Maayarka Magaalada Balli Gubadle oo ka waramay Raxmaadka Gu’ga oo ka Curtay Deegaamada Degmadaas
Hargaysa 23 March.(SDN) Inta badan deegaanada hoos yimaadda degmada Balligubadle ee Gobolka Hawd ayaa habeenimadii xalay waxaa ka da’ay roobab lixaad leh kuwaasoo maansheeyey meelahii ay hore biyo yaraanta iyo xaalufku ka taagnaayeen. Mayorka magaalada Balligubadle Md Cabdi iimaan Jaamac oo maanta kormeeray qaar ka mid tuulooyinka ay raxmaddu saamaysay ayaa waxa uu sheegay in…
