtooyada ee Wadanka Turkiga oo uu ka socday Shirkii laba Geesoodka ahaa ee u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia ayaa laga soo saaray War Murtiyeed Nuxurkiisu yahay Sii Xoojinta iyo sii Wadida Wada hadalada labada dal. War Murtiyeedkan oo ay si rasmi ah u kala saxeexdeen Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland Dr…

                        Read More

                          Turkey seeks dialogue between Somalia and autonomous region

                          Turkish Foreign Minister Ahmet Davutoglu met with Somali President Hassan Sheikh Mohamud and President of the autonomous region of Somaliland Ahmed Mahamoud Silanyo in the second round of talks mediated by Turkey in capital Ankara. Davutoglu gathered with Somali President Mohamud before the two joined Somaliland President Silanyo in a trilateral meeting, which was held…

                          Read More

                            Wada hadalkii Turkiga oo Maraya Marxalad Gabo gabo ah iyo Qodobada la isku Mari Waayay

                            Turkish 13.April (SDN) Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud, ayaa maanta kulan fool-ka fool ah,Waxay Markii  u horaysay   ku yeesheen xarunta wasaaradda arrimaha dibadda ee Turkiga, iyagoo ka wada Xaajoonaya Xidhiidhka labada dal ee mustaqbalkooda. Shirkan oo ay marti-gelisay dawladda Turkigu waxa shirka labada madaxweyne goob joog…

                            Read More

                              Warsaxaafadeed Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada oo la kulmay madaxweynaha dalka Burundi

                              Bujumbura, April 13, 2013(SDN)-Ra’iisal Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta la kulmay madaxweynaha dalka Burundi Pierre Nkurunziza waxayna labada mas’uul ka wada hadleen arrimaha iskaashiga labada wadan, gaar ahaana amniga, dhaqaalaha iyo horumarka. Kulankan ayaa qeyb ka ah socdaalkii xoojinta xiriirra wadamada dariska ee ay ciidamada nabad illaalintu ka joogaan dalka Soomaaliya. Wuxuu si…

                              Read More