Webmaster

    Wasiirka Caafimaadka oo dhagax dhigay Dhisme Cusub oo loo samaynayo Qaybta Qaaxada ee Wasaarada Caafimaadka

    Hargaysa 26.March {SDN} Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dr Xuseen Maxamuud Muxumed ayaa maanta dhagax dhigay dhisme cusub oo laga hirgalinayo xarunta wasaaradda caafimaadka ee magaalada Hargaysa, kaas oo loogu talagalay in ay ku hawlgasho Qaybta xakamaynta xanuunka Qaaxada. Hadal uu halkaas  ka jeediyey wasiirka wasaarada caafimaadku ayaa waxa uu  uga mahad celiyey hay’adda world Vision oo…

    Read More

      Wefti Wasiiro ah oo Maanta Gaadhay Degmada Xariirad ee Gobolka Salal

      Xariirad 26.March {SDN} Wasiirka wasaaradda Gaashaan dhiga Md Axmed Xaji Cali Cadami iyo wafti uu hogaminayo ayaa maanta gaadhay  degmada xariirad ee gobolka salal  socdaalkaas   oo la xidhiidha   u kuurgalida   hawlaha nabad galyada ee degaankaasi . Wasiirka iyo waftigiisa oo ay ka mid yihiin wasiirka  wasaaradda xanaanada xoolaha  Dr Cabdi Aw Daahir  iyo wasiirka duulista…

      Read More

      Michael Owen oo Ka Hadaafaya Ciyaaraha Xagaagan Una Micilisanaya Inuu Noqdo Maneger Ama Tababare (By Jaahuur)

      London-March-25-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku fiirineynaa xagaa iyo Ingiriiska. Xiddigii reer Ingiriiska una ciyaara Naadiga tabarta yar ee (STOKE) ahaan jireyna xulka qaranka ee carigaas Michael Owen ayaa ka dhawaajiyey inuu ciyaarta kubadda cagta ka fadhiisan doono xagaagan una micilisanayo inuu noqdo Maneger ama Tababare. 33-dex jirkan ayaa la soo kifaaxay Naadiyaal badan ayaa khaati…

      Read More

        Taliyaha Booliska oo Warbixin dhinacyo badan taabanaysa Siiyay Gudida Joogtada ee Golaha Wakiilada DHAGAYSO

        Hargaysa 25.March (SDN) Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye guuto Cabdilaahi Fadal iimaan oo uu wehelinayey taliyaha hogaanka ciidankaasi Maxamed X Nuur Khaliif ayaa manta warbixin ku saabsan xaaladda amniga wadanka siiyey gudida joogtada ah ee golaha wakiilada Somaliland waxaanu tilmaamay Waajibaadka Ciidanka Boolisku u Xilsaaran yihiin, Tababaradooda,arrimaha Kufsiga Haweenka,Dhismayaasha ay Ciidanka Xarumahooda ku soo kordhiyeen…

        Read More

          Maareeyaha Wershada Korontada Hargaysa oo Xog Waran Siiyay Gudida joogtada ee Golaha Wakiilada DHAGAYSO

          Hargaysa 25.March (SDN) Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada oo Maanta Xog waraysi la yeeshay Maareeyaha Warshada Laydhka Weli Axmed Xaawo,Kaas oo uu Dhawaan Wasiirka Hawlaha Guud Axmed Cabdi Xaabsade uu ka hor Sheegay Isla Gudida Joogtada ee Golaha Wakiilada inay Xilkii ka qaadeen isagoo ku magacaaban Digreeto Madaxweyne waxa uu ka sheekaynayaa Dhibaatada taala…

          Read More

          Madaxwaynaha Somaliya iyo Wafdi uu hogaminayo oo gadhay Qatar iyo kulan la filayo inuu ku dhex maro Madaxwayne Siilanyo Dalka Imaaradka Carabta

          Qatar25March13 wafdi balaran oo uu hogaminayo madaxwaynaha somaliya ayaa soo gadhay caasimada wadanka Qatar ee Doha wafdigan ayaa waxa la filayaa inay ka qayb galaan shirka jaamacda carabta ee la filayo inuu ka furmo barii wadanka Qatar,ilo xogaala oo ay heshay qurbejoog.com ayaa waxa noo sheegeen in madaxwanaha somalilanad iyo madaxwanaha somaliya si rasmiya ugu…

          Read More

            Wasiirka Gaashaandhigga oo galabta kormeeray xerooyin Ciidan oo ku yaala Kismaayo

            Kismaayo, March 25,2013(SDN) Wasiirka gaashaandhigga Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa galabta booqday xerooyin ciidan oo ku yaala magaalada Kismaayo, waxaana kormeerkiisan ku wehliyay Sarkaalka ugu sareeya ciidanka Kenya ee qeybta ka ah AMISOM, iyo sidoo kale saraakiisha ugu sareysa ciidanka Xoogga dalka ee Kismaayo ku sugan. Wasirka ayaa ugu horeyntii booqday…

            Read More

              Star Media Waxay Idiin haysaa Hool shirarka lagu qabto (Conference Hall) oo casriyaysan, Hoolkan ah mid kooban ayaa waxaa kuugu diyaara dhamaan warbaahinta Af Somaliga kuhadasha siiba Websites: Hoolkan ayaa loogu talagalay in lagu Qabto:

              Ma Rabtaa inaad qabsatid  Shir-Jaraaid, Amaba Xaflad Isla Markiiba Warbaahinta Laga socodo. Haday jawaabtu tahay Haa Lasoo xidhiidh Star Media Conference Hall oo ah Hool- kiro ah Star Media  Waxay Idiin haysaa Hool shirarka  lagu qabto  (Conference Hall) oo casriyaysan, Hoolkan  ah mid kooban ayaa waxaa  kuugu diyaara dhamaan warbaahinta Af Somaliga kuhadasha siiba Websites:…

              Read More

                Qof ku Dhintay Tuulada Garabis iyo Dawgii Degmada Sheekh oo la Xidhay kadib markii ay Dhagxaan Waaweyni ku soo Rogmadeen Wadadii Gaadiidku marayay

                Hargaysa 25 March { SDN} Gudoomiyaha Degmada Fara weyne Faysal Maxamed Jaamac ayaa maanta Sheegay in hal qof ku dhintay Lix kalena ku dhaawacmeen dabaylo xoogan oo ka dhacay Shalay Galab deegaanka Garabis,Sidoo kalena Maamulada Aw barkhadle iyo Mandheera ayaa digniin u diray gaadiidlayda,halka gebi ahaanba la joojiyay isu socodka gaadiidka ee Dawga Sheekh  ….

                Read More

                  DALKU MA TALO QARAN AYUU U BAAHAN YAHAY MISE SHIR BEELEED?!!!!!!! G. XIGEENKA XISBIGA UCID KAMPALA UGANDA

                  (KampalaSDN)Asalamu Alaykum, salaan ka bacdi fikirkayga oo aad u kooban hadaan ka hadlo, Markaan arkay halka ay wax marayaan ama lagu wado dalkii SOMALLILAND ee lawada lahaa Qaranimadiisa oo aan lala tashanayn dadkii reer somalliland, Taladiisiina ay ku suu uruurtay in yar oo wax magarato ah oo madaxtooyada dhex fadhida oo awoodii dalka muquunsatay. Dalkii…

                  Read More

                    Hambalyo Boqor Ahmed Sheikh Cumar Ceesh iyo Boqorada Hoodo Ahmed Cise Oomaar Oo xalay Arooskoodu ka dhacay Caasimadda Somaliland Hargeisa Gaar ahaan Hotelka Scandanaviyanka.

                    Waxaanu hambalyo Aroos u direynaa Boqor Ahmed Sheikh Cumar Ceesh iyo Boqorada Hoodo Ahmed Cise Oomaar Oo xalay Arooskoodu ka dhacay Caasimadda Somaliland Hargeisa Gaar ahaan Hotelka Scandanaviyanka. Waxaanu Ilaahay iddiinka baryeynaa Ubad kheyr Qaba, nolol wanaagsan oo cissi iyo sharaf badan Aamiin Aamiin. Waxa Hambalyada Diraya Dhamaan Reer Oomaar oo kala ah: 1. Aabo…

                    Read More

                      Wasiirka Duulista iyo Hawada oo Xadhiga ka jaray Duulimaadyo Cusub oo ay bilowday Shirkada Ultimate Air

                      Hargaysa 25March {SDN) Wasiirka wasaarada  Duulista Hawada JSLand Mud, Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa maanta si rasmiya Xadhiga uga Jaray  Duulimaadyada Shirkada Duulimaadya Ultamat Air, taasi oo isaga gooshaysa Dalka Gudihiisa. Wasiirka duulista Hawada Mud, Maxamuud xaashi cabdi,oo xaflada furitaanka Duulimaadyada Dayuurada  shirkada Ultamat ka hadlay, ayaa waxa uu sheegay inay si wayn  u soo dhoweynayaan …

                      Read More

                        Kulan lagu darsayay Meel Marinta Nidaamka Xukun daadajinta oo Hargaysa lagu qabtay

                        Hargaysa 25 March { SDN}  Kulan lagaga hadlayey  meel marinta Siyaasada dawladda ee maamul daadejinta  oo uu gudoominayey Madaxweyne ku xigeenka Jamhuriyada Somaliland Mud,C/raxman C/lahi ismaaciil Saylici  ayaa maanta lagu qabtay  huteel maansoor ee magaalada Hargeysa. Kulankan oo  loo qabtay Qaar ka Mid ah Wasaaradaha dawlada waxaa ka hadlay Agaasimaha Guud ee wasaarada arimaha Gudaha …

                        Read More

                          Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo Ka Warbixiyay Xaalada Nabadgalyo ee dalka

                          Hargaysa 25 March { SDN} Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye guuto Cabdilaahi Fadal iimaan oo uu wehelinayey taliyaha hogaanka ciidankaasi Maxamed X Nuur Khaliif ayaa manta warbixin ku saabsan xaaladda amniga wadanka siiyey gudida joogtada ah ee golaha wakiilada Somaliland. Sareeye Guuto Fadal waxa uu warbixintiisa ku sheegay in ay jiraan caqabado soo noqnoqda oo…

                          Read More

                            Cabdi Muxumad Jaamac oo ka mida aqoonyahanka reer Somaliland ee ku nool Britain oo ka waramay Mustaqbalka Somaliland(DHEGEYSO)

                            London Mar 22,2013(SDN)-Cabdi Muxumad Jaamac oo ka mida aqoonyahanka reer Somaliland ee ku nool dalka Britain ayaa wareysi dheer oo aanu dhawaan la yeelanay waxa uu uga waramay arrimo ay ka mid yihiin marxaladihii kala duwanaa ay Somaliland Soo martay. Cabdi waxa kale oo uu ka warbixiyay caqabadaha hortaagan aqoonsi ay hesho Somaliland iyo sidii…

                            Read More

                              ALLAHA u naxariisto: Mohammed Ali Roble oo ku geeriyooday magaalada Minneapolis, MN

                              Inaa Lillaahi – wa inaa Ilayhi Raajicuun: ALLAHA u naxariistee waxaa magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota ku geeriyooday nin caan ah oo ka mid ahaa qoysaskii Soomaaliyeed ee ugu horeeyay soo degitaanka magaalooyinka mataanaha Minneapolis iyo St. Paul, ee gobolka Minnesota. Marxuumka oo magaciisa la yiraahdo Mohammed Ali Rooble – waxaa uu ahaa maamulihii hore …

                              Read More

                                The Blood Tears Of Merka

                                The late deceased President of Kenya Mr.Jomo Kenyatta once said, when the colonialists came to Africa. They gave us the Bible and told us to close our eyes. After we had opened our eyes, we were holding the Bible and they were holding our Land. We, the diaspora community from the Lower Shabble Region with…

                                Read More

                                  Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo Xog waran Siiyay Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada(DHEGEYSO)

                                  Hargaysa Mar 25,2013(SDN)-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye guuto Cabdilaahi Fadal iimaan oo uu wehelinayey taliyaha hogaanka ciidankaasi Maxamed X Nuur Khaliif ayaa manta warbixin ku saabsan xaaladda amniga wadanka siiyey gudida joogtada ah ee golaha wakiilada Somaliland.   [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/FADAL1.MP3″]  

                                  Read More