Webmaster

    Xamid Karzi oo Doxa u tegaya in uu wadahadal la furo Taalibaan

    Doxa Mar 25,2013(SDN)-Wasaarada arimaha dibadda dalka af-ganistaan ayaa maanta  sheegtay in Madaxweyne Xaamid Karazaay uu Bishan  uu socdaal ku tegi doono dalka Qadar, soc-daalkaas oo dulucdiisu  ay tahay siday u suura geli karto  in  wada hadalo  nabadeed uu  ula furo xarakada daalibaan. Af-hayeenka wasaarada  arimaha dibada dalka af-ganistaan  waxa uu shir jaraa’id oo uu maanta …

    Read More

      Meeliishaad dad ku laayay Bariga Nijeria

      Ganye Mar 25,2013(SDN)-Shan iyo labaatan qof ayaa ku  dhintay weeraro ay dablay hubaysani ku qaadeen Saldhig bilaysku leeyahay iyo  banki magaalada Ganye ee ku taala bariga dalka Nayjeeriya. Wakaalada wararka  ee france press  ayaa sheegtay, in taliyaha ciidanka Bilayska magaalada Adamawa, Maxamed Ibraahiim uu u sheegay, in  shan iyo labaatanka qof ee weeradaa ku dhintay…

      Read More

        Faransiiska ayaa ugu baaqay golaha amniga Qaramada midoobay inuu isugu yimaado fadhi ay kaga arimiyaan xaaladda dalka Jamhuuriyada badh-tamaha Afrika

        New York Mar 25,2013(SDN)-Faransiiska ayaa ugu baaqay golaha amniga Qaramada midoobay inuu isugu yimaado fadhi ay kaga arimiyaan xaaladda  dalka Jamhuuriyada badh-tamaha afrika ka dib markii ay falaagada hubaysani soo galeen  caasimada  dalkaasi ee Bangui. Af-hayeenka madaxtooyada Faransiiska ayaa waxa uu sheegay in xukuumada  Pariis ay ugu baaqday dadkooda jooga dalkaasi inay ku  joogaan Guryahooda…

        Read More

          Wafdi horudhac ah oo ay ka mid yihiin Wasiiro iyo xildhibaano oo lagu soo dhoweeyey Kismaayo

          Kismaayo, March 24,2013(SDN)-Wafdi ballaaran oo horudhac u ah wafdiga Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya, oo ay ka mid yihiin Wasiirada Arrimaha Gudaha iyo Gaashaandhiga, Xildhibaano, iyo saraakiil ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyey garoonka magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/hoose. Wafdiga ayaa waxaa garoonka ku soo dhoweeyey guddoomiyaha maamulka kumeel gaarka ah ee gobolka…

          Read More

            Gudoomiyaha Macadka Shaqaalah Dawladda Prof: Maxamed Mixile Boqore ayaa ka waramay xidhiidh-ka ka dhaxeeya Macadada Dhigooda ah ee Waddamadda jaarka

            Hargeisa-Sun-24-March-2013-{Somalidaispornews} Gudoomiyaha Mahadka Shaqaalah Dawladda Prof: Maxamed Mixile Boqore ayaa ka waramay xidhiidh-ka ka dhaxeeya Mahadda Dhigooda ah ee Waddamadda jaarka gaar ahaan waxbarashadda master-ta wadamada ay ka midka yihiin Ethopia Kinya Yugandha. Guddomiyuha ayaa warbixintan ka sheegay kulan uu saxaafada ugu qabtay magaalada Hargeysa. wax uu sheegay in ayna halkan ku bixin shahadda master-ta…

            Read More

              Dawlada hoose oo Shaqaalaheeda Cashuuraha Dirays u qaybisay iyo Maayar ku xigeenka oo baaq u diray Shacabka Hargaysa

              Hargaysa 24.March (SDN) Maamulka Dawlada Hoose ee Caasimada Hargaysa ayaa maanta u qaybiyay laba boqol iyo konton Cashuur qaade Dirays ay ugu talo galeen in loogu garto . Ku Simaha duqa Caasimada ahna Maayar ku Xigeenka Magaalada Hargaysa Cabdi Casiis Maxamed Xaashi oo Hoolka Dawlada Hoose kula hadlayay Shaqaalahan ayaa Tilmaamay Waajibaadka laga rabo ee…

              Read More

                Xuska Maalinta Qaaxada Adduunka oo Si weyn looga Xusay Somaliland

                Hargaysa 24.March (SDN)   Xuska Caalamiga ah ee Maalinta Qaaxada Adduunka oo Sannad kastaba lagu xuso adduunka Maantoo kale ayaa lagu qabtay Munaasibado Arrintan la xidhiidha Gobolada dalka. Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Maxamud Axmed Bare Garaad ayaa maanta ka qayb galay Munaasibad lagu xusayay Maalinta Qaaxada Adduunka oo lagu qabtay huteel Ambassador ee Caasimada Hargaysa….

                Read More

                  Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo Shahaadooyin Gudoonsiiyay 10 Arday oo Digriigii labaad ka qaatay Jaamacada Hope

                  Hargaysa 24.March (SDN) Madaxweyne ku xigeenka Jamhuriyada Somaliland M Mud,C/raxmaan C/llahi Ismaaciil Saylici ,ahna Ku simaha Madaxweynaha JSLand  ayaa maanta  Shahaadooyin Gudoonsiiyey  Toban arday oo ka qalin jebiyey  Degriiga  labaad  Jaamacadda Hope ee magaalada Hargeysa. Xaflada ardayda lagu Gudoonsiinayey shahaadooyinka oo lagu qabtay huteel Maan-soor ee magaalada Hargaysa,ayaa waxa ka soo qayb galay wasiirka wasaaradda…

                  Read More

                    Berbera: Xukuumadda oo xil-ka-qaadis ku samaysay Maareeyihii Haamaha Shidaalka

                    Berbera 24, March (SDN)- Xukuumadda Somaliland ayaa xil-ka-qaadis ku samaysay Maareeyihii Haamaha Shidaalka Berbera Mr. Shiine Cabdi Barkhadle. Inkastoo aanu jirin war rasmi ahaan lagu shaaciyay xil-ka-qaadista, haddana siday ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u sheegeen shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com, Wasiirka Ganacsiga Somaliland Cabdirisaaq Khaliif Axmed, waxa uu shalay xilkaa ka qaaday Maareeyaha Haamaha Shidaalka. Warku wuxuu intaa…

                    Read More

                      Wasiirka Madaxtooyada ee Imaaraadka oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Madaxweyne Axmed Siilaanyo

                      Dubia 24.March (SDN)- Wasiirka Madaxtooyadda dawladda Imaaraadka carabta Sh. Mansuur Binu Saa’id ayaa saaka si milgo iyo maamuus sare leh u qaabiley Weftigii madaxweynaha Somaliland ee shalay socdaalka shaqo ku tagay dalkaasi. Wasiirka Madaxtooyadda ee Imaaraadka Carabtu waxa uu si meeqaam sare leh ugu soo dhaweeyay xafiiskiisii Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo…

                      Read More

                        Britain:Madaxweynaha Somaliland waxa markii noogu danbeysay uu noo sheegay in uu shirka May Imanayo

                        London Mar 24,2013(SDN)-Kulan dhawaan dhexmaray Waxgarad ka tirsan Jaaliyada reer Somaliland ee ku nool UK iyo xafiiska wasaarada arrimaha dibedda ee Britain u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya ayaa lagu soo qaaday shirka Soomaaliya ee London lagu qabanayo bisha May. Waxgaradka reer Somaliland ee kulanka la yeeshay Masuuliyiinta Britain ayaa suallo shirka May ku saabsan weydiiyay….

                        Read More

                          Musharaxa Madaxweyne ee UCID Jamaal Cali Xuseen oo nooga waramay sababaha uu siyaasada ugu biiray iyo waxyaabahii uu kala kulmay(DHEGEYSO)

                          Mar 24,2014(SDN)-Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Md Jamaal Cali Xuseen ayaa wareysi uu siiyay qurbejoog.com waxa uu uga waramayaa sababihii ku dhaliyay in uu siyaasada ku biiro iyo caqabadihii uu kala kulmay mudadii uu ku gudo jiray ku biirida siyaasada. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/jamal1.MP3″] HALKAN GUJJI SI AAD UGA BOGATO WAREYSIGA MUXARAXA MADAXWEYNE…

                          Read More

                            Radio station strives to connect Somalis with local news

                            Bringing local news to local residents — that’s the idea behind KVSC Radio’s latest project. St. Cloud Somali Radio, set to launch Monday, will combine news and music made by and for the Somali community. “They’re humans, they’re individuals, they have a story to tell, and I think it’s very important that they’re heard,” said…

                            Read More

                              Somali Armed Forces Clash in Marka

                              Marka — Somali armed forces stationed in the coastal city of Marka clashed on Friday leading to deaths and injuries, Garowe Online reports. According to Abdiqadir Mohamed Nur Governor of Lower Shabelle region, government troops clashed after a faction with clan ties battled with fellow government soldiers. Governor Abdiqadir requested that the Ministry of Interior…

                              Read More

                                Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigiisii ayaa gaadhay Magaalada Dubai ee xarunta Imaaraadka Carabta Dawo sawirda soo dhawaynta

                                Dubai 24March 13 (SDN) Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigiisii ayaa gaadhay Magaalada Dubai ee xarunta Imaaraadka Carabta. Weftiga oo diyaarad khaas ahi ka qaaday Madaarka diyaaradaha Berbera, ayaa waxa madaarka diyaaradaha ee Dubai, waxa ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka mid ah dawladda Imaaraadka Carabta, kuwaasi oo madaarka ku sii diyaar ahaa….

                                Read More